Ciidamadii ugu Badnaa oo Abid oo Puntland geysay Tukuraq

Warar aad loogu kalsoonaankaro ayaa waxay sheegayaan in Ciidamadii ugu badnaa iyo tiknakadii ugu Badnayd ay gaareen Magaalada Tukaraq ee Gobolka Sool.

Saraakiil kusugan Jiida hiore ee Dagaalka oo ay usuura gashay PN24 ayaa u sheegay in ay soo af jaridoonaan xuduudaha Puntland ay leedahay dib damena aan loosoo hawaysan doonin.

Sarkaankan  wuxuu kaloo sheegay in ay Maamulka Soomaaliland marka awoodooda l;a tuso ay ku calaacali doonaan wax kale.

Wararkale ayaa waxay sheegayaan in cabsdi xoogan ay soo wajahday maamulka Soomaalland ka dib markii ay sahankoodu u gudbiyeen cududa ay puntland keentay Tukaraq.

Waqti kasta filo in uu qarxo dagaal u dhexeeya Puntland iyo Somaliland.

Wixii Soo kordha PN24isha ku hay

Close

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker