Wasiirka Wasaarada Madaxtooyada Soomaaliland Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa hadal uu ka jeediyay Mid ka mid ah dugsiyada waxbarasho ee Somaliland.

Wasiirka oo arday waxbarasho ku sugan la hadlayay ayaa soo hadal qaaday heshiisiinta beelaha Dhulbahante ee ku dagaalamayay gobolka Sool , waxaana uu uga digay sii socoshda dagaalka isagoona hanajbaad uga diray arintaasi kusaabsan.

Hoos kadaawo muuqaalka

Puntland-News24.