Madaxwaynihii hore Puntland Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed Maxamuud Faroole oo dhowaan iska casilay xubinta aqalka sare ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee Jubaland.

Booqashada madaxwaynihii hore Puntland ee Kismaayo ayaan la shaacin, balse wararka qaar ayaa sheegaya casuumaad uu ka helay beelaha Hartiga ee Jubaland degan.

Puntland-News24.