Axmad Cali Cabdala Saalax oo wacad ku maray inuu hogaamin doono dagaalka ilaa uu askariga u dameeya ee Xuutiyiinta uu ka saari doono Sanca

Axmad Cali Cabdala Saalax oo lagu soo warramayo inuu saacado kadib markii la xaqiijiyay geerida aablhii ka soo degay gegida diyaaradaha ee Riyaad ee xarunta boqortooyada Sucuudiga ayaa ugu baaqay dhaaqay taageetayaasha aabihiis in ay kala qayb qaataan ka sifaynta dalka maleeshiyada Xuutiyiinta ,isaga oo sheegay in Xuutiyiinta ay dilka aabihii ka shalayn doonaan

Axmed Cali Cabdala oo ah curadkii aabihii ayaa waxa uu ka soo kicitimay dalka Imaaratka halkaas oo laga soo daaysay xabsi gurigii ay Imaaratku ku soo rogeen kadib markii isbahaysigu bilaabeen duullaankii Yemen.

Axmed ayaa waxa uu horay u ahaa taliyaha guud ee ciidamada madaxtooyada

Hadaba maxaa laga filan karaa aykula tahay hanjabaada Axmad Cali Cabdala Saalax?