Beelaha Dashiishe,Cali Jibraahiil iyo Siwaaqroon oo baaq wada jir ah kasoo saaray magaalada Boosaaso

July 26, 2012   //   Warar Somaali

Duubabka dhaqan ee kasoo jeeda beelaha Dashiishe Cali Jibraahiil iyo Siwaaqroon oo maanta ku kulmay magaalada Boosaso ee xarunta gobolka Bari ayaa soo saaray baaq ay u dirayaan mudanayaasha baarlamaanka ee Puntland, waxaana ay ka codsadeen baarlamaanka inaysan taageerin degmooyinka Baargaal,Ufayn iyo Waaciye in laga saaro degmooyinka xibiyada Puntland ay ka tartamayaan.

Baaqa ayaa u qornaa sidaan:

 

 

KU: Golaha Xeerdejinta Puntland                                                                         Garoowe.

OG: Saxaafadda Madaxa banana                                                                          Fadhiyadooda.

OG: Golaha Sare ee Garsoorka Puntland                                                            Garoowe.

OG: Madaxweynaha Puntland                                                                              Garoowe.

Ujeeddo:Baaq ay wadajir usoo  saareen Beelaha Dishiishe,Siwaaqroon iyo Cali jibraahiil.

Hordhac.

Curashadii Gobanimada soomaliya oo ku aadnayd 1dii luulyo 1960kii,waxaa lagu dhaliyey dhiigga ummada sooliyeed qaybaheeda kala duwan oo aan u kala harin sidii ay isaga ridi lahaayeen heeryada gumeysiga,taas oo lagu gaarey  xorriyad iyo qaranimo magac iyo maamuus weyn ku yeelatay Dunida inteeda kale. Waxaan muran kajirin in guushaas weyn ay saldhig u ahayd isku duubni,tala wadaag iyo daacadnimo laga simanyahay si loo gaaro yoolka la higsanayey.

Waxa kaleeto oo iyana laga fiyoobaa qabyaalad,quud jacayl iyo  qaybsan ka jira dhexdooda,taas oo sabab u noqotay jiritaanka qaran soomaaliyeed muddo ka badan soddon sano,iyadoo ay  marba hoggaanka qabanayeen maamullo kala duwan oo mid waliba ka tegey raad iyo taariikh qoran oo lagu xusuusto .

Nasiib darro gobanimadii dhibkaas weyn loo soo  maray waxaa si fudud god dheer loogu ridey bilawgii sanadakii 1991dii,waxaana ka dhashay dagaal sokeeye oo daba dheeraaday islamarkaasna kala geeyey dadkii wada degganaa ee walaalaha ahaa.inbadan ayaa kala firirkii u baxsaday Dalalka debedda,in badan oo kale  ayaa marti u noqotay wadamada aan deriska  nahay kuwaas oo loogu madacdaray Qaxooti,ilaa maantayna ku nool nololosha adduunka tan ugu liidata.

Muddo kaddib Burburkaas iyo barakaca dhacay waxaa ka dhashay degaanno iyo dadyow  isu tegey oo labaxay magacyo cusub ee Maamul,waxaana kamid ah Puntlan iyo Somaliland.

Dhismihii Puntland.

Muddo kaddib Burburkii qarankii soomaaliyeed  dadka ku nool gobolada Puntaland  waxay hindiseen isku day farabadan oo ku saabsan sidii lagu soo celinlahaa Qarankii soomaaliyeed iyadoo meelo kala duwan lagu qabtay shirar lagu raadinaayo sidii dib loogu unki lahaa Dawladnimadii soomaliyeed,hase ahaatee waxaa dhacday in lagu wada fashilmay dhammaantood,taas oo ay usabab ahayd in ay weli jireen fikradihii  iyo shaqsiyaadkii burburiyey qarankii soomaaliyeed,islamarkaasna aanay maskaxdooda ka bixin Damicii iyo kursi jacaylkii dhaliyey in lawaayo wixii lahaystey oo dhan(Dawlad,hanti,iyo naf ).

Markii taas laga soo haray ayaa wax garadka Bulshada reer puntland isugu yimaadeen isku tashi gaar ah si ay u dhistaan maamul u gaar ah oo isir wadaag ah, kaas oo ugu dambayntii 1dii Augost 1998 kii lagu dhawaaqay maamul loogu magacdaray Puntland.

Ujeedada maamulkaas waxay ahayd inuu saldhig u noqdo baadi goobka soo celin rajadii qaranka soomaliyeed iyo midnimadoodii luntay ,iyadoo Somaliland horay u dhisatay mid kaas ka horjeeda oo ay ku sheegeen inay gooni isu taageen ayna dib ugu soo noqon doonin soomaalida inteeda kale,marka laga reebo deristnimo keli ah.

Dhismaha maamulkaas isir wadaagga ah wuxuu horseeday hanaan Maamul,Dhaqaale ,Siyaasad iyo mid Amni oo ay ku kuunyaan soomaalida inteeda kale iyo caalamkuba,iyadoo marba marka kadambeeya uu jirey koboc saameeynaya dhammaan nolosha ijtimaaciga ah oo ay ugu weyneyd in ay soomaalida iyo derisyada kaleba marti u noqoto,qof walibana uu ka helo baahidiisa halka uu ka joogo(kaga noolyahay).

Waxaa iyana xusid mudan in maamulkaasi si buuxda u wada gaaray dhammaan gobolada iyo degmooyinka loo dhisay isagoo ay si dhammaystiran uga wadashaqeeyeen hayadaha Dawladda,inkastoo ay jireen marwalba caqabado kala duwan oo dhinac socdey horumarka iyo nabadda aan ka jirin soomaalida inteeda kale.

Waxaa iyaduna xusid mudan in ay muuqatay himiladii loo dhisay puntland maxaa yeelay waxay horsed ka ahayd dhismihii Dawladdii soomaaliyeed ee lagu soo dhisay Dalka Kenya (imbegati) sanadkii 2004,iyadoo uu madaxweyne ka noqday madaxweynihii Aabaha u ahaa dhismahii Puntland,ilaa iyo haddana puntland waxay kaga jirtaa kaalin libaax sidii looga gudbilahaa kumeelgaarka oo loo dhisi lahaa dawlad Qaran soomaaliyeed oo buuxisa kaalintii lagu yiqiin ummadda soomliyeed.

Maamulka puntland iyo halka maantay uu marayo waa mid Alle lagu mahadsho in kastoo ay jiraan gol daloolooyin u baahan in wax looga qabto sida ugu habboon islamarkaasna ay gacanta ku qabtaan dad ay hormuud u yihiin odayaashii unugeeda  lahaa.

Waxaan ku faani karnaa in maantay larabo in loo gudbo habka Axsaabta badan iyo doorashooyin xor ah oo dalka ka dhaca iyadoo horayna loo ansixiyey Dastuurkii dalka oo si weyn looga baaraandegey ,ayna diyaarintiisa  iyo Dib u eegistiisaba kawada qayb qaateen bulshada oo dhan  siiba culimada Waaweyn ee puntland si looga fogaado inuu khilaafno diinteena Xanafiga ah.

Dastuurkaas oo loogu talagalay in lagu dhaqo maamulka dalka waxaa fulintiisa iska leh hayadda fulinta ,iyadoo ilaalintiisana ay leeyihiin Golaha wakiilada puntland oo u badan niman shaqaynayey intii puntland jirtey.

