Asalka Dimuqradiyadu Waa Xagee’ Wadadii Ku Haboon hirgalinteeda ‘ Sidee Uga hirgashay Caalamka WQ. Mohamed F. Xaji Mire

December 2, 2012   //   Announcement, Warar Somaali

Qaybta Kowaad 

Afeef:    Faalladan waxay ula jeedadeedu tahay nidaamka dimuqradiyadu siday ku hirgasho  sidee bayse dowlada uu Dr. Faroole hogaaminayo ku rabtaa inay ku hirgaliso . Waxaa ku Xigi  Doona Faalo aad u Qiimo Badan oo Ku Magac Dheer (Xadka Mucaaradka iyo Dimuqradiyada).  sidoo kale halkan ka akhriso Maxay Soo Kordhisay Go’aankii Xukuumada Ee Kordhinta Ciidanka Laamahooda Kala Duwan taasi oo la daabacay 1-Bisha Dec-2012.

Bismilaaahi 

Xukunka maamulka hagaagsan ee ku dhisan (DIMUQRADIYADU) Waa nidaam horseeda horumar iyo hilimo wacan Mana aha nidaam iska yimi. Mana aha nidaam iska hirgala ee wuxuu ku yimaadaa
wado cad oo ku dhisan Tanaasul’ Dulqaad ‘ iyo Wada shaqayn ka dhaxaysa bulsho iyo dowlad isku xiran .

(Democracy) Ama (Dimuqraadiyad) waxay soo Shaacbaxday taariikhdii u horaysay qarnigii 6aad BC) 2600 Kahor  waxayna ka dhalatay dalka Greek Ama Giriiga. Hanaqaadkeeda wuxuu ka hirgay Dunidan Qarnigii 19naad ee ina dhaafay waxayna culumada iswaydiiyaan siday dhakhsaha badan ay dunida ugu fiday.

Hadaba (Democracy) Maxay macne u taagantahay”" Waxay usoo gaabsantahay 2 eray oo Greek ah oo Kala ah . (Demos’) oo Ah Shacab . iyo (kratein,) oo ah Nidaam Ama Rule . Labadaas markay  isku  darsamaan ama mataanoobaan oo noqonaysaa  (democracy) lana macne ah nidaam shacab (Pious) .

Hadaba bulsho hirgalinta nidaam dimuqradiyad maxay xanuun ku reebtay dunida .

Dalka Mareykanka

Sida ku cad taariikhda Maraykanku wuxuu  ka mid ahaa wadamadii ay sida tooska ah u baabi’yeen
dagaaladii badnaa ee kala ahaa . kii Xuriyada dadkii la aduunsan jiray kuwii Dagalki Ehliga  ahaa iyo kuwo kale laakiin inaga Qorshaheenu waa Democracy iyo violation oo Khilaafaadkee ka danbeeyey Ama Hareersanaa.

Kadib Hirgalkee Nidaamka Xukunka Shacabka Maraykanka Waxay Xisbiyadii Tartamayey Bilaabeen
Mid Kasta Inuu maro wadadii uu ku heli lahaa ka talinta aqalka cad balse taasu waxay ku keentay
khilaafyo kala danbeeyey kana bilaabatay Madaxwaynihii (James Monroe) Ilaa Madaxwayne (Abraham Lincoln) waxaana Hubaal ah inay ka bilaabmatay kadib markii uu Madaxwayne James Monroe Musharixii la  tartamayey ay balan qaadkiisii ku jirtay inuu Dhamaan Dadka ka shaqeeya Xarumaha Dowlada Maraykanka uu u bedeli doono Wajiyo cusub si jiilka cusub u helaan . taas uu Cadaawad Xun kala kulmay Groupkii Shaqaynayey.

Waxayna dab cusub sii shiday dabyaaqadii Madaxwayne (John Quincy Adams. Andrew Jackson . Martin Van Buren oo ku dhintay qalalaasahaas .

Faaladan: Hadaba Bilawga Puntland Ee Dimuqradiyada  maloo maray Halkee Shacabkii Giriiga u mareen .

Waxaan u Kala Qaadi Doonaa 3 Qaybood oo Kala Ah.

