Waraka ka imanaaya magaalada Boosaaso ayaa waxay sheegayaan in malaayiintii qof ee shalay Boosaaso kusoo dhoweeyey Madaxweyne Farmaajo, waxaa ku jirtay haweenay ku dhex umushay soodhoweynta.

Hooyada Soomaaliyeed iyada oo sagaalkii bilood ku jirta ayey ka hari wayday soo dhowaynta madaxweynaheeda waxayna isla Goobtii ku  umushay wiil  waxaana  lagu duubay calanka Soomaaliya laga qaaday goobta. waxaa jira dadaal la doonayo in umusha iyo ilmaheeda ay la kulmaan Madaxweynahooda Farmaajo.

Waxaa ay arintani  marqaati doonto u tahay sida ay shacabka Soomaaliyeed  u dowlad dhibaatada 28 sano ay ku jireen shacabka Soomaaliyeed  waxay usoo baxday hooyadaa Soomaaliyeed waa mustaqbalka ilmahooda iyo dalkooda.

Ilaahow umad dhibka ka qaad