Waxaa magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland kushiray galabta maamulka gobolka Nugaal , taliyaha ciidamada la dagaalanka argagaxisada iyo xubno katirsan ururka Saadicuuna Bil-xaqi oo dhowaan lagu dhawaaqay , kuwaasi oo ay culimada Puntland qaarkood ay walaac ka muujiyeen kuna tilmaameen urur Takfiir ah.

Kulanka ayaa qodobo kasoo baxeen hoos kadhagayso

Puntland-News24.