1) Dhaartii Madaxwaynaha Ee 4ta Sano

2) Balan Qaadkii 18 bilood xisbiyada  Ee fashilka ku dhamaaday

3) Is bedelkii deg deg ahaa ee siyaasada ururada iyo codaynta Degmooyinka .

Waxaan u kala qaybin doonaa qaybahaan si cilmiyeysan aysan ku Jirin Ififaalo Cadaawad . 

Fiiro Gaar ah:  

Bulshada Reer Puntland Sida Ku qeexan nidaamka mucaaradnimadu . Wuxuu Leeyahay  xad lama dhaafaan Ah . Maanta Puntland waxa ka Jira waa dowlad wakhtigeedu Gabogabo Yahay .

Marka aad tuurayso Waa inaad Dimuqraadiyad u Martaa . Taaso Ah inaad Adi leedahay dhamaaan wax kasta oo wax qabad ah . waxay ka tagtay hanti iyo ciidan Intaba .

Marka cid yar oo cadaw ah kuu muuqato waa inaad Iyada Kusii Jeesataa Iskana Dhicisaa Dalkan Inagaa leh Bulsho. Dowladan Maleh waxba way Inaka Tagaysaa

Guul Shacabkayga iyo Dowladaba . Allaw Is Fahansii Sida Khayrna Ugu Dhamay Dhib la’aan

Allaw madaxda noo hagaaji . Allaw Nabad noogu Deeq .
ilaahaw Baladkan Guri Amaan Ka Dhig .
Ilaahaw Mid Khayr Qaba Oo Diinta , Dalka iyo Dadka anfaca Noogu Dhiib Talada  Adaa awooda!

Aamiin Aaamiin Aaamiin 

Qoraa sare: Maxamed Farax Xaji Mire
E-mail: Princemire@hotmail.com


 

 

 

 

 

 

 

 

Faafin: Puntlandnews24.com

Afeef: Puntlandnews24.com masuul kama ah aragtida maqaallkan waxa ay u gaar tahay qoraaga ku saxiixan

COMMENTS

RSSComments (19)

Leave a Reply | Trackback URL

  1. Maxaa inoo dan ah reer Qardho says:

    Dhamaan dadka meeshaan ku sheekaysta waxaan idin weydiinayaa xumaan iyo isu tiris mooyee maxaa wax kale idiin diidey? waxaad u baahantihiin inaad barataan sida wanaag loogu hadlo oo qofka walaalkaa ah loogu nasteexeeyo ogaada hadalka fiicani waa sadaqad, waxaa idiin wanaagsan inaad ka fekertaan war maxaa horumar ah oo aynu samaynay maxaynu dadkeena iyo magaaladeena qardho aynu u qabanay, dhibaatadu waxaa weeye waad kala qaybsantiin oo odayaal fashiistayaal ah oo cuqdo qaba ayaa idin kala qayb qaybiyey oo qalbiil iyo wax baas idiin akhriya idinkuna wareeriyey kulligiin xabsi qabiil ayaad ku jirtaan, waxaas intaad ka ilbaxdaan halla bilaabo Dallad lagu mideysan yahay oo la yiraahdo QARDHO hadda laga bilaabona waxaynu nahahay reer qardhood qabiilkeenuna waa reer qardho. arrintan wixii ay idinla tahay fikirkiina soo qora maanta laga bilaabona hallaga fekero walaalnimo iyo horumar bilaa qabiil!!!!! REER QARDHO QABIILKA AYNU BAABI’INNO.

  2. wadani puntland says:

    maqallka qoragu maha mid xiisolah wayo dimoqoradiyad mah waxa manta u bahan in qof la fahansiyo.waa ah yacni dimqradiya ma sharci ba mise waa sharci daro waa intsa mohamad farah qoralkis mah mid macano badan xanbarsan. sas laguma noqdo qora. ninkale maxamed yusuf sheegtay anigu waxn u arka in ka hadalya argtidisaa wayo waa nin an aqaano sxb hore ayan ahan jirany mr moha yusuf hadan waan nahya si wangsan buu u sheegay godho waxn leyehey sxb godhow.wan ku taagersnay dimoradaiyad in hada la in barayo. weilba ciyalbuutaano in barimayaan.warkeen wuu cadyahay sidan kugu aqoonjiray sxb
    godhow wad mahadsantahay

