ARAGTI U BAAHAN IN LA TIXGALIYO
May 1, 2012 // Announcement, Warar Somaali- · Waxaan dhamaan shacab waynaha Soomaaliyeed ee Puntland ugu hambalyaynayaa guushii ansixinta dastuurka Puntland ay yeelatay.
- · Waxaan ku faraxsanahay in la la dhagax dhigayay in mudaba dhismayaal Dowladda Puntland maamulkeeda ku shaqayndoonaan .
- · Waxaan aad uga xumaaday dhaliilna dusha kasaarayaa cidii ku talisay qaabka ay u socdaan dhismayaasha qaar kamid ah .
- · Labo dhismaba waa asaasi in laga fiirsado cida dhisayso iyo qaabka loo dhisayo(aqalka madaxtooyada iyo aqalka wakiiladda kuwaasoo ah muraayada ummadda.
- · Tusaale ahaan aqalka wakiiladda (the house of parliament).
Puntland parliament Waxaa y dhismahiisu u socdaa qaabka loo dhiso meelaha lagu kaydiyo cunadda sida ka muuqato sawirka hoos ku xusan (were house hanger).
Puntland parliament sidan maxaa diiday sidana waa uga qarash yaraan lahayd hadii la rabo aqal dhaxal gal ah.
Hoolka parliament waa inuu noqdaa sida ukunta qaabkeeda (oval shape)
- Waxaan hubaa in qarashka lagu bixiyay Puntland Parliament ama loogu talagay inuu inoo dhisilahaa Parliament hall qurux leh oo soo jiita indhaha dadka oo dhan dhaxal galna noqda.
- Waxaan ku talin lahaa in shirkadaha aqoonta caalamiga leh la siiyo hishiisyadda noocan oo kala ah lagana daadyo naas nuujinta soomaalidda ku caan baxday .
- Waxaan u arkaa sida xaqiiqada ah in ay shirkadaha soomaaliyeed ee dadaalaya aysan kabixi Karin dhismayaashan oo kale ah.
Sidee loo sixi karaa qaladkii dhacay.
- Waxaan ku talinayaa in la hakiyo dhismaha hada lawado si loola kaashado shirkado caalami ah horeyna u dhisay dhismayaasha noocan oo kale ah sida Turkey constructions, China building constructions etc.
Fadlan hadii wax kala aad weydaan taladayduna indinla noqoto hal bacaad lagu lisay ama hadal waxaa dilay iska dheh hanbana cantuugo.
Fadlan marna hoos ha uga dhicina, Somaliland parliament internal design.
BY LIBAN RAYDAB






GACALIYO YOU LOOK LIKE SOMEONE WHO SMART AND EDUCATED THE WAY YOU RESPONSE THE OTHER PPLE IS COMMENT. BUT THIS BOSASO PERSON HAS A DIRTY MOUTH AND STARYED ABUSING ME WHAT IS WRONG WITH BOSASO PPLE? ANYWAY I DONT LOBY FOR SOMLILAND AND I GOT NOTHING AGAINST THEM. I WAS JOKING BUT SOME PEOPLE TAKE EVERYTHING SERIOUS AND ABUSE OTHERS WITHOUT KNOWING THEM:)SOMALIDA QAARKOD WAX WAYN AYAA KA QALDAN BALSE DHIB MALEH THATS THE WAY IT IS.
