Wararka  caawa saqdii dhexe ka imaanaya magaalada London ayaa waxay sheegayaan  gaar ahaan xaafada  finspury park wadada seven sister intaan la gaari stationka Makhayada Somalida iyo cafeteriyada stopka buska 29 and 253 ayaa nin cadaan ah Gaari bus amaa caasi  ah jiirsiyey Dad muslim ah oo Masajidka ka soo baxay iyo kuwa u socday wadada .

Dad goobta joogay waxa ay  arkeen  tiro ka badan 12 qof oo Busku uu jiirsiyey ninkii waday baska ayaa loo malaynayaa in uu ahaa  cadaan weli boolisku ma shaacin khasaaraha dhabta ah.

Wararkii u danbeeyey ayaa sheegaaya in qofkii dhibka geystay ay booliisku gacanta ku dhigeen.
Ilahay ha caafiyo intii wax ku noqotay