Wararka ka imanayaa Magaalada Muqdisho ayaa waxay sheegayaan in Qarax ka dhacay saldhigga degmada Waaberi hortiisa ee gobolka Banaadir ayaa waxa uu geystay qasaare nafeed iyo mid maaliyadeed. Gaari nooca Haier ah ayaa ku qarxay meel u dhow carwada Midnimo .

Weli lama ogi cidda bartilmaameedku ahaa .Waxaana dad goob joog ah sheegayaan in gabdho la socday gaari meesha marayay iyo ruux haweeney ay ku geeriyoodeen .Xaaladdu aad ayaa ah mid cakiran.

Ciidamada amaanka ayaa goobta soo gaaray waxayna badbaadiyeen  dad shog ku shacay  oo dabku soo gaari lahaa.

Wixii soo kordha khasaaraha ka dhashay Qaraxan