BOSASO MA GARANAYO WAXAAN KU DHAHO. YOU ARE A ABUSIVE PERSON. WAXAAD TAHAY QOF CAAY TAMAYA SO I CANT WASTE MY TIME SOMEONE LIKE YOU BCZE WE ARE OMAR MAHAMUD AND WE ALWAYS BETTER THAN YOU BCZE WE HAVE GOOD QUALITY SO TAKE IT EASY AND DONT GET JEALOUS ABOUT US::)
bro. ninka qorey qormadan waxaan kuu sheegin guriga barlamaanka iyo kan madaxtooyadaba shirkad ayaa waxay ku qaadatay qandaraas waana shirkad ay leeyihiin dad somali ah hadii wax ka khaldamaana waxaa lagala xisabtamin shirkada dhistey ayada ayaana dib u saxaysa ajaanib maa la siiyo qandaraaska maya walaal waa khaldan tahay ee taa dib ugu noqo ma la siineyo ajaanib ayada oo la heleyo shirkado maxali ah oo ka bixi kara ajnibi consultation waa lala yeeshaa waxayna u taal shirkada dhiseysa ma aha mid u taal dawlada lkn maa qandaraaska la siiyo ajaanib waad ku khaldan tahay hadal aqoonsiisa wata ayaa la soo qoraa hadii aad kolba wax qoreysid
kazi wenge
ninka labaxayow nin is faanshay waa ri is nuugtay oo waxaad ka hadleyso xag diiniyan iyo xag maadiyanba waa wax laga qajilo ..
maxaa yeelay diinta islaamku waxay qabtaa ninkii is faanshaa in uu aduunkiina sumcadiisa iska dilay aaqirana hade camalkaagu wuxuu ahaa un baa alle la hortagaa marka nin is faanshay oo wixiisuba ahaa is tus tus waa ahlunaar.
marka maskiinow waad is faanisay laakiin waxaan kuu sheegayaa tii jaahilnimo ahayd baa kuugu aruurtay oo waliba maangaabnimo kuu dheertahay ee wax 2qarni ka hor laga xishoon jiray baad wali afka ku haysaa duli nimadaada.
waxaan hadalkeyga ku soo gunaanudayaa nin baa hada ka hor lagu yiri inan gumed inan gumeed dhalay .. markaasu ku jawaabay 2deena kii janada laga waayo ayaa inangumeeda ee adigu iyo faankaag kii janada laga waayo ayaa inangumeeda taa ogow … majeerteena waanu kuula nahay ee nagalatag afkaaga uraayo dadka wax aad dheertahayna majiraan ee adigaaba kaliito ayaan qabaa qurmuun yahow.
WAXA LEYAHAY WAA ARAGTI OO BOKO OO TARIIKHI AH
kazi wenge,
Did you become a new lobbist for the so-called Somaliland? You seem to be contending with a small-eyed yellow man named Peter Pham (a vietnamese probagandist in the United States) marketing silicland, KKKKKK?
Just wondering!
AAD BUU MAHADSANYAHAY QORAAGA FIKRADAAN WALAAHI WAANA WAX LAGU FARXO WAXAAN KULEYAHAY MAHADSANID WALAAL . TANKALE WAA RUN INTAAD SHEGTAYBA LAAKIIN MADAXWAYNE FAROOLE KUMA TALAGALIN INUU WAX WAYN UQABTO DALKA IYO DADKA PUNTLAND XATAA GAROOWE BAA LAGU XANTAA INUU ULEEXIYEY DHAMAAAN HORUMARINTII PUNTLANND ODHAN HADANA WAXAA CAD INAANU XATAA GAROOWE WAXBA AANU UHAYN ,,,,, ILAAH HASAHLO ,,,,THANKS
let others to have victors if you do that you will be true humble muslim.let somaliland have their own country and freedom.let somaliland to have the best parliement building in the planet bcze they are muslim and allah subxanu wata calaa said waxaad naftaada la jeceshahay la jecloow walaalkaaga muslim ka ah. so let others to have guusha and you will be happy on this earth. from true majerten man
look guys isku dasho ma fiicna majerten peopele are not sheeps who follows around what other people do. we do our own things and we happy with it. awoowe yaasheen talada iyo xeerka dhaqanka geed hoos tiis ayeey ku gooyn jireen and was the best days. laan dheere goob ahaan jiray iyo kii ka gaab naan jiray oo hatan barbar taagan geda kasi yahay ayaa kan kale gaar is leeyahay ee labadaas garood oo gudboon yaa u garnaqi doona. majerten people will never get jealous about somaliland or somalia bcze we are the patriotic pple in somaliaa and we dont hate any somalian thats is why we are the best people in somalia:) especialy omar mahamud reer mahad and reer hersi:) salamu clykum
Guri Faroole wiilashiisa ku dhaqaalaynayo ka hadalkeedu waxba tari mayo koley dowladii timaada ayaa maqaasiino uga dhigi doonta FAO iyo WFP. Dowladdu hadda gurya noocaas ah oo badan ayay wiilasha madaxweynuhu qandaraas ku bixiyaan xoogaagoodana ka qaataan.