Waxaa kale oo mudan inaysan ilaawin madaxda Maantay in puntland ku dhisantay wada tashi iyo rabitaan shacab,balse aan lagu dhisin afduub iyo xoog,ciddii taas isku daydana waxay ka mudan doontaa fara maran iyo fadeexan aan weligeed ka harin.

Marxaladda Xisbiyada Badan iyo doorashooyinka.

Maadaama aan ka gudbeyno habkii xulidda,oo aan u gudbeyno habaka doorashada waxaa lagama maarmaan ah inaan dhawrro shaciga iyo xeerarka aan ugu tala galnay inaan ku gaarno meesha aan u soconno,waxaana si gaar ah xil uga saaranyahay hayadaha kala duwan ee dawladda ,maxaayeelay haddii aan la dhawrin shuruucdaas waxaa dhici doonta in aan lagaarin halka loo socdo ,amase ay dhacaan qalalaaso dhaliya carqalado Siyaasadeed iyo kuwo Amni,  maadaama ay jirto kala duwanaansho Siyaasadeed iyo mid fikir oo ka dkex jirta intii wada dhisatay puntland amase ay qaar ka mid ah ay madasha hadda ka maqanyihiin,taasna waxaa lagaga hortegi karaa in aan wada dhawrro sharciga siwada jir ahna ugu hawlagallo hawlaha socda.

Waxaa muuqata in durba lamarin habaabiyey arrimaha la xidhiidha  habka Doorashooyinka iyo Xisbiyada soo socda lagana leexshey tubtii toosnayd,taas oo horseedeysa dhibaatooyin ka abuurma puntland dhexdeeda,waxaana hormuud ka ah Marin habawgaas madaxda Qaranka iyo hawlawadeenada ay u magcaabeen arrimaha Doorashooyinka iyo xisbiyada badan.

Guddiga Doorashooyinka Puntland .

Si loo gaaro Dimuqraadiyad iyo doorashooyin xor ah waxaa lagama maar maan ah in la helo ciddii hawshaas si gaar ah ugu qumi lahayd oo aqoon iyo daacadnimo kaga mira dhalin lahayd.

Maamulka hadda jiraa wuxuuna magcaabay guddigii hawshaas hogaamin lahaa,balse nasiib darro weyn waxaa ah in madaxda sare ee guddiga doorashadu yihiin kuwo aan horay loogu aqoon  hoggaan Caddaaladeed,balse ku caanbaxay Cunsuriyad iyo Qabiil jacayl,waxaana taas u daliil ah sidii ay u maamuleen xubnihii Ergada Beelaha Gobolka Bari uga qayb galay ansixinta dastuurkii Puntlad ee dhowaan ka dhacay magaalada garoowe, waa tallaabadii ugu horreysey uguna fududayd hawsha laga sugayo ,waxayna awoodi waayeen iney lasugaan xeeshooda marka hawsha weyni bilaabato.

Waxaa kale oo markhaati ah wixii horay looga soo maray waqtigii UNISOM,iyo halka ay kaga jireen muranka Degmooyinkaas (Baargal,Ufayn,Rako iyo waaciye),iyadoo maantayna aad mooddo in ay doonayaan in loo noqdo waqtigii UNISOM oo ay ka soo wareegtey 20 sano, iyagoo ka bilaabay shaqadii loo igmaday halkii horay loogu ogaa,waa rajo xumo muujineysa in raadkii hore dib loogu noqdo,tan haatan lawadaana aan lagu guulayasan oo ay mar dhow fashilanto.

Xeerarka  Doorashooyinka dalka

Waxaa jirta in lasameeyey sharciyo kala duwan ee la xidhiidha Doorashooyinka,kuwaas oo ay saldhig u yihiin Dastuurka Dalka,haddaba waxaa muuqata in ay hadda jiraan shuruuc ka hor imaaneysa dastuurka dalakeena kuwaas ay kamid yihiin sharciga Doorashooyinka Golayaasha Degaanka,kaas oo dhowaan ay ansixiyeen Golaha wasiirada puntland, haddana uu horyaallo golaha wakiilada puntlad,sharcigaas waxaa ku qoran sidan hoos ku qoran:

  • In Doorashooyinka Golayaasha degaanku ka dhici doonaan 20 Degmo  kamid ah Degmooyinka Puntland,kuwaas oo lagu sheegay in ay ahaayeen Degmooyinkii jirey markii ay burburtay Dawladdii dhexe ee soomaaliya,iyadoo laga tegey degmooyin kale  oo ay horay u magcawday Dawladdii dhexe ee soomaaliya ,mana jirto sabab sharci oo loo kala saari karo Degmooyin puntland wada ah isla markaasna  isku waqti,Dawlad iyo Dekreeto ah,degmooyinka laga tegeyna wexey kala yihiin:-
  1. 1.      Degmada Baargaal
  2. 2.      Degmada Ufayn
  3. 3.      Degmada Waaciye
  4. 4.      Degmada Rako
  • Waxaa kale oo iyadana xusid mudan in dastuurka Dawladda Puntland uu qorayo in doorashooyinka puntland ay kawada dhicidoonto dhammaan Degmooyinka puntland,Degmo wlibana ay xaq u leedahay in ay hesho kuraasta ay kaga qayb geleyso dhismaha Dawlad Demuqraadi ah ee ka dhalata Puntland.

Haddaba Beesha Baaqan soo saartay markay aragtay arrimahan kor ku xusan waxaa lagama maar noqotay iney  soo saarto  Baaqan  ku socda Xildhibaanada Puntland waan kan hoos ku qoran:-

 

Qodobada  Baaqa .

 

  1. Golaha wakiilada Puntalnd waxaan halkan ugu soo gud bineynaa baaqan aan kaga cabanayno in sharciga dalka loo adeegsado sida uu jecelyahay ninka  gacanta ku haya ,taas oo macneheedu yahay in lagu tunto xuquuqda Dadka muwaadiniinta ah iyadoo la fulinanaayo dano qof iyo mid Qabiil.
  2. Waxaa Beelaha baaqan soo saaartay cabasho ka soo jeedinayaan dhammaan Degmooyinka Puntland ee laga tegey ee aan kor ku soo sheegnay kuwaas oo loo diidanyahay iney helaan xuquuqdooda dastuuriga ah,ha ahaadeen kuwii dawladdii  dhexe ee soomaaliya magcawday,ama  kuwa  ay puntland  magcawday,kuna shaqeeyey maamul Degmo sida Degmada Carmo iwm,islamarkaasna  mutaystay in Doorasho laga sameeyo.
  3. Waxaan u soo jeedineyneynaa golaha wakiilada puntland in ay iyagu dadka wakiil u yihiin ayna difaacaan cidda xuquuqdeeda la duud siyayo.
  4. Waxaan xaq dhawreynaa xilka aad u haysaan ummada iyo xeerarka dalka,waxaana idinka rajeyneynaa tallaabo raali gelisa Bulshada Puntland dhammaanteed,gaar ahaan Demooyinka iyo Beelaha Baaqa cabashada ah soo gudbiyey.
  5. Waxaan rajeyneynaa inaad cabbirikartaan cawaaqibka ka imaankara bulsho la caburiyo,iyadoo laga dheehankaro Baraarugga maantay ka socda caalamka hereerteena deggan.
  6. Waxaan uga digeynaa Golaha Baarlamaanka Puntland in eysan sabab u noqon kala goa Dunta tabarta daran ee isu haysa Puntland,gaar ahaan xildhibaanada ka soo jeeda gobolka Sool,kuwaas oo waayadan dambe lagu xamanayo inay noqdeen kuwo u adeega cid gaar ah amase fushada Dano gaar ah.
  7. Waxaa muuqda in aysan hirgeli doonin hawsha xisbiyada badan iyo doorashooyinka Dawladaha hoose haddii aan la helin hoggaan lagu kalsoonyahay iyagoo madaxda hadda hawsha loo diray aanay ehel u ahayn,aanna lagu aamini Karin iney maamulaan masiir ummadda u dhexeeya,waana riyo khiyaali in lagu hammiyo iney hawsha siiwadaan haddii la doonayo in wax ka qabsoomaan.
  8. Beelaha Baaqan wadajirka u qoray waxay halkan si wadajir ah ugu caddaynayaan inaanay doorashooyin ka dhici doonin degaanada ay ku noolyihiin iyo inta la aragti ah haddii aan wax laga beddlin sida hadda wax u socdaan.

