Fadhiga baarlamaanka Puntland oo ay goob joog ka ahaayeen 57 xildhibaan ayaa cod la geliyay golaha wasiirada, 47 xubnood ayaa kala laabtay kalsoonida , hal mudane ayaana diiday, 9 xildhibaana waa ay ka aamuseen.

Guddoomiyaha baarlamaanka ayaa ku dhawaaqay golaha wasiirada in la riday.

Kala soco faahfaahinta wararkeena dambe

 

Puntland-News24,.