Madaxwaynaha dowladda faderaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa la filayaa inuu maanta khudbad ka jeediyo taalada SYL ee magaalada Muqdisho , halkaasi oo ay ka socoto xuska maalinta dhalinyarada Soomaaliyeed ee 15ka May oo maanta ku beegan ahna maalintii la aasaasay ururkii SYL ee dhalinyarada ahaa ee xornimada Soomaaliya usoo halgamay.

Madaxwaynaha ayaa faxsay dhammaan shaqaalaha dowladda munaasabadda 15ka May awgeed.

Puntland-News24.