 

Wa billaahi tawfiiq

Beesha dishiishe

  1. Odey Guud-Warsame         Muuse                 yuusuf (. Shaaquuf)
  2. ‘’             ‘’      salaad             Cali                      Oday
  3. Nabadoon    Liibaan            Cismaan              saalax
  4.                        Cismaan         Ismaaciil              braahim  (Xarrago)
  5.                        C/laahi             Xaaji                   Ciise
  6.                        Maxamuud     Maxamad          shirwac
  7.                        Sahal                C/salaam           yuusuf
  8.                        Cali                    Cismaan           Maxamad
  9.                        Gaacshe           Maxamuud      Afcasre
  10.                        Yaasiim             Xasan                Qaal.

 

Beesha Siwaaqroon

  1. Nabadoon    Axsmad          Salaad                  C/raxmaan
  2.                       Maxamad       Caynab                 Muuse
  3.                       Nuur                Maxamad           Xuseen
  4. Sheekh         Maxamuud     Axmad               Cali
  5.                       Cawil                 Jaamac              Muuse
  6. Caaqil           Cawad               X/Cumar
  7.                       Faatax                Cali                  C/raxmaan

Siciid                  Maxamad         Siciid

  1.                       Cabdalle            Axmad              Maxamuud
  2.  Ganacsade   Cismaan           Xaaji                  yuusuf
  3.                         Axmad             Maxamad          ciise
  4.                         Cali                   Maxamuud        Cali   (C. Xoolo side)
  5.                         Maxamad        salad                  yuusuf

 

Beesha CaJi li braahiil (Magacyada saxiixayaasha Baaqan)

  1. Nabadoon    Cali  Cumar Guure
  2.  ,,         ,,         Yuusuf  Faarax  Maxamuud
  3.  ,,         ,,         Xirsi waaberi Xaaji nuux
  4.  ,,         ,,         Cali  Cumar Guure
  5.   ,,       ,,          Xasan  huruuse  Guuleed
  6. ,,         ,,          mahad  askar  maxamd
  7. ,,         ,,          Maxamad   AW-Aadam     Yuusuf
  8.  ,,       ,,           Aadam  cali  saalax
  9.   ,,      ,,           Mxamad  Aadam muuse
  10.    ,,      ,,          Xasan  Axmad   muuse
  11.    ,,      ,,          Maxamad   Xuseen  Maxamuud
  12.   ,,       ,,          C/laahi  Shire  Maxamad
  13.    ,,      ,,          Axmad   Xasan  Maxamuud
  14.    ,,      ,,          Jaamac     Jibriil  muuse
  15.    ,,      ,,          Cabdi  faarax  Maxamuud
  16.    ,,      ,,          Khaliif   huruuse Yuusuf
  17.    ,,       ,,         Bashiir    ciise   Irbad
  18.   ,,       ,,          Ismaaciil    Sheekh cabdisalaam
  19.   ,,      ,,           Axmad  C/laahi  Xaaji Cumar
  20.   ,,      ,,           Axmad xaaji Maxamuud  Axmad.
  21.  Ganacsade    Maxamd  huruuse  yuusuf
  22.   ,,    ,,               Cismaan  Shure   Maxamad
  23.  Ganacsade             Yaasiin Cartan  Maxamad
  24.    ,,  ,,                         Cali   Mire  cartan
  25.   ,,   ,,                         Maxamda  siciid  Dable
  26.   ,,     ,,                       Maxamad  Mire    waaberi
  27.  ,,    ,,                         C/laahib   cabdi  saalax
  28.   ,,   ,,                         C/risaaq   salad  Cabdi
  29.    ,,   ,,                         Cumar   Jaamac   Jiriido
  30.    ,,     ,,                       Maxamuud  Bile cabdi
  31. .                                  Maxamuud   Mire waaberi
  32.   ,,    ,,                         C/salaam   Naxar    maxamad
  33.   ,,    ,,                         Sahal  Maxamd      Axmad
  34.   ,,     ,,                        Axmad   Cismaan  Irbad
  35.   ,,    ,,                         bAxmad  Maxamad Maxamuud
  36.    ,,    ,,                        Naalaye   Aadam    yuusuf

 

 

 

COMMENTS

RSSComments (38)

Leave a Reply | Trackback URL

  1. Asc dhamantiin,salan ka dib waxan ku fekerayey wax yaalo badan oo kaga xisabtamayey dhalinta pl iyo bahwaynta somaliyedba waxana ii cadatay xaalkiina iyo mostawaha aragtiyeed ee ay tagan tihiin dhalinta somaliyeed oo laga sugayey dad iyo dalba iney badbaadshan.waxan Idin dhihi lahaa dhalintay an midowno oo iskaashano oo aynu ku midowno si dadkeena iyo dalkeena si daacadnimo leh ugu shaqayn lahayn oo aynu iska dayno waxan aad hada haysan ogada dhamanteen waynu simanahaye Adam iyo xaawo ayaynu kawada nimi. By qqq

  2. Odey bari says:

    Waryaadahee goormey bahdey waalatey oo sidii shinnidii isku dhexyaacdey. War kulligiin walaalo baad tihiin oo odey biyihiis baa ilaah idinka uumey. War kulligiin degaan baa idinka dhexeeya oo gobol baad deggan tihiin. War waad wada dhiabn tihiin oo dhulalka ay Soomaalidu kala heystaan maanta waa dhul Harti, cidkasta oo kale dhulkeedii ceshatey. War waa bil ramadaan oo xumaantu ay reeban tahay. War kii ceytama, denbina waa uu kororsadey, isagaana is caayey Khalad baan arkaaye ka towbad keena, taasaa maslaxaddu tahay.

