Madaxweynaha Umada Soomaaliyeed ayaa tacsi gaar ah udiray Dhacdadii Bariirewuxuuna yir.

Waxaan tacsi u dirayaa dhammaan eheladii iyo qaraabadii ay ka geeriyooday dadkii ku dhintay dhacdadii #Bariire , waxaan samayn doonna baadhitaan dhab ah oo ku saabsan sida ay wax u dhaceen.
Samir iyo iimaan ilaahay ha ina ka siiyo, iyagana ha u naxariisto, Aamiin.

Alah haka aqbalo