Burcadbadeed lagu maxkamadeeyay Bosaso[Sawiro]
December 30, 2012 // Warar Somaali
Gudoomiyaha Maxkamadda G. Bari Sheekh Aadan
Waxaa maanta kadhacday maxkamadda darada koowaad ee gobolka Bari xukun isugu jira dil toogasho iyo xabsi kuwaasi oo lagu riday eedaysanayaal loo soo qabtay afduubka markabka Iceberg-1 oo todobaadkii lasoo dhaafay ciidamada badda Puntland xoog kaga soo furteen burcadbadeedii haysatay.
Gudoomiyaha maxkamadda Sheekh Aadan Aw-Cabdi oo xukunka ku dhawaaqay ayaa sheegay raga lasoo qabtay oo tiradoodu yihiin sadex qof lagu xukumay xabsi midkiiba 10-sanadood iyo ganaaxa 50-milyan oo Sh,so.

Waxaa sidoo kale sheegay gudoomiyaha in maxkamadda xukun xabsi iyo toogasho ku riday 12-qof oo ka baxsaday ciidamada badda kuwaasi oo ku eedaysan afduubka markabka.
Waxaa uu sheegay xukunkooda inay bilaaban doonto marka ugu horaysa ee laso qabto.
Maxkamadda ayaa sidoo kale xukuntay in lix qori oo Ak-47 iyo qori Pkm ah dowladda la wareegtay.
Todobaadkii hore ayay ahayd markiic ciidamada badda ku guulaysteen soo furashada markab burcadbadeedu haysteen muddo ku dhow sadex sano.
Puntland-News24





tix. An madaxweyne faaroole ugu talagaly. GODOB WALAGA DURKA. XUME DADLAGMAGALO GAFKI AD SAMAYSANA ADU KUGU SOGADOOMA GURIGADA LAMAGUUBO GACALKAGA LADILO NAFSIGUU MARNA WUGUUDA MARNA GABALKU KAMADHACO DUNIDUNA GALINBA WACAYN GABAY HOORA WUXUUYIRI GOOD IYO NINKIGALAY GABANKIYO MASARTII MIDBA GOCAY XUSUUSTII. GADODI MIYAAN MAXAY GARASHADU MASUSHO WAXA HARAY GABADKII. QABIIL WALAGA GUDBOO DAKANE WALAAL MAGUDOO WIXII AD GAYSATANA GUNDAHADA LAGA DAYA MATADANA LAMAGALOO LAMA GOYOO XILAHADANA INTAA BIRMAGAYDIYO GEESI WALA DHOWRAA WAXA LODHINTA DHAAAR. Walalaha rer puntland aya ugu talagalay ilahay. Dabka shidan haka damiyoo ilahay wixi shar uwado halka qabtoo amiin amiin
dadkii dadka wax u qabtey baa la xirxiraaya miyaa dadka dadka dhaca oo dila oo isku dhuftana waa layska day ma xaq taas ilaah baan ka magan kalay wlhy
Tix: Baqalye iyo Booyaax! Tixdani waxay tilmaan ka bixinaysaa arimo badan oo bulshada reer Puntland ay ka dheregsantahay.
Arimaas waxaa ka mid ah in Madaxweyne: Cabdiraxaam Maxamed Faroole bulshada reer Puntland kala dilay! Isaga oo ku caanbaxay eexda bulshada dhexdeeda ah, isla markaasna uu ku fashilmay maamulkii Puntland.
Feyde:
Baqalye iyo Booyaax,
barbaartii wacnaydiyo,
baarkii inoo baxay,
iyo baariyaashi duufsade,
oo beleey noo horseedeen!
Faroole:
Booyaaxa ninkaad tiri,
waa kii badweyntiyo,
badihiiba kala jaray!
Waa kii balaayiinta lacagtiyo,
banaadiikhda buuxshoo,
boqortooyo keenoo,
bilay beesha oo idil!
Waa kii Puntland-tiyo,
beledkeenna oo idil,
baashigeeda iga dhigay!
Burcad maaha Booyaax,
Ee boowe aan ku maqalnee,
Baqalyuhu muxuuyahay?