  3. haybad says:

    CAWLYAHAN MIDKA WATA OO AANAN HUBIN IN UU YAHAY ADEER CALI AMABA DHUUSA BOOHARKII ADOONTA NOO AHAAN JIRAY, HADALBADAN ISKAGA KAA KHASAARINMAAYO LAAKIIN WAXAAT TAHAY IYO INAADAN MEELNA DADNIMO IYO SHARAF AADAN KU LAHAYN ILAAHNA WAA OGYAHAY UMADIISUNA WAY OGTAHAY,WUXUU YIRI KHALIIF SH MAXAMUD OO QUDHIISU ADEER CALI AHAA LAAKIIN QARDHAAWI AHAA OO QARDHO KU DHASHAY BIYIHII KUBANA CABAY ILEEN HALKAAS BUU KA YIMI GABAYGA IYO AFTAHANIMADUYE WUXUU YIRI KHALIIF ASAGOO KA HADLYA TOLKIIS ADEER CAL, WAA NIMAN MASAAKIIN YAR YARA LAGU MASAALAAYE WAA NIMAN MACNAHA DOWLADNIMO AAN MEEL KASOO GELINE WAA NIMAN MALAY INAY GURTAAN MAANKA UGA TAALE WAA NIMAN AAN MEELNA UGA JIRIN MIIS RAG LEEYAHAYE,MARKALE AAN DHAGAYSANO KHALIIF OO KA HADLYA KARTI LA AANTA REER TOLKIIS WUXUU YIRI KHALIIF NINKII HOOYADIISOO CADILAN CEERI UGA GUURAY CISHE UMA NEGAADEE HORUU UGA CAWEERTAAYE BADOO CARATAY DOONYUHU MARBAY KU CAWARMAANE CAYDU MA CAAWIYO NIMUU BUUN LA CAARIYAYE!KHALIIF MARKUU KA QUUSTAY REER TOLKIIS MUXUU YIRI DEEXAY DADKAYGII ISII DUUL HORAA YIRIYE! DAXALBAY INTAY LA USKAGEEN DARI LASYEESHEENE MARKA CAWYAHANOW WAXAA RABTABA AHOOW AMA DISHIISHLE AMA CALI BAYSTAYN WAXAAN KUU SHEEGAYAA BUUGA KUMA TAALID XORYAAL AAN LEEYAHAY AYAAD TAHAY OO INAN GUMEED AH,FUCK GEESO XUN FUCK GUNTA BARI

  4. hassan says:

    war waa ramadaan ee afka ha lahaysto mida kale nimankan kusoo qoranaya magacyada qayb ka mid ah magaalooyinka puntland waxaad damac santihiin waa la garanayaa wax kale maahan ee waa inaad isku dirtaan dadka reer puntland waan ka xumahay midaasina waa idiinma suurtoobayso waayo dadka reer puntland maaha dad dhayal ku kala tagi kara . lkn idinka waxaa idinka liita kuwa idin rumaysanaya oo moodaya inaad tihiin niman reer puntland ah kadibna iska hadlayaa waan ka xumahay .!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!

  5. garowe boy says:

    Aaderayal iska amuso nac naci wax matartee mesha ninwalba wuxu yahay wala ogyahay iyo qabilada ad shegesaan tariqdoda so barta aderayaal. Ciise maxmuud hormarka dalka waxa kenay waiyaka iyo madaxtoyada marka wexe ku wanagsantahay in garowe. Ka dambesaan aya inkulatalinayaaa. Dadka qaar wa maqarsaar mejerteen oo. Iskahadla adeer dee ana intaliyo anana insi talindono eee wlcom garowe. Viva faroole watasa shidal ayu sosaray ma. Nin farole gara lainkahelaya manta wamaya

  6. kkkkkkkkkkkk Haybad inad ina gumed tahay ma waxad ka xanaqaysa Langaab in lagu dhaho kkk ilahay ba ka dhigaye rumeyso langab sidisaba maha Caay ee wa tiro badni mesha tiro kuma hayso reerka tolka ah ee ad aflagadeysay na hadi la isku kin tiriyo 37 jeer bay kugu so laba lamayan rali gelin deg deg ah ka bixi hadalada jilicsan ad mesha la timid duf kubaxe Cuqdad inay ku dishay una dhimaneyso wa hadal la,ane hora lo yiri guusku ma adke meel jilicsan bu helay daadka sida aniga oo kale ah i imow wale inan ila qardho ila bosaso inta u dhaxaysa kufara xumeynaya sidi horey u dhacday wadanka hadi la is tiro kobo gaabi gagaba 800 qof wale inadan dhamestirneyn lolz

  7. asc waxan aad ugu mahad celinaya qofka wata baargaal sxb aad baan kugu mahad celinaya barada runti waxad tahay shaqsi og in pl cadowgedu malaayin kor u dhafayan marka dadkan dhamantod maahan dad ah rer pl waana dad magacyada pl iyo magaloyinka iska dhiga ya say isugu diran umada rer pl siiba dhowr qof oo an hubo inay yihin cadowga pl sida garoowe qofka wata sidoo kale kan wata khaatumo sido kale kan wata qardho bari waa hooyada pl dhamana waxaa wada dagan rer pl mahan meel familo shegan karan

  8. aad baan uga xumahay inaad sidi caruurti u caytantan dhaman waxba lama kala ahaa kan magaca khaatumo watana dadka magacoda u dhig oo cidad tahay shego walalayal waxba ma kala nihin ee webkan qabilku madax maray yusan isku kin dirin

  9. Haybad says:

    WEBKAN CEEB MALEH EE WAXAA WEEYE DADKII AABAYAASHOOD AY ADOONTA AHAAYEEN AYAAN WALI KA BOGSAN BALSE WAXAAN U SHEEGAYAA ADEER WAA ISKA CAADI BRITAN WAXAY SOO GUMAYSATAY ADUUNKA INTIISA BADAN CISMAAN MAXAMUUDNA WAA ISDAAS MARKA IDINKU MA JOOGTAAN BOOSKII AABAYAASHIIN NOLOL BAA LAYDIN OGALYAHAY EE EDEBYEEHSA OO ALAH KU XAMDIYA,

    WAACIYE MIDKA ISKU SHEEGAY WUXUU KA HADLYO MA FAHMIN BOSAASAAN LEENAHAY CIMAAN MAXAMUUD MP KUMA LEH WAR CISMAAN MAXAMUUD ADIGA IYO BOSAASABA YAGAA KULEH DOFOWE WARNA AAMUSIYA INAN GUMEEDKA,
    WAR ILEEN GUNI KAMASOO RAYSO WAR WUXU MAXAY YIHIIN WALAHI TII DHARBAAXDAII 89 KII OO KALE AYAAD RABTAAN HADAYDINAAN EDEBYEELANA GUB XIDAA DHACAYSA ARIBOOWE WAAGII GUB XITA GUN UF WARNAGA AANUS INAN GUMEEDYAHOW URAYAA, SOW MA OGID ABAALKAAN KUU GALNAY OO MARKA QABAA IILADA AAN IDIN AQOON WAX IDINKA GALAAN ANAGA CADAYN NALASOO WAYDIIYO OO LAYIRAAHDO DISHIISHLE WAA MAXAY NASAB MAYIHIIN YEEYSE GALAAN KOLKAAS AYAANU NIRAAHNAA WAR WAA HARTI,
    MARKA WACIYOW DAMEER BAAD TAHAY CIYAY CAAC DUFKUBAX

