Waxaa Maanta oo kale 8 Feberweri 2017 Geeriyooday Gen Maxamuud Muuse Xirsi boqor

Waxaa Maanta oo kale 8 Feberweri 2017 Geeriyooday Gen Cade Muuse Xirsi boqor in ilaahay denbigiisa Dhaafo iyo Cidii waxka tabanaysa in ay cafido ilaahay idinkii.

Waxaan Umada Soomaaliyeed iyo Gaar ahaan Shacabka Reer Puntland Waxaan ka codsanaynaa in ay u duceeyaan Marxuum Maxamuud Muuse Xirsi Boqor {Cade Muuse} oo ahaa Odey Taariikh weyn ku leh Geyiga Soomaaliya Gaar ahaana Madaxweyne kasoo noqday Puntland.

Waxaan ilaah uga baryeynaa in Marxuumka Maqaamkiisa Janatu Fardowsa fadhigiisa ka dhigo aamiin

Maamulka iyo shaqaalaha Puntlandnews24

Close

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker