Leave a Reply | Trackback URL
kkkkkkk futo xaarle faroole waa inuu meesha iskaga tagaa cid ka yelayasa ma jirto inuu meesha iska sii fadhiyo dhibaataduu puntland u geeystay baa ka badan dheeftiisa marka haayskaga tago iskadaa madaxweyne puntland eh uma quudheen inuu duqa tuulda eyl la yiraahdo
ma is leedahay camommentiyadaan oo dhan hal qof oo xanuunsan ayaa qoray oo hadba magac ku qortay waa yaab.ma reerkii ceel afweyn ayaa wali cel celis ah .bal adba .ilaahay hana gaarsiiyo 9 janaayo aan aragno reer ceel afweyn waxa ay sameeyaan .
http://puntlandnews24.com/yaa-ka-masuul-ah-khilaafka-xilliga-doorashada-codsawiro/
Talo iyo Tusaalayn: Tix Faroole ku socota! 29/12/2012.
Marna cabburin iyo caga-juglayn baan Cabdow, caana kuu badine Ninkii cirbataagsadoo yiri cirkaan gaarayaa, weeye camalkaaye Caqliga oon cisaynaa ka roon, cudud la feydaaye Cakuye carqalad hayna gelin, cudur xun looma caal helo e —————————————————————————– Mar haddii car iyo wir iyo hanjabaado culus, laysu celinaayo Oo aan caloolfiyoobaani jirin, waa col dabadeede Cilmi nimuu Ilaah siiyiyo cabqari, caaqibuu dayine Cimrigaad haatan joogtaa Cabdow, waa cibaadada e Yaan laguu cimaamadin arintaas cakiran, cirib danbeedkeeda ———————————————————————————– Carra Tuunus ka carar Caabidiin wuxuu, cood lahaan jiraye Xusnigii carab u weynaa waa kaa, jeel ka caacyiriye Qadaafina waatay caruuruhu heleen, oo kaga catawsheene Calaawina waakan ciirsanoo ragaas, buu cirbinayaaye Intaasuba cashar bey inoo tahay haddaan, la iscamaynayne ———————————————————————————– Intaan curaddo dhiigood la qubin, oo warmaha loo cillaan marinin Oo aan curdinkii habluhu carmal, naga caloolyoobin Oo ay cashiiradu wada cayshayso, oo la isku ceeboobin Oo aan Caasumaddu ceel nagaga dhicin, loo cid diriwaayo Caymaynu leenahay Cabdow, talada waa cabirayaaye
Aaran jaan iyo Faroole waxaa inoo muddo ah 9j.Ruuso Ayaay Xaar moodayaan,waxaan Shicibka ? Waxaan uga Digayaa Ciidamada Qalabka sida Inaaysan wax Gacana Siin Maamulka Aaran Jaan Markii la Gaaro 9 j,waxaan si gaara Ula Hadlayaa Generaal Saciid Dheere iyo Jeneraal Jaqanaf iyo Jeneral A.Cali shire,waxaana Leeyahay Idinka Ayaa Mas’uuliyadda dalku Maanta Idin Saaran tahay,Aqoona Waad u leedihiin Dagaaladii sokeeye Khasaarahaay Puntland u Gaaysteen,Haddaa Hubka Qaranka iyo Derejadaad Shacabkiina ku Qaadateen ugu Adeegtaan Maamulka Aaran jaan ,Waxaan Idiinla Dagaalamaaynaa Sida Cadaaw Shisheeye ah,oo Dalkayaga soo Weeraray,waxaan idin soo taagaynaa Maxkamadda Aduunka?
Fidmada wadanka puntlaan waa aaran jahan iyo ilma faroole .maalinta 9aad waxa balana in la abaaro hantidooda oo ah hanti qaranka laga samaystay,iyo iyaga iyo guryahooda .shacbku waan inay gacmah ku soo qabtaan.haday diidaan sharciga iyo inay iska tagaan.
War faroolow na dhaaf intayan xaaladu isku dhabqin waad aragtaa madaxweynihii kaa horeeyey sida meel kasta loogusoo dhoweeyey adigana godkii madaxtooyada ayaad madaxii kalasoo bixi la’dahay, Allah ayaan kuu baryeynaa inaad dhan uun noo dhaafto, agoontii iyo dadkii saboolka ahaa yaad xoolohoodi laaluush iyo inta jawaasiista kuu ah u qaybisaa, dhogortaaday kasoo baxaysaa dhagaartaad ugeysatay duul ku aaminaye, dhan uun noo dhaaf waa lagugu hungoobay afwilinjoow.