  10. Haybad says:

    WAACIYE KAN WATOW WAACIYE WAA XAGEE?? SOWMAHAN XAAFAD QARDHO KAMID AH?? MIYAADAN WAXKALA AQOON MISE CARUUR QURBAHA LAKEENAY OO AAN WARHAYN BAAD TAHAY WAR NAGA AAMUS LAANGAAB YAHAOW CALOOSHA KAJIRAN PUNTLAN XAAFAD RAXIIS LA DHAHO OO BOSASO KU TAAL AYAAD KA DEGENTAHAY OO TUUGTA IYO SHARMUUTOOYINKU KU NOOLYIHIIN XAGEE KALE OO AAD DEGTA BAL II SHEEG MA TASJIIC KKKK,ADEER CISMAAN MAXAMUUD WAA HORMOODKII SOOMALI OO DHAN ISKUMANA DHERERANKARTIDE HAKU DABA LUMIN BAAN KU ORANLAHA WAA DAD ILAHAY KARAAMEEYAY KUNA KARAAMEEYAY AQOON IYO XADAARAD FACWAYN OO AYSAN OO SIDA CAD CEEDA U CAD WAA DAKII GOBANIMADA SOMALIYA USOO HALGAMAY 13 KII SYL 7 WAXAY AHAYD CISMAAN MAXAMUUD INTA KALENA SOOMAALIDA KALE MARKA ADEER ADIGOO DISHIISHLE AH OO HADAAD RAXIIS DHAAFTO AYSAN CIDI KU AQOON AYAA HADLAYA MALAHA DADKAAD IS BARIN! ADEER WAXAAN KUU SHEEGAYAA CISMAAN MAXAMUUD WALIGIIS KOR BUU AHAA KORBUUNA AHAAN HADII HADAYNU DAAYEERO NOQONO ODAY BUXUURKA UGU WAYN OO IDIN ORGEEYA AYUU NOQON CISMAAN MAXAMUUD HADAYNU SHINBIRA NOQONANA GOR GORKA UGU WAYN OO IDIN FUULAAN NOQON MAR CIIL IYO CARO IYO LAANGAAB NIMO AYAAD U BAKHTIN ILAAH BAA GUN KAA DHIGAY CISMAAN MAXMUD WAXAAD UGU DUDAA WAA AQOONDARO IYO XISDI OGOWNA ILAAH KASOKOW ANAA II DAAQAYSA WAXAAD RABTAAN AHAADA AMA MJ YAR YAR AMA DISHIISHLE WAXAAD TIHIIN BISQANTAYDA EE OGAADO,

  11. Haybad says:

    RUNTII WIILASHA MEESHAN WAX KUSOO QORAYA WAA WIILAL JIRAN OO CUQDAD QABA WAXAANA HAYA XANUUN AAN DAAWO LAHAYN OO LA YIRAAHDO MAXAMUUD SALEEBAAN IYO CISMAAN MAXAMUUD, WAR HADII CISMAAN MAXAMUUD AY WAA AABAYAASHIIN RARAN JIREEN OO AY ADOOMO AY LEEYIHIIN AHAAYEEN ARINTAASI HADA MA JIDHO OO WAA LAYDAN XOREEYAY EE XORNIMADIINA KU JOOGA, MIDA DEEGAANKA BARI CIDA AWOODA KU LEH WAA LAYAQAAN BOSASO AYAA CAASUMADA U AH BOSAASANA CISMAAN MAXAMUUD BAA LEH BAL FIIRI MAGAALADII HORE EE DEKEDA KU HAREERAYSAN YAA LEH BAHGAREEN BA LEH HADAYDOONAAN DEKEDA WAY XIRTAAN XAAFADAN CUSUB EE DHANKA AIRPORTIGA ILAA NEW BOSAASO AYAGAA DEGA WAANA XAAFADA UGU WANAAGSAN BOSAASO MARKA WIIL WAACIYA BOOWE RAXIIS OO AH XAAFADA BURCADA IYO SHARMUUTOOYINKA AYAAD KA DEGENTAHAY BOSASO WACIYANA LABA ODAY OO REER QARDHOOD AHA YAA IDIN DEJIYAY INTAAD TIRAAHDEEN TOLOW WAANU KU GUBANAY BUURAHEE OOGADA MEEL HANALAGA SIIYO OGAADANA XIDA IYO WAACIYA WAA LABA TUULO OO QARDHO HOOSYIMAADA HADAAD HADASHAAN DUSHIINAAN SAARANAHAY KOODA ALXAMDULULAH!
    WAR CISMAAN MAXAMUUD WAA QARAN YACIISTAAS OO KALENA MAAHAN KAR KAAR IYO BARINA AYAGAA LEH IDINKUNA XORYAALO AYAAD TIHIIN HADAAD EDEBYEELANWAYDAANA WAA LAYDIN KARBAASHION SIDII AABAYAASHIIN LOO GELI JIRAY OO AXMED TAAJIR UGU DHISI JIRAY GURYAHA BOSAASO XUSUUSO DABAQA QADIIMKA AH EE DEKEDA KU HORYAAL YAA LAGU DHISAY?? WAA DISHIISHE MARKA DAMEER AAN SAARNAHAY MAXAY DHUUSADIISU I YEELIN WIIL WAACIYE ANAA KU LEH ILAAHAY KASOKOW LAANGAAB BAAD TAHAY LAANGAABKANA AAKHIRO WAA LA CADAABIN MAXAA YEELAY XIQDI IYO XUMAAN AYAA UURKA UGA BUUXA IYO MUNAAFAQNIMO,

  12. daljire says:

    marka hore waa bil ramadaane illaah ha laga baqo. reer puntland yaan lakala gurin qabiil udood iyo kufaan waa ceeb reer baadiyaha ayaa lagu yaqiin, waa maxay arrintaan sida kale isu rogtay. qofkii isle xuquuqbaa kaa maqan yaan lagu ceebeen garbuu u leeyahay inuu si nabad ah walaalihiisa kale ugu soo bandhigo wixii uu tabanayo.

  13. Qaasim says:

    Subxaanalaah reer bari ilbaxnimaa sheegataan saan ilbaxnimo miyaa hana ceebeeynina awalaa reer mudug isbaaro uga yaabaneeyn sharafta puntland hala ilaaliyo

  14. Qaasim says:

    Subxaanalaah reer bari ilbaxnimaa sheegataan saan ilbaxnimo miyaa hana ceebeeynaha awalaa reer mudug isbaaro uga yaabaneeyn sharafta puntland hala ilaaliyo

  15. waciye@hotmail.com says:

    ku yusuf anigu de waan idin aqana sxb hadaad rer qardood tihiin ina gumeed horta kalmada ah waxa isticmala dadka shakiga ka qaba ama lagu yerahdo anigu waxan ahey ban ahey mida kale waxan amin sanhey ninka wata magaca garawe in usan aheyn nin rer garawe ah una yahey rer qardood waliba nin labaxey ama alba sidi midkanki gajada qabey ucaya faroole iyo wilashisa watana maga ah QARDHAWI marka anigu ugafi mayo rer garawe meshana wabesite uma ahan waxna kuma qoran maxmaud saleyban waa dad nasaba yaqana tol iyo wada dalasho marka laga rebo cismanka oo mugdi weyn kaga jiro qof walba in ey asalkodi sinjibar kayimadeen wayo lama dhaqan tihiin dhanka kale magac waciye ader wa leyskaga so daery meshan wilka garawe wata oo ku faraxsan cadawgagi dishishe ba cabanya waciye wey ledahey gole degan wana lasoqatey dadkan magacoda wax kamqana majiran ta kufarax ama kujab koley cadwga kowaad ee dishishe leyihiin somliya oo dhan mid yar iyo mid weyna dishishena amin san yahey waa cisman maxmaud lkn nin magala ka dhudow ya ku og wligeen nebcada ama jeclada indinka bogta udhman dishishena shaxad iyo tuksi bad ulatagtan wajigoda calosha ya ba biya bad ka qabtan ale ha idin cafiyo ayaan idn leyahey

