War Deg deg ah:- 11 ka mid ah Wasiirada Maamulka Hirshabeelle ayaa hadda Xilka iska Casiley,waxa ayna Sheegeen in Madaxweyne Cosoble uu Ku tuntay Dastuurka isla markaana hareermaray Nidaamkii lagu dhisay Maamulkaas.

Sidoo kale maanta Xildhibaanadii ugu badnaa ayaa Saxiixay Mooshin ka dhan ah Madaxweyne Cosoble,waxa ayna Sheegeen in Maalmaha sooaocda isbadal uu dhici doono.

Madaxweyne Cosoble oo lagu eedeeyey Awood ku tagri falid iyo wax qabad la.aan hay adaha dowlada waana  maamulka keliya ee aan weli samayn wax xafiisyo ah oo ay ku shaqeeyaan hay adaha dowlada.