ninkan liban waa nin dacad iyo xabiibnimo meel dhigtay.walala liban wad mahad santahay waxad mujisay wadaniyad iyo wax qabad lakin.walala waxad ilowday yaa talladd puntland gacnta ku haya? tas bada ka tagtay dadka talladd hay puntland ma yihiin dad wax fahami kara horta. midkale walala.shirkadda dhismaha la siiyeye wax isklaha reerka garowe deegen wiil yar canada qaxooti ku ah. baa lagu dhaqalayanay. wiilk qatay dhismaha tasbaa ka muhimsan in horumar la samayo. dowladda madaxweyn faroole horboodo.marka liban meesha ka hadalayso faroole iyo kooxdis weliii ma garani walalah.tusale ahn waxad tirii somaliland yaan hoose loga dhicin dadkas walala waa dad isku tashady lakin reer puntland mah dad isku tashay. wayo faroole wuxu is hortagay in shidall puntland la sosaro ila markii dambe la siiyeye $6 million.reer qanci baynu weli ku jirna iyo reerkaygu waxa ha hellen
waa sax hoolka hada la dhisayo waxaad moodaa meesha xoolaha lagu xareeyo..waa in dhismo quman la dhisaa hadii kolay lacag la galinayo.
wa aragti macquul ah wayahan webkan waxan uga baranay mucaradnimo qawan lakin tani oo kale wan soo dhawaynayaa wayo wa mucaradnimo wax toosin ah hadii aynu is waydiino war guriga aan dhisanayno maxa ka khaldan wa arin sax ah maskax fresh ah ayeeyna ka timid … Niman yahaw anigu waxan umalynayaa in hoolkan Parlamanka ee la dhisay loogu talagaly markiisii horeba in uu qaado ergadii ansixisay dastuurka oo si quruxbadan uu u le’ekaaday dad ku dhaw ilaa iyo 1000 qof wana hanti dawladeed oo ma guurta ah mid ka qurux badan kan yar ee somaliland ay u dhiseen UK-na wa dhisanaynaa hadii nabada iyo kala danbayna an haysano ay sii waarto idinka alle… kama liidano reer Hargaisa ayaan qabaa kan ba waxaa ku baxay lacag aad u badan oo aan jeebkeena ka bixinay dawlada Puntand .
Dr Abdirahman iyo team-kisu wa shaqaynaan allaah hala garab galee..
asalamau alaykum
qoraaga waxan usheegi lahaa in
dhismaya parlamanku walisocdo
dhismisiiha oo xata shirki dasturka oo lagu qabtay uusan waqtiga dhamays tirnayn lkn sababo waqtigo ciriiri ahaa wax lagu xiriray oo la dadajiyey lkn maalinti shirku sodhamaday howshi sideedi bay usocotay
sababto ah waqtiga ciriiri ahaa
waadna mahadsantahay waxan filaa qaab quruxbadan inloodhsi dono wadna mahadsantahay
aad iyo aad ayan ugu mahad celinyaa mudane libaan wxuu ka hadaly ariin in badan aan habeenkasta iswaydiiyo marka aan arko tvga bilicdu meelaha muhiimka ahi waxy ka markhaati kacaan horumarka wadanka waxaan ku tagerayaa sida u soo sharaxay hadii la rabo in uu noqdo mid dhaxal gal ah in la raaco fekerkiisa lagana tashado si taxadar leh in dhihii umada melahas o kale
Aqalka madaxtooyada iyo kan baarlamanka waa in qalab casriya lakeenaa. Shirkadaha wada dhismayaa shaa waa in ay iska hubiyaan.