  3. cabdi fatax says:

    war ninkan qoray maqallka democracy maha mid waxa yaqaan.see waxa u fahamay dimoqoradiyd sow tii taalladd dadka badan baa shaqaysa kuwa yarn lom joojiyo. anig waxan u arka ninka qorag waa nin jahil ah.diinta badinimo kaga sugan.tasuual ahn mohamad yusuf godho baa fahfahn kooban ba baxshay dimoqoradiyda inkasto af eglish ku qoray. thanks mr godho sxb

  4. KHALID HASAN says:

    asc qoraa mahamed farah wall waxan ku arka in ad tahahy muwadin wangsan oo dadka hurda runta ushegaya aniga marki an arkay qoraladada way icajab galiyen bowe halka kawad wil dhalin yar oo maskaxdas ebe kumanaystay ayatahay dadkan hurda runta usheg boowe ohintoda waxba hadhugan sinji bad ulahaydeen firfir coonida iyo kartida walaydin kuyaqanay rer xaji xasan aqoon idin malaha nimankan sidi nagihi caytamaya ayaba kasi daran iyo ninka GODHE sheganaya walle ana wan idin la arkay hadalbadn han mabuxshe adeer xikmad mesha ken godhow dhataqda aad mesha la imatay wa laydin kuyaqany doqoninada iyo khashinimada orod hurdada kakac mahmed farax waa halyeey kadhex muuqda shacabweynaha puntland adeer maruntaa kunacaysa marka MR MIRE kii an aqoonow hada baro boowe halkas kawad guuul ayan kuleyahay MR MAHAMED FARAX XAJI MIRE..

  5. qardho boy says:

    Kkkkkkkkk ar tolay yarkii ina godhe ahaa eega . Kkkkkkkkkkkk ilaahaw tanoo kale . Wlh waa iga yaabiyey maxay somalidu u oran jirtay ninku haduu baadiye looga keeno waynaan wuu caqli badanyahay .

    Ar halkee buu jooga tollaw halay soo ogaado emailkiisa anaaba ciyaar ka dhiganayee muxuu yire aqoonyahan mohamed shiekh mohamed war allaw adaa caafimaadka nasiiyey . Intuu qoraal meesha soo galiyey bal wada akhriya .

  6. abu mucad qardhawi says:

    wada mahadsantahiin dhaman akhrstayasha
    mohamad farah wuxu ka hadalay waxn filaya waa dimoqradiyad, democracy sas darted tas dan uma ah shacabka puntland. ninkale maohamad yusuf waa nin aqoonyahan ah oo caqli badan anigu inta ka aqaano wayo wuxun ahan jiray nin jecel horumarka puntland marka mohamad., wuxu ka hadal horta maha khalad wayo waa nin aqoonyahan ah oo qunyar socod ah maah nin jecel feker dimoqaradiyada. man ah nin dhadhac badan, labad nin anig wan aqan waxan aqoon iyo caqli roon mr godho (shikh mohamad) waa nin fahamsan hab dimoqardiyada maha nin sahal ah mr godho thanks mohamad yusuf noolow walal waxad tahay mustaqbalka puntland,dadka meeshan ka hadal amah lodkaka kuman yaqnin waxad wayo,

  7. S?h??? Qùrùxlèydà Yøûñg-St?rs says:

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk wlhi waxa uqosley siniyad ah dufoow kanoow mohamad yusuf (godho) waa idin ku ogaa cay aan loo meel dayin doqon aan waxab aan qori karin batyh oo waligiis aan comment qorin maku layaabayo ileen jahil batyh aan isku kolsonene araa kan xuu aha doqon +wax mayaqan waa kan oo kale afka dabeesh kaqarso nin mar ceytamay marn raligalin bixinay hhhhhh dufoow
    ayaan ku leeyh calaanoow alah kusiyaadiyo doqoninadad ayaan kuleeyh anigo ah
    S?h??? Qùrùxlèydà Yøûñg-St?rs

