Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Puntland Cabdixakiin Xaaji Cumar Cameey oo Warbaahinta kula hadlayay Magaalada Gaalkacyo  ee xarunta gobolka mudug xili shalay halkaasi uu ku dhagax dhigay wado laami ah ayaa sheegay in Puntland ay diyaar u tahay Nabada Magaalada Gaalkacyo si Bulshada labada Maamul ee Puntland iyo Galmudug ugu wada noolaadaan.

 

Hoos ka dhagayso hadalka Cameey.