Diblumaasi Maxamed Caalim oo si’ aad ah uga faalooda siyaasadda Geesk Afrika ayaa ka hadlay mowqifka dowladda Puntland, Hirshabelle, Somaliland iyo dowladda dhexe ee Soomaaliya ka qaateen khilaafka dowladaha Khaliijka iyo dowladda yar ee Qadar oo ay go’doominta kusoo rogeen.

Caalim ayaa waxaa uu ka hadlay go’aanka dowladda dhexe sidoo kale ay ka qaadatay arimahan.

Hoos kadhagayso