Baarlamaanka Puntland ayaa  maanta waxaa hortagay Siihayaha xilka wasiirka dekedaha iyo gaadiidka bada Puntland Siciid maxamed raage.

Siciid maxamed raage wasiirkii hore ee wasaarada dekedaha iyo gaadiidka bada Puntland ayaa ka hor akhriyay Baarlamaanka  Puntland nuxurka heshiiska dekeda bosaaso iyadoona xildhibaanada ay su,aalo ka wadiiyeen.

Hadaba Hoos ka dhagayso.

Xasan Heykal PuntlandNews24.com Bosaaso