Issimada Puntland oo Talo Siiyey Dr. Faroole 8-January 2009-kii Iyo Dhaartii Madaxweynaha
January 7, 2013 // Faallooyin, Warar Somaali
Akhristayaasha reer Puntland waxaan halkan ugu soo gudbinaynaa barnaamij maqal iyo muuqaal ah oo ku saabsan khilaafaadkii siyaasadeed ee Puntland annaga oo ka soo bilaabayna xilligii Cadde Muse markii lagaaray gababgabadii waqtigiisii iyo kan maanta taagan waaana qaybtii koowaad ee halkan hoose ka daawo annaga oo dawaadayaasha ka raali gelinayna muuqaalka meelaaha qaarkood oo aan sifiican u muuqan, sidoo kale waxaan u mahadcelinynaa weriye Badmacaanshe oo barnaamijka isku hawlay oo inala socod siinaya.



Waad salaamantihiin dhamaantiin.waxaan idiin sheegayaa dhamaantiin puntlaan uma baahna fikir ku salaysan cadiifad qabyaalad qofka waa in lagu taageeraa wax qabadkiisa laguna mucaaradaa wixii uu leexiyo.faroolana ajadayaashii lagu doortay waxba wali kama qaban waxan kamid ahaa inuu mudo 6 biloda ku soo celinayo gobolada maqan.ok hadaba puntland xal ugu majiro is qab qabsi iyo dagaal sokeye waa in wax lagu xaliyaa wada hadal.
asc dhaman rag iyo dumar salaankadiib danta an ugudbo farool wa madax wayne putlander ah shanta sano oo uu qatay wa geed ka goaan cid ka hor imaan karta ma jirto wayo isaag dalka madaxwayne ka ah isku dayaa inaad reer putland ad fahantan madaxweynaha wayo inta u inoo qabtay ayaa wayn dadka qaar waxaa jira isdhahaya jifii yar badka dhalatay ee hadal ku ciilbax war farool jifii yar iyo mud wayn midna ma yaqaan wuxuu yaqaan putland inay tahay hal ledahayn cadaw faraa badan marka odayga halag leexdo isagaa difaciin dalka libaax lama xaniibo ee dayaa libaaxa firii siduu dalku ukala danbeyo firii iftiinka dalka firii quruxda dalka intaba isaga ayaa dhisay waryaan laga abaal dhiciin madaxwaynaha wa iga dardaran halka ayaan uga haray
Faroole, wuxuu ahaa madaxweyne lagu doortey 4 sano oo sharci ah, hada wuxuu sheegtey in uu shan sano madaxweynenimo loo doortey, haddii dadkii doortey ay diideen,khasab nina kuma leh doorashaduna waa sharci, sharcidarana waa tuu hada ku taagan yahay
Qof walba markuu dhashey xor ayuu ahaa, annaga ayaa ku dooraney markaan ku dooraneyna waxaan dooneyney isbedel, hada waxaan rabnaa is badel cid ku rabtaana ma jirto danaha aad leedahay waa in aad qabsataa
kuma rabno
Na dhaaf
Najma Naji
maxadawaynihii hore ee mahamed faroole wuxu ku dodaya shansano ayaa la iidortay balse kadhigi toban sano in lagu doortayi
Geela Guunoow Haddii aad gun tahay Gaabso Hadalkaaga ? Googarad hadduu kuu Gashoo Gurada Aad jiifto ? Ganbadiina uu kaa Furoo kugu Garaacaayo ? Gafuur dhidare haddii uu ku geyo Gaabso Hadalkaaga ? Gaashaan inaa tahay Gunoow Guurmar Hadalkaayga ? Garoocnimo Ma fiicniyo inaad hoos u gurataaye ? Gaagaabso hadalkaaga waryaan Gaar lagaa qabane ?
qofkii waxa qabiil ah puntland kaga hadlah inaga ma ah waana ciib. kii ka hadloow reer puntland ma ahiyid waxaad tahay mooryan weyn
Faroole waxa laga sheegayo ayaa runa waxan maqlay inuu odaygu qabo cudurka dementia oo xasuusta qofka guuriya wayo qof miyirkiisi qaba oo inuu shalay 4 sano ku dhaartay umadu wada ogtahay, maantay marba geed ma cuskadeen haduu qof fiyoow yahay, mar wuxuu leeyahay lifaaq ayaa wax laygu kordhiyay marna awalbaaba 5 sano lay doortay, ilaahow odaygan iimanka usug, oo umada dhibkiisa ka qabo.
