Xubaha la xiray waxaa ka mid ah Dr. C/rixmaan Siciid Maxamud (Dhegawayne) oo xilal kala duwan Puntland, ka soo qabtay.

Daahir Ciiro oo horay u noqday Xildhibaan Dowladii Fedraalka KMG aheyd ee Soomaaliya, Gaancsade Duni Maxamed Guulato iyo Faysal Faarax Cali.

Gudoomiyaha Gobolka Nugaal Cumar Cabdulaahi Farawayne ayaa oo aan taleefoonka kula hadlalnay ayaa sheegay in amarka lagu xiray uu bixiyey Gudiga nabad Galyada gobolka Nugaal isla markaana ay ku eedaysan yihiin khalkhalgalin Amniga iyo xasiloonida Puntland .

Siyaasiyiinta iyo xubnaha la xirayay ayaa dhawaan dhaliilo warbaahinta u mariyey madaxwayne Gaas iyo xukumadiisa.