Wakaalada wararka AP ayaa ka soo xigatay masuul ka tirsan laanta duulimaadyada hawada ee Soomaliya in 15 diyaaradood oo ay leedahay shirkadda duulimaadyafa Qadar ay dulmareen hawada Soomaaliya ,iyaga oo ka weecanaya xayiraadii duulimaadyada ee Sucuudiga iyo xulafadiisu Ku soo rogeen wadanka Qadar.

Waxana talaabadani ay Somaliya gelinaysaa safka bore ee loolanka u dhexeeya dawladahan
Iyada oo ay dhici karto in madax weyne  Soomaalita Farmasjo looga yeero magaalada Riyaad.

Dowladaha  sucuudiga iyo xulufadiisa oo xiriirka u jaray wadanka Qadar ayaa xayiraad saaray  adag oo ah dhulka cirka iyo bada.