Aroos farxad leh [Nabil iyo Idil] oo ku aqal galay Sweden

July 3, 2012   //   Announcement

Dhamaan asxaabta hoos ku xusan waxay hambalyo farxad leh u dirayaan caruuska Nabil Axmad Ibrahim iyo caruusada Idil Maxamed Jaamac oo maalin taariikhi ah -01-july-2012- ku aqal galay dalka Sweden magaalada Stockholm.

1- Mohamed khalif Barre 2- Sharmaarke Mohamed Abshir 3- C/nuur Gheele Cumar 4-Liibaan Cabdulaahi Cabdi, iyo waliba dhamaan waalidiinta Caruuska.

Dhamaan asxaabtan waxay qoyska cusub u rajeynayaan, bash-bash iyo barwaaqo, wiil iyo caano gabar iyo caano.

Aaamin, Aaamiin

 

COMMENTS

RSSComments (1)

Leave a Reply | Trackback URL

  1. cabulaahi caliyow says:

    salaama calaykum walaal kawaran xalada iyo caafimaadka hambalyo warsan

Leave a Reply