Isbahaysiga RAJO oo rumaysan in Soomalidu eey kaligeed tashan karto iskuna filaan karto , ayaa soo bandhigay in eey socoto qaban – qaabada shirkii ugu horeeyay oo 100% Soomali eey leedahay oo looga arinsanayo xaalada dalkeena.

Baaqaan nuxurkiisu waa in Dawlad iyo Shacaba gacmaha la is qabsado oo laga baxo is eedaynta iyadoo si wadajir ah danta dalka looga wada tashado taasoo dhabar jab ku noqon doonta nacabka dalkeena.

RAJO

HALKAAN KA AKHRISO BAAQA