War hadda soo dhacay oo naga soo gaaraya magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa sheegaya in afhayeenkii hore Al-shabaab Sheekh Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur uu isku dhiibay masuuliyiinta dowwladda Soomaaliya ee Koonfur Galbeed.

Wararka ayaa sheegauya is dhiibidiisa inay ka dambeysay kadib markii uu ka baxsaday ururka Al-shabaab oo ilaalo xoogan ka hayay tuulada uu joogay oo katirsan gobolka Bakool , halkaasi oo ciidamo ilaalo oo u daacad ah ay ku ilaalinayeen.

Wixii kasoo kordha kala soco wararkayga dambe

Puntland-News24