Madaxweynaha dowlada fadaraalka soomaaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo oo kulan deg deg ah isugu yeeray Saraakiisha laamaha Amniga ee Gobolka banaadir ayaa waxa uu su,aalo kawaydiiyay sida ay kutimid  iska hor imaadkii dhaxmaray qaar kamid ah Ciidamada dowlada kaas oo ka dhashay khasaare dhimasho iyo dhaawacba leh.

Madaxwayne Farmaajo ayaa arrintan  u saaray guddi xaqiiqo raadin ah oo uu madax u yahay Taliyaha ciidamada Booliska Soomaaliyeed Janeraal C/xakiin Daahir Siciid (Saacid).

hadaba Hoos kadhagayso hadalka Wasiirka Amniga iyo Taliyaha.