Booliska Boosaso oo xirxiray tahriibayaal ku dhow 200-oo qof

August 21, 2012   //   Warar Somaali

Ciidamada amaanka ee magaal;ada Boosaaso ayaa maanta soo bandhigay dhalinyaro isugu jirata wiilal iyo gabdho oo u dhashay dalalka Itoobiya iy Soonaaliya ,kuwaasi oo ay kasoo qabyteen xeebta Shimbiraalle ee bariga magaalada Boosoaaso halkaasi oo ay doonayeen inay ka tahriibaan.

Taliyaha qaybta booliska ee gobolka Bari Col. Cismaan Xasan Cawke Afdalowoo saxaafadda kula hadlay dekedda magaalada Boosaso oo lagu soo xiray laba doonyood oo tahriibtan doonaysay inay qaaddo ayaa waxaa uu sheegay howlgalka inuu qayb ka yahay dagaalka lagula jiro tahriibka, isagoo intaasi raaciyay inay sii wadayaan dagaalka lagula jirro tahriibka iyo kooxaha wax tahriibaya.

Dhinaca kalle mid ka mid ah kooxaha wax tahriibinaya ayaa waxaa uu sheegay inuu doonida ka raacay dekedda magaalada Boosaaso islamarkaana uu doonayay inuu gaaro dalka Yeme
n.
Tahriibka ayaa sanadihii lasoo dhaafay waxaa ugu geeriyooday kumanaan qof, kuwaasi oo isku dayayay inay tahriib ahaan ku gaaraan xeebaha dalka Yemen.
Puntland-News24
Bossaso.

COMMENTS

RSSComments (4)

Leave a Reply | Trackback URL

  1. Hahah war hedhe rer puntland eelaydan masakiinta ah iyo jarer somali da masakinta ooo. Gajada so hayamisay iska daya sucudi aye naf ka helayaneee awala hawiye so silciye adinkuna haugu sidarineee elay wa masakiiin ha xirinaaa hana jirdilina wayo cid inka celineso majiraan wayo wa langaab eee fasax siyaaa

  2. San says:

    As above

    It is a real problem.

    take care

    Puntlander.

  3. San says:

    Warning.

    There are real scurity concerns, until occupied homes and land are completely freed.

    The worest you expect is that Mogadishu grown criminals during the last 21 years,are planning mass murder, worset than what happen before to owners of the occupied homes and land. Leaders should not be there, Do not trust at all, those home grown criminals.
    It real problems.

    Take care.

    Puntlander.

  4. Ugu horayn waxaan halkaan ka salamaya dhamaan masuuliyiinta dowlada puntland iyo shacab waynaha salaan kadib waxaan sigaar ah rabaa inaan mahad celin iyo bogaadin ugu diro maamulka gobolka bari iyo shacabka sigaar ah waxaan amaan iyo bogaadin usoo jeedinayaa ciidamada amaanka oo iyagu runtii marwalba heegan ugu jira sidii dalka iyo dadka ay amaankooda usugi lahaayeen har iyo habayna utaagan oo aysan marna ka caajisin iyagoo misna u feejigan sidii ay uga hortagi lahaayeen burcad badeeda tahriibayaasha iyo wax allaale wixii wax udhimaya sharafta iyo sumcada dowladooda iyo degaankooda aad iyo aad ayaan idiinku mahad celinayna hawsha wanaagsan ee aad gacanta ku haysaan waxaan idin leenahay alle ha idin garab galo cadawgiinana alle hadinka qabto guuul iyo gobonimo walaalayaal iyo midnimo

Leave a Reply