Bulshada Gaalkacyo oo dayactiray dhismaha Garoonka diyaaradaha ee Gaalkacyo
February 25, 2013 // Warar Somaali
Garoonka diyaaradaha ee magaalada Gaalkacyo oo loogu magac daray madaxwaynihii hore ee Soomaaliya Aun C/laahi Yuusuf Axmed waxaa uu ka mid yahay meelaha ugu badan ee dhaqaalaha ay ka hesho dowladda Puntland.
Garoonka ayaa lagu tiriyaa inuu yahay garoomada ugu mashquulka badan ee Puntland iyo guud ahaanba Soomaliya, inta badan diyaaradaha kabaxa Puntland ee ukala socdaala Muqdisho iyo dalalka dariska ayaa ka baxa garoonkan.
Ururka la yiraahdo Isxilqaan iyo ganacsatada magaalada Gaalkacyo ayaa markii ugu horaysay ku guulaystay inay dib u habeeyaan laamiga diyaaradaha ay ku cararaan ee loo yaqaan Runway, dhaqaalaha lagu dhisay ayaa ahaa mid ay si mutadawac ahaan ay isaga soo aruuriyeen bulshada magaalada Gaalkacyo qaybaheeda kale duwan iyagoo kaashanaya ururka Is-xilqaan.
Waxaa sirasmi xariga looga jaray 1500mtr oo ay diyaaraduhu ku ordaan, taasoo laga hirgaliyay garoonka, shacabka magaalada Gaalkacyo ayaa muujiyay dadaal ku dayasho mudan, marka loo eego garoomada kale ee Puntland sida Benderqasim Airport Bosaso.
Puntland-News24.



TO:Nurarl cayn Cunugaan waxaa dhashay habar qaadka ka gada madaxtooyada,war mahabtii ayaa sii dalacday waa yaabe, qof walba waa caynayaa. Adeer dadku qaadka ma wada cuno ee raali naga ahoow,hooyo goormay kugu nasan intaa dadka caynayso hooyadaa u shaqay oo maalin walba maxamed faroole dhir baaxayo markay lacagta qaadka waydiisato intaa dariiq yada dadka ka caynayso taada daryeel?
puntland ninka layiraah ma umul ilowsha dhawaa hanbalyo gaalkacyo aa mailaaway ragiisii madaxa laga jaray shalay yaa reer gaalkacyo kula ah yaad qaldaysaa taariikhdu waa maguurto faroole ayaa kaa ilaaliya ee reerkii shirwac lama arkeen war gaalkacyada aadleedahay caro ale ayey qabtaa maalin walba dhiig baa ku daato roobkaba kolay ku tahay kama dao
ninka puntland iskugu yeeroww waan kaa yaabay war maxaad hanbalyeenreer gaal kacyo dadkaad qaladaa runtana waad ka baqataa aabahaana waligii gar magoyn yaadusheegi na umul baa ilowsha badanaa shalay ayaa gaal kacyo dadkaagii madaxa looga jarayay markaasaa oranreer gaalkacyo hanbaly malal hanbalyadu waa dadkii ladilay ayaad ku farxi sacad kuma rabo eewaxba ha oran reer gaalkacyo adigay kugu koobantahay fulay xaar weyne walaalkaa u xaydxaydo orodoo gaalgacyo xoreyso faroole ayaa kaa ilaaliyo ragaas aad kasoo carartay dalkii uga tagtay qaxooti ku baday yaad qalday saa ood dhihi reer gaalkagyo hanbayo ookula ah sorry kkkkkkkkkkkwaa yaab maalin walba wax cusub baad maqli maantana waa hanbayo gaalkacyo
ninka isku sheegay caqli caqli lama yiraah sababtu waxay tahay wuxuu ku hadlay caruurta kuma hadsho hadaan kuu sheego garoowe horey dad koodu udhisteen galkacyana weligeed nabad manoqon labo qolo ayaa isku har diso nabad kala dheer qaxootiga aduun kana ayagaa buu xiyay islaamahana beesada ka dhameeyay garoonkaad ku faa naysid muxuu yahay? shalay ayyd dad iskadilay see goomaa reer galkacyo noqoteen nabad keena
wallahi ninka layiraahdo faroole dalka wax weyn ayuu u qabtay wuxuu dhaamaa kuwii ka horeeyay ee dalka lacag tiisii dobay la aaday marka reer pundtland wuxuu idin ka saaray abaarihii idin hays tay ee kaluunka kaliya aad ku noolaydeen eeu duceeya waligiin halyeygaa iska dili jirteen nabad buu idiin dabaaliyey wuu dhaa maa mujrimkii siyaad ahaa
asc masha alaah saasa la raba aduunka hadi dadku xoogisa isu geeyo wax walba waa qaban karaan good jog reer galkacayo waxan idinku boorinaya inaad sidad garoonka uga shaqeyseen amaankana uga shaqaysaan oo aad argagixisadana la dagaalantaan mida labaad faroole waa nin damac xun garoonka dhaqaale badan oo shacabku leeyahay ba galay lkn waxan ogsoonahay in lacagta reer galkacayod lagu hor mari doono garoowe kkk intaasu waa xasuusin oday nimo nin raga waa garan kara lkn doqon loo sheegi maayo
Reer galkacayo waan ugu hanbalyeyn sidaay isugu tashadeen,waxaana ku boorinayaa inay iska jiraan dadka Faroole u shaqeeya ee kula dhex jira inaay afka u soo duubtaan.