Puntland arimaheeda yaan qabiil la isticmaalin.
Dumarka hadalada qabiilka is ticmaalaya, ka jooga hadaldaas aan faa’iidada lahayn.
Maxaa taqaan ha lagu hugaamiyo Puntland aysan ku jirin yaad taqaan.
Please, know your rights and responsibility,
and together look after Puntland and its people.
Puntland needs strong leaders and guidance for better future, not like current talks and situation.
No Federal Government is for Puntland.
The Federal Government may use what is obtained in the name of Federal Government against Puntland. This will happen in way or another, but Puntland has to depend its own people and defend what Puntland people believes, and where its own interest lies.
Stop current situation getting worse and bringing unexpected.
Around us there are lots of enemies from nature, from Somali people, from strangers. What we need is strong leaders, with courage, ability, knowledge, expert and after all can get help from Puntland people not from a specific tribe they think they are belong to. Respect who talks to you and who you whent to talk to, listen and resolve together the current situation in Puntland.
W. Kh.
Dr qaswade faroole tuulada garoowe ee ay waliba qayb leedahay maamulka khaatumo state ha goosto ,
Faroole dhibaatada maanta harti haysta isagaa ka danbeeyey , meeye ciidamadii darawiishta meeday sool ???? Tuug weeye faroole nacas ah
Laascanood waxay kaabad u tahay garoowe !!!!!!
Kuwiina qabiilada aflka ku taagaya meeshaan siyaasiyiin baa isku haya Maxamuud saleebaan is kuma haya, kii Ciise AMA Cumar AMA Cismaan ku hadlaayow maangaab baad tahay dad wafa dhashay oo walaala ah baad doonaysaan in aad Dan ka dhex shidaan, masiibada dagaalka sokeeye qof walbay taananaysaa . Ilaahay nooma Keeno. Kuwiina cayrta reer galbeedka ku baratay ka daaya qaadada Iyo fargeetada aad doonaysaan inaad dadkaa Somalia Puntland jooga inaad ku cuntaan. Dadka ha isku dirinina idamala Reer galbeedka la idinka nac oo la idiin masaafuri Muqdisho Iyo Baydhabe eh. Balo sheeg waa bakhti cune, Doofaar Iyo biir ka dhargay oo Qurba joog ah. Duf ku baxa ee daaya Puntland. Peace and prosperity in Puntland. Democracy and multiparty system. Guul bulshada dhulka Puntland jogta. Duf ku bax Qurba joog Cayr ku naaxayow. Dadka yaan la isku dirin. Hadal aad qortay AMA Tiri hadii dad isku Dilo adna dilaa baad tahay ee ogow. Wabilaahi towfiiq. Viva Puntland .
waan inidin salaamayaa dhamaan asxaabta daalacda meeshaan, intaas kadib waxaan leeyahay Hartiyow abaal dhigo Aduun dhaayo siima lehe, waxaan leeyahay hala raaco farooole cid lagu doorsadaa majirtee.
By Geele
Afwilinjo isagaa isxujeeyey, islaan Ciisena boogtuu taabtay waayo wuxuu ogaa nin aan wax loo dhiiban karin inuu yahay Afwilinjo ayuu ogaa waayo waa ninkii la taagnaan jiray Beenlaand xiligii madaxweyna Cabdulaahi, ninkii ka baxay wacadkii allena denbi ka galay dheh, waxa wacdigu dubaaqa u galaa duulka kheyrka lehe Afwilinjo aduun iyo aakhiro midna liibaani maayo ee reer puntlanderow saburka badiya tii Alena waa meesheeda.
sadex madaxweyne oo wadamda carabta laga ceyriyay buu shabahaa.
