Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya  Mudabe  Maxammed Cabdulaahi Farmasjo ayaa u balan qaaday Faa’sa in la gayn doono wadan kasta oo ay ka helayso caafimaadkii lagu daawayn lahaa maadaama aan dalka waxba looga qaban karin.

Faaisa ayaa ku dhaawacantay difaaca dalkeeda waxayna dhiigeeda ku difaacday dalka iyo dadka .

Madxweynaha Soomaaliya ayaa Faaisa lagu kulan siiyey  xafladii 12 Abril asaaskii ciidamada Xooga Dalka  maalintaas ayaa madaxweyne Farmaajo codsaday in xafiiska loogu keeno.

Madaxweyne Farmaajo ayaa maalintii la doortay waxaa mudo todobaadyo  ah Dalka iyo Dibadiisa  ka socday soo dhowayn aad u wayn  oo lagu taageeraayey xilkan loodoortay.

PN24