  8. SAADO ALI says:

    wlh waa icajabiyeye qora Mohamed F. Xaji Mire waxan kuqirey walaalo in aatahay halyeye dhab ah waayo walalo markii aan qimeyey haladkag iyo xaqiqada jirta aad soo qeexdey horta walalo nina kugu jicleey SAAN MAAYOlkn waxad ogtyh oo jirana waad sheegtey walee
    waxa isii cajib galiyeye wlh hana wnga iyo kalsoonid iyo da’yaraanat iyo xikmada eebe kumaneestey mashalah qora sare allah kudhowro

  9. AYAAN Ahmad puntlander says:

    kkkkkkkkkkkk walaahi waa yaaab . kan ina godhe soo qortay ayaan daraa walaalaw muxuu dadka magacooda ugu dheelayaa haduu jiranyahay muu dadkiisa la hoos fariisto ilmo godhe saan miyey ahaan jireen mise isagaa sheegato ah

  10. Talo Ku socota ina Godho says:

    Waryaa ina godho haddii aad u ciil qabto inaad wax qorto oo dadku qoraalkaaga akhristaan kana faa’iideystaan marka hore adoo asluub leh ayaa wax la soo qoraa oo dadka loo soo bandhigaa, Maxamad faarax wuxuu ka hadlay wax xaqiiqo iyo qoto dheer mana aha inaad toos wax uga sheegto qoraalkiisa oo tiraahdo maaha nin wax u bilaaban yihiin, waa inaad cimaamad saartaa qoraaga mardanbena yaan aflagaado lagaa maqlin.

  11. mohamad yusuf (godho) says:

    mawduucan waxaan moodayey kii ciidanka iyo dimuqradiyada wan u gafay walaalkay engneer mohamed farah hayga raali ahaado waa nin aqoonyahan ah waana nin in badan kusoo dhex kordhin kara bulshada uu la joogo

    hilmaam hadal kuma jirto ana waxaan ku leeyahay wad waxaan markii u fahmay nin muxaafid ah

  12. qardho boy says:

    Puntland24 mahadsanid walaale moha fara wax ayuu soo bandhigay raganimo ayuuna suuqa ku keenay oraahdiisa odaynimo . Wan ka xumahay anoo wada aqaan eng mohamed farah iyo mohamed godhe in maanta uu godhe oo fasalka 6aad dhaafin saas u hadlo waa nasiib daro . Qoraa eng mohamed farah yeysan ku niyad jabin boowe ku wad anagaa lasocona odayga faroolena wan tuuraynaa . Aan afarta dhinac uga wadno

  13. mohamad yusuf (godho) says:

    as/cw waxa fiicaan akhristow qoffku marku waxa ka hadalayo u sheegay am qorayo u akhriyo, wakhti badan ku bixiyo walalkayga fahan dhamayastiran u hayo. u fahamsanhay xukunka.democracy. ma sharcibaa ma saxba mise waa khalad,What is the meaning of democracy,Democracy means originally cracy, but often called word on liberal democracy because it the dominant system of democracy in the countries of the West, as well as in the world in the century atheist century, and thus the use of the word “democracy” to describe liberal democracy confusion common to use the term both in the Westor the East, democracy is a form of political governance based altogether on peaceful transfer of power and the rule of the majority, while liberal emphasizes the protection of the rights of minorities and individuals, this type of restriction majority in dealing with minorities and individuals other than democratic regimes that do not include the Constitution required such protection, calledto Allalabralah democracies, there is a convergence between the two things and spacing in the other shows in the relationship between democracy and liberalism may also vary the relationship between democracy and secularism according to the majority opinion.