Wadooqon cidka futa wayna majirto waxana balan ah ina melka marrino reer puntland farole
Waxaan aad uga xumahay aqoon darida Faroole haysta waxaan ogaaday in uu doqon yahay sababtoo ah waxaa uu isu diyaariyey dagaal marka waa u nasiib daro haduu dagaal aqoon lahaa ciil maqabeen sababtoo ah kuma deg degeen.
xalbuu keeni lahaa maalin kasta hadal aan soconayn meesha lama soo taagnaadeen sababtoo ah Puntland waa gobolo isuyimi xagee buu isku halaynayaa
wartalo qaado oo puntland badbaadi walaahi ninkaa awood liidataa majirtee hadaba talo qaado
mahadsanid Puntlandnews24
Haddii ALLE laga baqayo waxaa nala doortay 4 sano, haddiise Faroole laga baqayo waxaa nala doortay 5 sano, dalka ha la badbaadiyo Faroole iyo Aaran-jaan waxba uma hayaan Dalka iyo Dadka midna, anaguna mahadli karno naftayada ayaan u baqaynaa, waxaan ku quusanay xildhibaanadii naga midka ahaa ee la laayey intay runta ka hadleen, maanta Puntland cid aan Isimada ahayn sugi mayso, Illaahow faroole naga qabo iska qaban weynaye
Yaa u sheegayaa oo ka dhaadhacsiinayaa Madaxwenaheena 5 beri u hartay oo maskaxiyanta u jiran, Allow umuuraha sahal.
Name (required)
Email (required) (will not be published)
Website
kkkkkkk futo xaarle faroole waa inuu meesha iskaga tagaa cid ka yelayasa ma jirto inuu meesha iska sii fadhiyo dhibaataduu puntland u geeystay baa ka badan dheeftiisa marka haayskaga tago iskadaa madaxweyne puntland eh uma quudheen inuu duqa tuulda eyl la yiraahdo
ma is leedahay camommentiyadaan oo dhan hal qof oo xanuunsan ayaa qoray oo hadba magac ku qortay waa yaab.ma reerkii ceel afweyn ayaa wali cel celis ah .bal adba .ilaahay hana gaarsiiyo 9 janaayo aan aragno reer ceel afweyn waxa ay sameeyaan .
http://puntlandnews24.com/yaa-ka-masuul-ah-khilaafka-xilliga-doorashada-codsawiro/
Talo iyo Tusaalayn: Tix Faroole ku socota! 29/12/2012.
Marna cabburin iyo caga-juglayn baan Cabdow, caana kuu badine
Ninkii cirbataagsadoo yiri cirkaan gaarayaa, weeye camalkaaye
Caqliga oon cisaynaa ka roon, cudud la feydaaye
Cakuye carqalad hayna gelin, cudur xun looma caal helo e
—————————————————————————–
Mar haddii car iyo wir iyo hanjabaado culus, laysu celinaayo
Oo aan caloolfiyoobaani jirin, waa col dabadeede
Cilmi nimuu Ilaah siiyiyo cabqari, caaqibuu dayine
Cimrigaad haatan joogtaa Cabdow, waa cibaadada e
Yaan laguu cimaamadin arintaas cakiran, cirib danbeedkeeda
———————————————————————————–
Carra Tuunus ka carar Caabidiin wuxuu, cood lahaan jiraye
Xusnigii carab u weynaa waa kaa, jeel ka caacyiriye
Qadaafina waatay caruuruhu heleen, oo kaga catawsheene
Calaawina waakan ciirsanoo ragaas, buu cirbinayaaye
Intaasuba cashar bey inoo tahay haddaan, la iscamaynayne
———————————————————————————–
Intaan curaddo dhiigood la qubin, oo warmaha loo cillaan marinin
Oo aan curdinkii habluhu carmal, naga caloolyoobin
Oo ay cashiiradu wada cayshayso, oo la isku ceeboobin
Oo aan Caasumaddu ceel nagaga dhicin, loo cid diriwaayo
Caymaynu leenahay Cabdow, talada waa cabirayaaye