Qadaafi waxuu ka shabahaa saxiib la’aanta
xusni mubaarak waxuu ka shanahaa ciyaal jeceelka wadankaa dhan waxa kal weyn ciyaalkiisa
bashaar asadna wxuxuu ka shabhaa aaranjahan oo booskii calawiyiinta u jooga.
cali, waxaa maqli jirey wixii uurkaaga kujira ayaa afku kaaxadaa waxaa dimuqraadiyo, xisbi iyo faroole fiican wadoba maanta waxaa cadeysatey inaad faroole ku taagereysey nin jecleysi iyo qabyaalad aan meelna looga soo gaban,,, faroolaa wax naga dhigey, faroolaa noo eexdey, faroolaa musuqmaasuq naga dharjiyey, faroole saracen international nookeenay, miyaa faroole ku taagersaneed? ma waxaad moodey puntland faroole inuu xoog ku qabsadey? ma waxaad moodey puntland iney iska leeyihiin ciise maxmuudka aad shaarka ka weyn u xireyso?
adeer faroole haduu indho kuu ahaa badiyaahad ku laabo ama ha ku laaban adee ku jirtaa balse waxaad ogaataa wixii maanta ka danbeeya faroole sharcigii uu xafiiska ku joogey waa soo idlaadey cidna amar dowladeed masiin karo, boosaasana gurigiisa mahan ee dadka kale martida ku ah ayuu lamid yahay, haduu meesha isku qasbana waxaa loo aqoonsanayaa hogaamiye kooxeed maleeshiyo gaar ah wata waana layska celinayaa.
Minnesota
Faroole isaga ayaa isxujeejay waxad sameesana aday dibkuugu soonoqdan waxan usheegeena manta wixiikadameeya ma aqoonsanin Hadan rer putland nahay waxa uukamidyahay shacabka rerputland waxan usheegeena nabadgalyada iyo magaca putland waxkawanaagsan oo aan heysana maanta majirto nabadgalyada dalka iyo dadka xirta ah ee shacabka ah dhib ha usoojiidin Aadan awoodeda Laheen xilka shala lagu dhibay Cade inuu sanadku darsadona Adika kasoo horjeestay waxad shalay diiday maanta adiku haku dhaqaqin waxba hadalka siibadinmaaye nabadgalyada iyo amaanka dalka ha u horseedin cadow inuu afka ugalo wasalama calaymkum.
farooloow waad ceeboowday ceeb ilaahay ha asturo wuxuu ku balanqaaday inuu sanadka ugu horaya inuu nidaamka asxaabta hirgelindoono markaa farooloow meesha iskaga tag taa waxaa ii dheer waxaa beryahan danbe caan noqay in dadku yiraahdaan nabadda yaan la burburin waxaan soo xasuusta qiso cajiiba oo hargaysa ka dhacday oo ah in nin tuug ah uu guri u soo dhacay markaasaay qaaylisay markaasuu ugu jawaabay nabadaadda ilaasho! markaa aroole waa saas wuxuu dadka ku cabsi gelinayaa nabadaa baabaaysa oo yaa dadka nabadda u ilaalinayey ilaahay ka sokiow soow iaygu ma ilaashanaayn markaa faroole waa tuugaas oo kale oo dadka ugu jawaabaya hadaaydaan nbadiina ilaashan anigu passport ajanabiya baan haystaa saasuu macnaha dadka ku leeyahay waa nasiib darro!!!!
