Shilgaari oo kadhacay meel udhaxaysa Tuulada Xaajikhayr iyo tuulada shire, saacadu markay ahayd 04.00AM 13/11/207.

waxaa lasocday baabuurkaa oo isaguna lahaa Gudoomiyaha jaamacada PSU faraceeda Gaalkacyo ahna Ganacsade Mudane Faarax Caabi Samatar iyo nin ajnabi ah oo dhalashadiisu ahayd chines, waana ay ka badbaadeen halka baabuurkii uu soogaaray Burbur xoogan,
shilkaas waxa uu yimid baabuur kuwa xamuulka qaada oo somaalidu u taqaan candha-maydle oo ka horeeyay gaariga gudoomiyaha ayaa taayir kadhacay, kaas oo sababay shilkaas.

Country Director  : Ali-Gaga  International tared export import (aligaga see food)
Country Director  : farmart tared export import
Executive Director: Puntland State University Galkacio:
Mr.Farah Abi Samatar