Bosaso: Guryaha magaalada ku yaalla oo tirro koob lagu samaynayo
June 13, 2012 // Warar Somaali
Duqa magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga iyo dhaqaalaha Puntland Xasan Cabdalle Xasan ayaa sheegay dowladda hoose ee magaalada Boosaaso inay ku howlantahay tirrokoob lagu sameeynayo guud ahaan guryaha ku yaala magaalada Boosaaso.
Waxaa uu sheegay tirro koobka inuu qayb ka yahay qorshe loogu magac daray darsaynta magaalada oo lagu ogaan doono dadka degan guud ahaanba guryaha ku yaala magaalada Boosaaso waxa ay yihiin iyo shaqooyinkooda, qorshahaasi ayuu ku sifeeyey gudoomiyaha inay saacidi doonto sugidda nabad galyada magaalada Boosaaso.
Duqa degmada Boosaaso ahna gudoomiyaha golaha deegaanka Xasan Cabdalle Xasan ayaa dhinaca kale sheegay kulanka usoconaya golaha deegaanka ee Boosaaso in diiradda lagu saarayo horumarinta bilcda iyo nabad galyada Boosaaso.
Magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari oo ay ku nooyihiin dad lagu qiyaasay 900,000- oo qof ayaa kasoo raynaysa falal amaan darro oo qaarkood lagu eedeeyey ururka Al-Shabaab fariisimaha ku leh buuralayda Golis ee gobolka Bari.
Puntland-News24.



Qabyalada hala joojo ninkaas ceeb ma samayn wax wanaagsan ayuu wadaaa oo wax tar ah waana muwaadin qof kastoo reer boosaaso ah waan soo dhoweynaynaa oo xilkaas qabta tan kale somalidu waaa sun ama hadaan nahay reer bosaaso kiii wax qabtaana baxsan maayo kii kalena baxsan maayo maxaa rabtaan suga ninkaan wax yar ayuu xilka hayey wax badana waa qabtay tankale nin aad isku haybtihiin waxba ku tarimaayo qofkastow waxaa wax ku taray kii geed ku beera ama wado dhisay qabiil kasta ha ahaadee cadufada joojiya waxaanahay reer boosaaso ku dhaafa bex thnks all
Asc akhyarta @deeqo ando ufeyn boy . Deeqo waxan leeyahay abaayo .waaciye . Aad ha u weerarin wax xun ma shegine only wuxu amanay maayirka magalada amana waa mudanyahay mansha alaah .intaa kadib sxb kena kale ufeyn boy walalo .adiguna is xadad oo maayirka haa uga fin hadad cadayn hayso sababaah la xariira aaad shegayso dabcan sikale u cadee lakin maayirkena mahaboona in commentiga waqafka ah lagu af lagaadeyo . Tira koobka iyo hawsha uu hormuudka kayahayna waan soo dhawaynaya runtina wax wayn buu qabtaay alaha xifdiyo maayirka dhamaan magaaloyinka waa weyn ee pl waa mahiim in la tira koobo oo dadka p/ander ka ah iyo dadka somalida ka le ah lakala ogaada sicidii kiis lagu hello aan la waayin
xasan cabdale waa nin kaamil ah oo muwaadin reer bosaso ah waana nin masuul ah waana nin ka keliya ee 22 ladi sano ee la soo dhaafay aan is dhihi karo waa istaahilaa
ismail said abdullahi
waad khaladay tirakoobka bosaso waa 1,200,000
oo ruux la soco warbixintii ugu damaysay oo unpos ka qortay 2011 hadana waa ka sii badan yihiin
WAA SOWDHOWEYNEENAA DADAAALKA FIICAN UUWADO DUQA CUSUB BOOSASO WAA SUGAYSAY NINKAANOO KALE WAA WAX FIICAN SAHMINTA MAGALADA TIRAKOOBKA QABIILDA DHAGAADHAFA DISHIISHE WAA EHEL YAAN LAFOGAYN SAASBAAN WABNAA HADAANAHAY BEESHGA CS
kan waa xoolo hal ma kala oga is ku sheegayaa duqa magaalada waa xoolo meesha ku magacaaban waxaa magaalada boosaaso shacabka magaalada boosaaso oo xalaasha ah ku waas oo nabad magaalada ku dadaalay meelna saaray nimankan xagjirka ah duqan isku sheegan ayaa xubin ka ah alshaabka munaafiqiinta ah ee dhuumaalaysiga ku jooga caasimada gobolka Bari
waciye qabyaaladayste xun oo sun lawareegaya ayad tahy means waxd ninkan ku tageraysa waa illa hayb somali kanoo kalaa waalay oo qasaaya fiiri commentiyadiisii hore magaloyinka iyo dadka suu u aflagadaynayey iyo hada ninkan ay isku haybta yihiin suu utaagerayo kkkk plse umada sunta qabiilka halaga daayo.
wb twfq
XASSAN CABDALE XASSAN ala yacisak bosaso wey heshey ehelkedi an orankara weyna ka so daheen in badhan lkn ciyaar wa gelin dhanbe mudane xssan wan ka sugeyney hormarka bosaso madama ad tahey nin ugaasa iyo ehelki bosaso shaqo wacan an ku leyhey iyo hawl iyo bilowgeeeeeeeeeeed