haye– sanadka waxaan rajaynayaa in la is barto ader ragga goodinaaya khayr kama helayaan faroole—- aflagaadada beesha ciise maxamuudna- waad ka shalayn doontaan cismaan maxamuud iyo cumar maxamuudba waxba nooma aha waxa ka badan reer samatar —-goojjo=== garoowe iyo nugaalna waxba kama samayn katan’
WAA GEESI GEESI DHALAY NINKII MAANTA PUNTLAND U DHASHAY OO TANAAASUL SIYAASADEED SAMEEYA, SAMA BIXINTA DADKIISA IYO DURUUFAHA JIRA AWGOOD TAARIIKHDA REER PUNTLANDNA BAAL DAHAB AH KAGA QORMAYA, AMA HA NOQDO MADAXWEYNAHA PUNTLAND MUDANE FAROOLE AMA HA NOQDO MID KA TIRSAN QOLYAHA SIYAASADA LOOLANKA UGU JIRA! NINKII MAANTA MAANTA AAN TANAASUL U SAMAYN DADKIISA IYO DALKIISA TAARIIKHDA BAAL MADOW BUU KAGA QORMAYAA. NINKII MAANTA LOO XOOGSHEEGTO OO LA CAREEYO IS OGSOONA IN UU DHABTII CARRO BIXI KARO MARKUU DANTA GUUD FIIRSHO INUU ISQABTAA U FIICAN OO TANAASUL SAMEEYO, FULAY NOQON MAYO, WAXQABADKIISII LAGA XAQIRI MAYO, HEBEL IYO HEBEL BAA MEESHA KA TUURAY LA DHIHI MAYO EE WAA LABA XINIINYOOD DANTA DADKIISA WAX WALBA U LIQAY BAA LOO AQOONSON, DADKUNA WELI CAQLI WAA LEEYIHIIN OO HADUU NIN XUN JIRO AYAGAA INDHAHOODA KU ARKIN EE WAXAA FIICAN SHACBIGA MASAAKIINTA AH IN AAN NINA KU GEEDI GALIN LANA MAQUUMIN, DALKANA FARAHA LAGA BIXIN. ALLAHA XAFIDO PUNTLAND IY REER PUNTLAN!
hadalka badi maayo c/xamaan wxanleeyahay dad baa shalay ku doortay waxayna kudoorteeninaaduhogaamiso si cadaaladaahlakiin waaa ka bayrtay cadaaladiii waxan waxa uqabatay garoowwewaxana tiri wixii wax garanaya hayimado garoowe taaslagaamarabin sxb hadii aada cadaalushaqeyn lahay wwaa lagugu darilahaa lkn wwaaa kabaxday balantiii marka iskagadeg sxb hadaadan rabin kacdono kawaaweyn kuwiii liibiya
sxb
Waa in qofkasta xuuriyaddiiisa la ilaasho laakiin waa in aan qalad ka fahmin waxa la yiraahdo xorriyatul qawl oo qof walba suu rabo uu u dhaqmin oo dadka xorriyaadda u doodaya aysan xorriyadda kuwo kale ku xadgudbin. Anigu meeshaan waxaan ka arkaa dad xorriyad si gaar ah u raba ayaga oon dan kalaheyn xorriyadaha ummado badan oo ku nool Puntland. Waxaan ku darsanlahaa iintaas in haddii aad fikirkeyga soo gudbin waydaan si ay dadku uga faaideystaan aan qoraaladaan iyo kuwo lamid ah ku soo daabici doono warbaahinta xorta .