  16. dumarka cali saleban ee meesha ka catoobayow , cali jibrahil wad garanaysan waxay yihiin hadan been la isu sheegayn , ufayna wad garan
    ufayn wa magaalo wayn leh biyogalin , cisbitaalo caalami ah, secendryo, iskuulo cafimaad, kuwo xanaano xoolo, haatana la dhagax dhigay Ufayn University, degmadu waxay leedahay beero ay caan ku tahay, iyo xiji , ufayn cidna degmo marti ugama aha waxayla mid tahay muqdisho iyo hargaysa ader , dhanka kale ader googaradley ama cali googarad ayaad tahay ee edeb yesha hadii kale ciida waxaanu ka qudbaynaynaa tulada Carmo

  17. looooooooooooolz

    maxa qaldan meesha waxa iga muqata deganka ku qoran iyo qabilada qar an islahen aya jire 2 tuulo oo kamid ah Ufeyn iyo Rako wa dhul cawalyahane side wax u qaldan yahin webku ha iska saaxo degamada iyo qabilada yan la isku xaad gudbin webku wuxu ku ficnan wax macqul ah o muqda mesha inu la yimado
    uma dulqadan karno dhulkayaga in beelo yar yar lugu so qoro Puntland wa beelo wada dega dhuulkana kala leh in la is ixtiramo way fican tahay hadi se laga firsan wayo garacmo inay bilamato wa shurud la,an waxan umaleynaya beelahan yar yar waxay u xisen Toora boora thanks kkk

  18. kkkkk
    yuusuf yare horta manta dhaan waxan donayey wan ka helay awal melan ku saro ayan garan wayey balse adaaba isa so ban dhigay tarikhda somalia ninki ku baray sow aniga maha adigo jajus talyaniga ushaqeya sow umada kaman qabano nolol kuguman asin adigo xamar lagu sacbinayo ninki ku yiri uma qalantid mj yar yare bad tahay lascanood intu ku dhigay hadu ka dushay sowmahi wale marka ciida tahay maqlo dareen inan wax kufsado aya iqabata yacni jileca ka batay
    puntland qardho oo kaliya kuledahay oo waliba u kula dego beesha idigfacle iyo rer wa raag melad kaliga degto bal so shego kurdish bad tahaye Gobolka na walagugu mamulaya ninki kugu so oday qardho sow aniga ma ahi wale inan caadan ila mukuli an baada kugu maraya bila doon intan ku daadsado kkkkk

  19. Yuusuf Yare says:

    waxaan aad uga xumahay wiilashan yar yar ee aan habooneen in loo jawaabo sheeganayana dadka kale deegaankooda wiil carmo adeer dagmada isku shuban bandarbayla qardho xaafuun boosaaso oo hada run ahaantii lawada daganyahay marka laga reebo inta dagmo oo aan kuu sheegay oo ah dagmooyinka cismaan maxamuud dago hadaba maxaa haray gobolka bari waa qandala caluula marka soo maynoorati ma ahidin adiga iyo wiilka mooricase oo markii warsangali soo eryay intii aan boosaaso dajiyay aniga maanta isku kay dhararinaya ama afka igu taagaya ileeyn ina gumeedku wax ka jaqjaqbadane ma jecleen in aan qabiil shiikh iyo shariif leh ugafo maxaa yeelay aniga guri akhlaaq leh ayaa laygu soo koriyay laakiin kuwan oo kale ayaa ku kalifaya waxa kale oo layaabay isaga oo ka soo c araraya wiilka garoowelabaxay oo waliba u caayaya wax aan anigu kala xishooday ayuu cid aan waxba u dhimin cayay maxaa yeelay anigu waxaan ahay nin gob ah oo dadka ila daga waan ixtiraami jiray laakiin kuwooda hada haray waxa ay mudan yihiin in aan ula dhaqmo sida cumar iyo ciise ay ula dhaqmaan ileeyn ina gumeedku madax salaaxid wax kuma laha eh waxaa jirtay maah maah ah rida magaalo waxa ay wasmo jeceshahay orgiga qalaad hadaba reer barigu waa taas oo kale marka ogaada ama cumar u sacabo tuma ama ciise u sacabo tuma siyaasada maxamuud suleeymaan waa isku mid mid walbana oowrkiisa ayuu idinku kacsanaya marka inaga ayaa ishureene wiilalyohow yaryari hanoqonina ridii magaalo ogaadana awoowayaashiin ma aheeyn ilaa xad niman cuqdadeesan sidiina waxa ayna ahaayeen niman masaakiin ah wabilaahitoowfiiq

  20. kkkkkk
    Mj yar yare baaqyo badana malin ba jiifi ha dhehdo ana dulman kkkk yaa idin Cadaalad simi kara bini adaam banu nahaye yaab mana walaan mise Cadan ba laga heesaya Gobolada sida lo qeybsaday waqtigi Puntland la asasay beelaha waweyn Gobol Mudug Cumar mohamud Gobolka Baari Cali saleban Gobolka Nugal Ciise mohamud Gobolka karkar Cisman mohamud inta kale Baasuke ha ayaleh kkkkk
    ileen Ciil loma dhinto sorry tiradina yaratay maxa idin sameyn karna qoloba gobolka ay degto kuwi haysta ha iskala nolato wixi lasiyona yes yes abeed abeed abeed tigrinya kkkkkkkkkkkk

  21. waciye@hotmail.com says:

    isagoo qardho ka yimi oo bosaso gurayheda halki guri kusexda 20rer qardoda sda ugadenka ama oromada jogta magalada ee hooy ama guri lantu heyso ayu raba in uu wax shegto bosaso daqale kuma heystaan iyo awood cidan midna ee edeb yesha dadka bosaso lagu yaqan waa CALI SALEYBAN-DISHISHE ayaa bosaso logu yimada waxna laga weydiya DEGAMADA-GOBLKA MALIYADA-DEKADAHA GUDIGA ganacsatda intaba iyaga heysta awalna idnka inta caqliga xun ee kaso kala jeda 2belood warxumatashil ukal garsin jirey lkn hada wa 2belood oo matanobey walalona ah sharfti iyo cisigi ugaas yasiin iyo beldajihi kaga tagey so celeiyey ee oradaya melcidla ad jexeysaan iska amusa yaan qardho lyedin ku imaan