    (Democracy is a system contrary to Islam; terms makes the power of legislation for the people, or their representatives (members of Parliament), and it: it is judgment which non God, but to the people, and his deputies, and the lesson is not Bajmallm, but majority, becomes agreement majority binding laws of the nation, even ifcontrary to human nature, religion, and mind, in these systems was the legalization of abortion, and gay marriage, and interest, and the abolition of legal rulings, and the legalization of adultery and drinking alcohol, but this system helps fight Islam and fights adherents.
    He told God when his book that the ruling him alone, and that the wisest rulers, and forbade that associating one in his reign, and he said that not a best if it ruled.)??? ???? ????? : ( ??????????? ??????? ?????????? ?????????? ) ????/12 ? ???? ????? : ( ???? ????????? ?????? ??????? ?????? ?????? ?????????? ?????? ???????? ?????? ???????? ?????????? ????????? ???????? ???????? ?? ??????????? ) ????/40 ? ???? ????? : (???????? ??????? ?????????? ?????????????) ?????/8 ? ???? ????? : ( ???? ??????? ???????? ????? ???????? ???? ?????? ????????????? ??????????? ???????? ???? ?????????? ??? ?????? ???? ??????? ???? ??????? ???? ???????? ??? ???????? ??????? ) ?????/26 ?

    sas darted akhristow puntland oo ah dal kal burbursan ma ku haboontahay manta xisbiyo badan

  14. mohamad yusuf (godho) says:

    as/cw

    in waxa la qoro waxa ka fiicaan in la barato system waxal lo qorro(Literature Writing) am Human writing sii fiyo waxa lo qorro iyado an cidna lo gafin.oo runta la kashanayo markasta ceeb badan qof waxa qoray. wareer ku qaday dadkale kuwana, amanay oo sidokale waxa cawiya qofka qorga ah caqlifiyo iyo deganansho. sas awgeed walalkay intas wuu ka booday wuxun wareer ku qaday dadkale meeshi laga rabay in sharaxad qoral ah ka baxasho xalka puntland ku jirto manta. qofku marku qoral samanayo waxa qorayo waxa fiicaan in u runta ku deedallo.Starter intelligent midkale waa in u hayo xog badan oo buuxda. ninkan wuxu qoray waxn leenhay raali ahda wayo maha nin qora ah am waxa u bilamanyihiin. mudane prof gablax iyo taageeryashiiysa raali ahad oo is deeja

  15. Talo Ku socota Maxamad says:

    Maxamad yaan mardambe arkin wixii caddaa ee madaxa kuu saaraa maqaalkaagii hore oo masarka “gangs” ka iyo dumaradu xirtaan u ekaa, waxaad tahay reer xaaji xassan dad karaamaysan oo xaddaarad leh ayaad ka soo jeedaa yaan dhallin yaro ku duufsan oo dhaqamo xun xun lagu barin ee iska ilaali mar walba, maqaaladaadana waa ku mahadsan tahay, maqaalkaaga danbe noo soo geli waxaad barato ama baratay.

  16. sainab cabdi says:

    mansha alaah si fiican ayaa aboowe noogu iftiimisay alle haku iftiimiyo wan kaa sugaynaa qaybaha kala duwan anigana aabahaa ayaan aqaan
    laakiin caqligaas alle hakuu daayo

  17. Masha Allah Mohamed Farah Xaji Mire Walaal wan kusalamay salaan sare iga gudoon waxan ahay nin aad waxka wadada barabjirteen School ka Masaarida ee Qardho oo aad isku class ahaydeen.

    Walaal aad ban ugahelay maqaalkagan wanaagsan oo wadaniyadu kudheehan tahay aad ban kuugu faraxsanahay boowe halkaas kawad howsha waan kugu ogaa firfircoonida iyo kartida Masha Allah.

    Waa anoo ah.

    Abdulahi Mohamed Bille

  18. cali tiigane says:

    walaahi wan ka helay yarka mansha alaah caqligiisu suu u dhanyahay wajigiisa iyo isaga isma leh oday baa moodaa boowe maxamadaw alle haku barbaariyo walle waa soo iftay aniga kuma aqaan laakiin nin aan aad faaladiisa uga helay baa tahay dowladan aanu tuurno

    viva sawrada puntland

  19. sanaag boy says:

    kkkkkk walaahi ninyaohw waxaa tahay nin fariid ah qoraalkagii ku sabsana ciidankana waa akhriyey waa qoraalo uu qorey qof wax u bilaaban yihiin inkasta oo aan hubo in dad badani kugu nacayan oo ay ka jeclan lahaayen in aad wax soo cayso anyway waa qoraal positive ah walaahi siriously thanks alot my bro. i’m so proud of u

Leave a Reply