waxa uu waalnaa shalay waayo kuma fakarin biri waxay noqonayso mida kale soomaali ayaa hadal dhamaysay oo tiri ( bud walaal ha qodin hadaa qodana ha dheerayn in aad ku dhici doontana mooyee) marka dhibtii uu shalay cade ku hor ka cay ayaa maanta kaysata isaga
DIGNIIN KU SOCOTA MUCAARADKA:
Asckum walo wxaan ahay muwaadin reer putland ah ayna dhibayso oo ka danqanaya dhibatada puntland .waxaan u shegayaa mucaaradka in ay joojiyaan waxa ay wadaan oo ah in shacabka la iska hor keeno. , waxaad ogataan in waxkastoo aad samaysaan ay taariikhdu qori doonto, waxa kale oo aad ogataan puntland idiinkama baahna burburin ee waxay idiinka bahan tahay in aad wax u qabataan walaaloyaal taa ogaada oo isku xishooda oo illahay ka yaaba>
DIGNIIN KU SOCOTA DHAMAAN SHACABKA REER PUNTLAND:
waxaan idin leeyahay dhamaan shacabka reer puntlan meelkasta oo ay jogaan in aan lagu kicin qabiil oo ah kan maanta soomaali halkaa dhigay, oo anay ku shaqaysan caloshood u shaqayteyaal aan dan u hayn oo isku dirkooda ka shaqaynaya wana in shacabku dantooda gartaan oo aan siyaasiyiin dano gaar ah lihi u adeegsan in ay iska horkenaan oo donaya in ay dalka dab ka shidaan oo deedna hadhowtoole ka racaan diyaarad taasna ma ahan mid shacabka puntland ka yeeli doono . waayo shacabka puntland waa shacab run ahaantii aad u nabad jecel oo dhamantood ah dad wadaniyayaal ah dhamaantiin waa idin salamayaa , hana la ogaado in waxbalba ay ka waynatahy danta dalka iyo dadka
asckum wallo dhamaan waan salamayaa akhristayaasha , bacdal salaan ha la joojiyo walloyaal waxaa shaashadaha calamka laga wada akhrisanayo oo ay ku farxayaan dadka puntland cadowgeeda ah , walaaloyaal meesha maxaa yaala waxaan waxba ahayn yaan wax wayn laga dhigin, oo la buunbuunin, xge wax ukala wadaan puntland waa halbeel soo lama oga , walaaloyaal hala xishoodo cadowgeena in waxaan ay ku farxayaan soo ma ogodin ,waxaan fadlan hala joojiyo akhyarey wax walba danta puntland ayaa ka wayn taa hala ogaado dhamaan waan salamayaa umada reer puntland meel kastooy jogaan.
acw ANIGU AAH MUWADIN SOMAALIYED KANA SOO JEEDA DHUL DEGANKA PUNTLAND , WAXN IDIN OORAN LAHA INTA QOORLKYGAN AKHRISATA , WAX WANGSAN IIN DUSTUURKA LO HOOGANSAMO , HADI AY DIDAN SHACB WYNAHA REER PUNTLAND IN MUDANE MADXWYNAHA WAKHTI LO’GU DARIN , INU YEELO OO UU SIDA DADKISA IYO DALKISA UWANGSAN UU KU DHAQMO. SI AAN HADHAW DHIIB IYO TAFARUQ BEELED IYO COLLAD DHEEX TIMADA SHACBKA PUNTLAND, SIIDA AWOGEED SOMALIA WYNA WA INY QAABIL IYO BEESHADU XIILKA MADXTINIMDA HAQABAto ayana is oorane ee : ki aay isleeyihin iyago ka istikharysanaya xata , ay ku doortan ” beel beel ” geeska la iska dhiigo . marka.
waxana kalo ooran laha dad waynha reer pl ee qoralkygan dalacan , iny jiiritanka iyo hoormarka pl ay uu daneeyan iyo magaca muqadska ee ay iminka leedahy oo asageed ka hoor marty aan diib logu ceelin cadawgeeduna ku madaysan .
wacs
sh: c/rixmaan aw-nuur
ASC, waxaan idiin sheegaya in aad iska deysaan waxa aad ku jirtaan oo aad ogaataan qabiil in uu wax dumiyo ma ahane in uu san wax faaiido ah keenin, walal waxa aad deysaan faroole waayo waa madaxweyne runtii abaal ku leh bulshada reer Puntland barkee wax badan ayuu qabtey run ahaantii marka cayda ha la joojiyo oo si sharciyan ah ha loo hadlo waayo sidii ciyaal suuq oo aan madax dooda xushmeyn oo aan diin lahayn ayaad u hadleysaan oo waa tii diintu na fartey in laga dambeeyo madaxda, saxibayaal waa in wax walba dhinaca wanaagsan laga eego oo la wanaajiyo.
qofna hal maalin wax ma wada qaban karo sida aad ogtihiin nin ma jiro maanta inta uu jamacad bilaabo hadan isla maanta qalinjabiyo.marka odayga ha la siiyo jaanis, odayaashu waxa ay ku dhameeyaan ha la arko….
waa ceeb in aad ku qorotaan ama kaga sheekeysaan qardho iyo wax la mid ah maxaa yeelay arinta aad ka hadleysaan waa ka weyntahey qardho iyo hal magaalo ee waa Puntland ayey khuseesaa arintan, waxaan ku soo gaba gabeen be out of box…..
madaxawaynah abdiraxman mahamed faroole asagaaba isxujeeyay sababto ah markii uu yiri cade muse hirs sanad kale halaiigu daro.wuxuu ah ninkii ugu daraa ee kasoo horjeestay.marka waxaa layaableh sidee buu u raadinkara maanta wixii u asagu shalay diiday.
MADAXWEYNAHA ABDIRAHMAN FAROOLE SHALEY WUXUU KA HADLAAYEY AYUU HADDA DHIIQO KU NOQOTEY UU KU JIRO EE KA DABAALO MAHADSAM
faroole xilka haloodaayo waa ninka bixikaree
faroole waa madaxweynaha lahubo , laguna aaminikaro xilkaas
Waxan leenahay mudane madaxweyne sharafba shalay lakugu doortaye Sharaf kaga deg xilku boob maaha ee waxa putland leh dad isutagay oo walalo ah colaad haku dhex abuurin xasuuso balanti iyodhaartii aad martay shacabka iyo saxaafadana kada caburin wa Talo aanku uso birinayno mr faroole waxan leenahay hadadan wanaaga garan dibaad ukashaleene sharafta iyo magacu waaqali dadka indhoole maaha ee madaxa hakaga istaagin ………………. Bintu Bashane
Waxaan Leeyahay Madaxwaayne Faroole,Waxaad Horoy U dhigataa kuu yaala,Xasuuso Dibna Ugu Laabo Taariikh-daadii Puntland,Adigoon Cidkala Tashan Kana shaqaaysiiya Maskaxdaada kana Saar Khuraafaadka Aaran Jaan.Qabo Doorashada kana Qaayb-gal,Shicibkana Bur-bur Haaw Horseedin Madaxwaayne Aaran Jaan kuma Dooran Ee 8 Gobol Shacabkood ayaa ku Doortay Talaadoodana waad Eeday Madaxwaayne.
Rasuulkeenii suubanaa naxariis iyo nabadgalyo korkiisa ha ahaatee wuxuu xadiis kuyiri. Calaamadaha qofka munaafaqa ah lagugarto Waa sadex.
1. Haduu sheekaynaayo been buu sheega
2. Haduu balan galona wuu kabaxaa
3. Hadii la aaminona khayaamo buu sameeya.
??? ???? ???? ??? ???? ???? ????
??? ??????? ??? ?? . ??? ??? ??? ???? ??? ???? ???? ??? ???.
Ilaahay waxaynu kamagan galaynaa sadexdaas calaamo oo munaafaqa lagu sheegay. Madaxweynaha waxaan Ilaah ugabaryayaa in uu xaqa solonsiiyo aduunkaani Waa harka labadiisa galin. Qofkii caqlileh hakuquus qaato madaxweyne C/laahi Yusuf Axmed oo maanta qabri kusugan asaga oo ay weheliso camalkiisi oo kaliya. War aduunayadan dhamaadka ah yaysaan ina seejin aalhiradeena aan dhamaadka lahayn.
Allow Puntland badbaadi oo dhibaato ka ilaali.
hadala daayo Dr.c/raxman waa madaxweyne lahubo
waa duli waa wax baqtiyeey oo aan hadal aqoon qof kasta waa ucadow
farooloow ma maantaad miyir qabtaa mise shalaytaad waalaayd ?
Badmacaanshe waad mahadsan tahay waa iidoor waxaa kaa igu dambeysay sannakii hore Nairobi marka waa muhiim in taariikdu ay dabarto siyaasiga wixii uu shalay ku haystay faroole gen cadde ayuu maanta samaynayaa maba xishoonayo adaygu tan kale dhegihiisa iyo afkiisa isma maqlaan miyaa?