  22. kkkkk shuurudi loga bahna ma buxin ban umaleyn sababto ah saalada jimce ba meelahas lagama tukado daad yaran meesha anagu 1 qoys banu ku ixtirameyna Gobolka bari wana qoyska ugu badan daad ahaan iyo dhuul ahan amase dhaaqale ahan wixi inta dheer heerdinka socda aya qadaya awalba abdullahi yusuf alle ha u naxariste aya iska si siyey waxaysan u qalmin hada wa la xisab tamaya wadanka tiro kob aya lagu sameynaya ciidi shuuruda an buxin wa hanqararac lug uma dhutiyo thanks

  23. mahad says:

    waa ariin ficaan, hadii dadkii xalaasha ahaa ee reer bari mantaa hadaleen. ader waxad ka halaysaan degmo laga tegay dalkii away away sool. away buhoodle, away sanaag bari, away casaarland away karkaarland away mudug land, marka waxad ka sugtaan shiikh meesh jooga intaa wax ka si xuun, waxad la soctaan mahmaahduu idinku mahmahay markii dagaalku ka socdey ufaan, labo ali dheexdooda, wuxu yiri koriintoodi wax naga dartay kalo ceelintoodi, marka talo ma haysaan si laydiinka xoreeyo waa inaad dibada u so baxdaan waxad tihiin dad qiimo badan ku leh bulshada reer puntland loona bahan yahay maalkooda iyo awoodaa waxad waayi doontaan guryaha aad hadda bosaaso kaaga jirtaan walaalhi, reer bari meelda joogtaanba duli ku baxaa illahay baan idin barey qolo qardhay ka qayliin qolona bosaso away awoodi reer bari

  24. cilmi says:

    TO YUSUF YARE waxaad tahay maxamud saleebaan iska xamaasaysan mar kaad jalam iyo meeya keentay puntland waxa ay ka kooban tahay 37 degmo 20 degmana hore ayey ujireen 17 degmana puntland ayaa magacowdey marka maadaama doorashooyin ka ay yihiin heer puntland dagmooyinka oo dhan waa in ay isku xuquuq noqdaan oo doorashooyin ka kawada dhacdaa mida kale kuwaan kudoodaya sadexdaan degmo dawladii hore ayaa magacowday mamacaabin laakiin sahan ayaa lagu sameeyey balidhidhin na waa jirtay sahan kaa waxaa na suura gal ahaan lahayd hadi ayan dowladii dhaxe dhicin in lamagacaabilahaa, laakiin waxaan idin sheegayaa beelan hada qaylinaya waxa ay maxamud saleebaan usocdaan waa cali saleebaan waayo deeganadan laga tagay oo dhan cali saleebaan baa kasoo galaya bali dhidhin toos bay ugasoo galayaan carmo toos bay uga soo galayaan ufayn qayb bay kasoo galayaan baargaal qayb bay kasoo galayaan rako qayb bay kasoo galaayaan xaafuun qayb bay kasoo galayaan marka bare waxa dagaal ka toos ka ah kula jiro waa cali saleebaan laakiin anaga waxaas uma joojinayno inkastoo faroole maanta uu taageero buuxda kahaysto beesha cali saleebaan hadana arimahaan socda oo ay wadaan gudiga doorashada sida aan hore usheegayba waa arimo dan lagaleeyahay laakiin anaga waxaa uma joojimayno mar walba anaga waxaan nahay majoorati meel hadii ladii do maasha kale uun baan kasoo mooqanaynaa marka bare waxaan usheegayaa inta aad is leedahay maxamud saleebaan kailaali cali saleebaan beelaha ee walaaha ah xuqudooda haduudsiyin
    wabilahi towfiiq

  25. Qandali says:

    ilaah ka cabsada waa bisha ramadan dadkan fikarahada dhiibanaya maaha inaad aflagadeysan beelaha reer puntland .

    arima badan ayaa isku qasan runtii kuwaas ah waxaa la doonaya in la,iswaafajiyo ´wax hada jira iyo 20sano ka hor.

    Marka puntland 20 sano ka hor cidna kuma nooleyn dad badan wadanka ma deganayn dhulku waxuu ahaa dhul jamahado ka dagalamaan isla markaana shacab badan deganeyn balse hada dadkii dalka deganaa way soo laabteen bulshadii way sii badatay dhaqaale badana way heleen waxaa la sameeyay magalooyin cusub tusaale hadaan usoo qaato magaalda caluula waxaa hada ka dad badan baargaal oo ahayd tuulo shalay balse maanta magalo ah tan kale iskushuban waxay shalay ahayd magaalo balse hada waxaa ka dad badan ufeyn iyo carmo oo aad ugu weyn isku shuban shalay banderbayla waxay ahayd degmo hada waxaa ka dad badan rako iyo xiriiro oo shalay tuulooyin ahaa gobalka karkaar waxuu ka dad badanyahay 20 sano dadkii ku noola gobalka bari oo dhan .

    marka dawlada iyo barlamaanka waxay meesha ka saareen gobalada cusub iyo degmooyinka cusub balse shacabka meesha lagama saarin oo xubanaha barlamaanka waxay iska soo sharaxayaan degmooyinkeeda muhiimadu waxaa weeye in ninka barlamanaaka uu helaa ugu yaraan 3000 oo cod haduu shan kun oo cod helo waxuu noqonaya xubin kamid barlamanka puntland .

    marka dhamaanteen waxaan nahay dad walaala ah wada dhalashada reer puntland waa mid jiri doonta waxynu nahay isku dan marka waxaan qabaa in la tixgeliyo fikradaha dadka iyo beelaha puntland .
    guul dhaman ramadan kariim

  26. Baargaal says:

    To Garowe. Adeer Hal hadal baan ku lee yahay Suldaan Garaase u hiili isagaa lagu bahdiley Madaxtooyada hadana caro kaga maqan Garowe. Aan u soo noqdo dooda, Dagmooyinka laga tagey Dastuurka Cusub wey ku xusan yihiin sida cad ee xagee qaladka ka jiraa?? Ma shaksi baa wata mise Koox. Xaqiiqda ayaan qori lahaa ee waan la ii fasaxeyn, middna ogaada Reer Puntland Walaahi Dulmi waa lagu halaagsamaa oo inagaa Dowladii M. Siyaad Bare, dulmi nagu sameysay ee inagu yeynaan is-dulmin. Cadowga Puntland baa badan oo yaan inagu is nicin, kuwiina Qabaailkan cabashada muujiyay aflagaadeynaya ogaada Bowda Rag maalinba mid baa qaawan, ee idinkuna Maalin baad oran doontaan waa nala dulmey. Cadaalad baa ina deeqda.

  27. wiil boosaaso says:

    yusuf yare ninka labaxy sxb caga dhigo bosaaso boqolkiiba 80 cali saleebaan badegee mida gobolka haday noqotona gobolka bari waa 8 degmo 2 degmo mahane 6 kale cali salebaan baadega qandala iyo carmo iyo balidhidhin iyo iskushuban waxay kale oo bar kadeganyihiin ufayn bosoosona waa boqolkiiba 80 dhagixii aaturto qof cali salebaaan ah buu kudhacaa adoo qardho kayimid baa rabtaa inaad gobolka bari nogashegaysid

  28. waciye@hotmail.com says:

    ku garawe ku qarabanya haad rer qardo taheyna bosaso ama goblka bari waxad ka they minority waxba laga weydin mayo hadad wax tahey councelka bosaso xabad kumalihid ah MP marka iska amus dadkan adiga waxab kama gelin faroolena wanu tagersanhey cise maxmudna wa dad nasaba ado kale ma ahan ama maxmaud saleyban maba tihid wayo lama dhaqan tihid mana shabahdo in dib laga ego weyn bal in ad tahey sax iyo inkale

  29. waciye@hotmail.com says:

    ku garawe adeer magaca waad ku qarabneys mana tihid dadka ka so jeda magaca ad sidato inkasto casimada puntland tahey oo lakala laheyn wana ku aqana kuna fahmaya mesha ad kaso jedo iyo mesha ama bogta kudhamqaneysa lkn waxan jeclaan laha sida an magacn usito uguna kalsonahey magaceyga iyo waxa an ahey in aad ila so shac baxdo oo ad dadka magacoda ku qaraban hadad amin santahey ama ad mucarad ku tahey faroole ha iso ran dishishe caay si ey iyaguna qoralkaga u arkan uagana jawaban afxumadad munafaqada noca ah rerka darood ama harti waxa lagu yaqan dad gara ee udig dadka magacoda iyo degomoyinkoda ad kuqarabneyso ibnu xaran yahow cisma maxmaud ama rer garawe uma quran dad ey wada dashen walalona yihiin afxumad ad adigu ku hadleyso wax xaran lagu daley batahey oo rer qaroda

  30. Yuusuf Yare says:

    waad salaamantihiin dhamaan iqyaarta commentiga ka qeeybgaleeysa waxaa jira dad webkan canbaareenaya run ahaantii anigu aqoon uma lihi nimanka wax ku qora laakiin waxaan aaminsanahay in uu ka midyahay webseedyada ugu dhex dhexaadsan waxa uu qorayana waa wax bardoow loo soo gudbiyay ee u maleenmayo in uu cid ku been abuuranayo haddii aan u soo laabto bayaanakan ay soo qoreen qabaailo wax ka daga gobolka bari run ahaantii qofku cabasho wuu sameenkaraa laakiin waxaa fiican marka aad wax qorayso in aad u qorto si asluubaysan adiga oo aad cidna ku dureen mar walbana ka fogaanaya wixii cadiifad ku dheehan tahay qabaa iladan meesha ka muuqda waxa ay u badanyihiin kuwii shalay u olaleenayay markii uu faroole ku marsanayay dastuurka xaaraanta ah hadaba maxaa maanta isbadalay tankale aniga oo ku garabsiineen maamulka hada jira oo waliba wax tigiisii dhamaadka yahay dibna loo saxayo khaladka uu dastuurka ku sameeyay waxaan kaliya oo ku raacsanahay qaabakan loo soo xulay dagmooyinka foodku ka dhicikaro iyo kuwa kale xaqiiqadu waxa ay tahay dadkan waxa ay ku doodayaan waa tuulooyin iyaguna waa ay og yihiin ee waa dad dano kale leh maxaa yeelay reerkasta wax ay dhihikaraan tuuladaydu waa dagmo waxaa jiro tuulooyin waa weeyn oo ku waas la mid ah ama qaarkood ka weewayn sida tiilo jalam sheerbi sunajiif hadaba kuwaasuna soo dagmo lama orankaro marka waxaa fiican in xaqaaqiga laga hadlo qofkuna inta uu gar dhigan in uu garnaqsado haddii aan waxyar u soo laabto wiilkan sheeganaya carmo oo dadka kala saaraya walaal dadkani waa dad walaalo ah wax faraq ah oo u dhaxeeya ma jiro adiga oo aan u gartay in aad tahay magaca aad qoratay ka waran aniga oo og in aad dagto wax dagmo ah qandala iyo boosaaso oo aan ogahay taariikhda aad timi oo aad xaafad ka dagto hadaba hamaagin dadkan tolka ah oo aad isku doonta saarantihiin iyaguna mala awaalka ku doodaya waad mahadsantihiin

  31. garowe boy says:

    War hedhe dadki an hadli jirin ba hadal bartay war degmoyinka kor kuqoran degan umalihidine eee xafada. Dagantihiin kahadla sawaqron iyo dhashishle mesha 4 xaba kutihinee qaska iyo hadalka jojiya. 4.5. Ayad katihine dhulkaan ha sheganina ilma aderayaalo. Caga dhigta oo umadina nabad kula noladaa afarahas kama hadli kartaneee dantinu wa nabad ina kula nolataal. Umadaas. Walalhiin ahee ee. Viva. Faroole iyo inti racsaan

  32. Yuusuf Yare says:

    a

  33. waciye@hotmail.com says:

    ma fahmin walai mesha ey saladu iska qaban ladahey macnha waxan ula jeda waciye wey ledahey gole degaan wana losamyey kuwaso ka koban tuloyinka hostagta sherbi-xida-alxamdulilah-dalweyn-juurile marka maxa logu so darey maqalkan dihsishe shirey ama ey isla shireen belahn majiro ee nagadaya saxafada mideda kale carmo waa degmo weyn istahishan in ey lamqam istagto degmoyinka kale malin walbana bel ba shirtey nagadaya

  34. Nugaalsame says:

    Waa run waa in degmooyinka lasimaa waxaa muuqada inaan cadaalada lagu salayn

  35. Wa sualle somalia 18 gobol ba google ugu qorane dhanka puntland na waxa sii sax ugu qoraan 2 gobol oo kala ah bari iyo nugal iyo mudug oo sher ah mudug. Tirsi maleeh qomiyado kala gadisaan ba degaan mudug xisab cidi ugumajirtee marka puntland wa bari iyo nugaal sida saxda ah oo somali ay uwada ogtahay wa suale. Gobolka karkaar utaqanan gorma lasameyay ma burburki kadinb aya samesateen ileen 18 ka gobol ooo somalia gobol. Kuma jirto gobol karkaar layirahddee. Kutale bal kakareey waxage wayabee. 2 badina gobol lee shegta walalyaal. Mel ad magacabateen gobol in noqon mayseee dhuulna mesha kumahaysane is dajiya bal

  36. dadku waa is ku mid waxba is ma dheere waana walaalo marka webkaan waxa uu ka shaqeeyaa is ku dirka rer puntland waa canbaareynayaa

  37. WIIL XIRIIRO says:

    carmo maxaa keenay meesha kkkkkk beeluhu baqooda haku ekadaan meesha yaan laysufiirsan carmo waa kaweyntahy degmooyinka kor kuqoran kanda dadbadan

  38. carmo_man says:

    weebku ma isku dirna reer puntland miyu ka shaqeya malina isaago wax run ah shegaya ma arag mise shaqsiyad qabiil jacel ah aya qora oo ku ciil baxaya qoralka wa ramadan benta iyo boro bogandada iska daya malin walba rer hebel aya baaq so saray macqul maha beelaha meshan lagu so qorayna maha kuwo heerki degmo buuxshay amase 200 qof dhaan degmada waciye iyadu gole degan iyo gudomiye way ledahay maqan waxa logu so darsaday belahan yar yar mise tiro bux sasho kkkk
    Gobolka baari waxa iska leeh Cali saleban iyo dishishe mudug cumar mohamud nugaal ciise mohamud karkaar cisman daadka intisa kale wa tol oo wa yar yarka tiro sida u badan ma jirto mid dhaqale iyo mid tiro ba kkk

Leave a Reply