Musharax Madaxwayne Mudane Awaare oo Ka digay Siyaasiyiinta Xilka u soo doonta Puntland

Musharax Madaxwayne Mudane Awaare oo Ka digay Siyaasiyiinta Xilka u soo doonta Puntland

Musharax Madaxwayne Puntland 2019 Cali Cabdi Awaare Oo Ka Hadlayay Xaflad Ay Ku Qalin Jabinayeen Dufcadii 26-aad Ee Kuliyada Maamulka Iyo Mareynta Jamacada Bariga Afrika Bosaso Ayaa Shegay In Puntland Ay Mar Walba U Tar Tamaan Musharixiin Dalka Dibadiisa Ka yimaada, Xiliga Dorashadu Soo Dhowdahay.

Musharax Cali Cabdi Awaare Ayaa Shegay In Hadi Uu Dorashadan Ku Guleysto Uu Ahmiyada Siin Doono Ardayda Dalka Gudihiisa Wax Ku Barta.

Musharax Madaxwayne Awaare Oo Hadal Kiisaa Sii Wata Ayaa Carabka Ku Adkeyay In Dadka Dalka Dibadiisa Xilka Uga Soo Raadsada Xukunka Puntland Aysan Kala Aqoonin Dhulka Iyo Deganada Ay Xilka U Soo Radsanayaan.

Musharax Cali Cabdi Awaare Waxa Uu Kaga Duwan Yahay Musharixiinta Kale Ee Puntland Xilka U Soo Doonta , Dhinaca Deganaanshaha iyo Waxbarashada caruurtiisa, oo ku Nool Gudaha deegaanadan, si lamid ah Caruurta Kale ee Reer Puntland.

Puntland ayaana 2019 Wajahaysa Doorasho Taarkhi ah oo ay dadku aad oga dhursugayaan, Wuxuuna Musharax Awaare Kamid yahay Musharixiintii Ugu Horeeyay ee shaaciyay iney Tartamayaan Sanadka Soo Socda, Haduu Alle Idmo

Close

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker