Dowlada Itoobiya ayaa sheegtay waqtigii doorashada soomaaliya oo uu ku guulaystay Madaxweyne Farmaajo in aan waqtigan uu san xukumu karin qof Daarood ah.

Dowlada Itoobiya ayaa waqtigaa taageero xoogan u muujisay madaxweynihii markaa xukunka hayey Mudane Xasan Sheekh iyaga oo markaa ka cararaayey Raysulwasaarihii markaa joogay Mudane Cumar Cabdirashiid oo ay markaa uga baqayeen in ku guulaysto Madaxtinimada Soomaaliya mr. Sharmaake  oo taageeeo xoogan ka haystay beesha caalamka.

Waxayna dowlada Itoobiya markaas dagaal xoogan ku bixiyeen in aanu cumar usoo bixin madaxweynaha soomaaliya.

Maanta waxaa Dalka xukuma qof Daarood ah marka maxaa ka run ah  warkii Itoobiya ee ahaa Shakhsi Daarood ah maxukumi karo Muqdisho sidaa darteed waxa kala joogsan waayey  weerarada iyo qaraxyada ay wadaan Allshabaab marka su.aasho waxa weeye yaa ah allshabaab.??????????????