Wararka aan kahelayno magaalada Gaalkacyo dhanka galmudug ayaa sheegaya in ku dhawaad 20 qof ay kusumoobeen kadib markii ay cuneen cuno sumaysan.

dhaxdadan ayaa kadhacday deegaanka Daaru- Salaam oo 13 KM uga beegan dhanka koonfureed ee magaalada Galkacyo

 

Duqa degmada Galkacyo ee dhanka Galmudug Xirsi Yusuf Barre ayaa sheegay in daka sumoobay uu ku jiro gudoomiye kuxigeenka gobolka Mudug ee dhanka koonfureed.
Majirto ilaa iyo hada cid loo sooqabtay dhacdadan oo lagu soo eedeeyay in ay ka danbaysay falkan foosha xun.