Feyde:
Baqalyaha laguu sheeg,
Booyaax buu la baabyahay,
Burcad-badeedna weeyaan,
Oo barqaa lawada xiray!
Baqalyaha laguu sheeg,
Bahnimaad wadaagtaan,
Iyo maaha beeshaa!
Baqalyaha laguu sheeg,
Boosaaso jeelkeed,
Buu ku yahay bukaan-jiif,
Oo darxumuu la baaba’ay.
Bulshaweyn bahdaydooy,
Waxaan beegsanaayaa,
Inta baadilkoodiyo,
Beerkood fiyowyahay,
Bahaloobin weliyoo,
Aan cuninin boolida.
Bulshaweyn bahdaydooy,
Booyaaxaynu maqalniyo,
Baqalyahakan weli xiran,
Bal aan idin su’aalee,
Baabkood muxuu yahay?
Bulshaweyn bahdaydooy,
Burcad-badeedkii Booyaax,
Been been in loo xiray,
Baaritaanka awgii,
UN-ku ay bilaabeen,
Boor ku qarinta ma ogtahay?
Bulshaweyn bahdaydooy,
Baashaal inuu yahay,
Waxa ba’ayo qeyrkii,
Oo baraaray ma ogtahay?
Bulshaweyn bahdaydooy,
La jiifshaa banaantiyo,
Burcad maaha Booyaax,
Eexdaas bayaanka ah,
Baalkee ku dhigannaa?
Bulshaweyn bahdaydooy,
Beydadkaan hagaajoo,
Beentana ka baraxtiray,
Barabugaando maahoo,
Buunbuunin maayee,
Waxa igu billaahiyo,
Balantiyo heshiiskii,
Beeluhu lahaayeen,
Puntland-nna lagu helay,
Burbur inay ku dhowdahay,
Oo baadilkiina xoogsaday,
Banaankana usoo baxay,
Booraantaas ma aragtaan?
By- Abwaan: Cabdi Ahmed Nuur
Fadlan intaan Keliya Akhriya oo arka qabyaaladda Faroole!
Bulshaweyn bahdaydooy,
Burcad-badeedkii Booyaax,
Been been in loo xiray,
Baaritaanka awgii,
UN-ku ay bilaabeen,
Boor ku qarinta ma ogtahay?
Bulshaweyn bahdaydooy,
Baashaal inuu yahay,
Waxa ba’ayo qeyrkii,
Oo baraaray ma ogtahay?
Bulshaweyn bahdaydooy,
La jiifshaa banaantiyo,
Burcad maaha Booyaax,
Eexdaas bayaanka ah,
Baalkee ku dhigannaa?
Tix: Baqalye iyo Booyaax!
FAROOLE wuxuu ku caanbaxay eexda bulshada dhexdeeda ah, isla markaasna wuxuu ku fashilmay maamulkii Puntland.
Feyde:
Baqalye iyo Booyaax,
barbaartii wacnaydiyo,
baarkii inoo baxay,
iyo baariyaashi duufsade,
oo beleey noo horseedeen!
Faroole:
Booyaaxa ninkaad tiri,
waa kii badweyntiyo,
badihiiba kala jaray!
Waa kii balaayiinta lacagtiyo,
banaadiikhda buuxshoo,
boqortooyo keenoo,
bilay beesha oo idil!
Waa kii Puntland-tiyo,
beledkeenna oo idil,
baashigeeda iga dhigay!
Burcad maaha Booyaax,
Ee boowe aan ku maqalnee,
Baqalyuhu muxuuyahay?
Feyde:
Baqalyaha laguu sheeg,
Booyaax buu la baabyahay,
Burcad-badeedna weeyaan,
Oo barqaa lawada xiray!
Baqalyaha laguu sheeg,
Bahnimaad wadaagtaan,
Iyo maaha beeshaa!
Baqalyaha laguu sheeg,
Boosaaso jeelkeed,
Buu ku yahay bukaan-jiif,
Oo darxumuu la baaba’ay.
Bulshaweyn bahdaydooy,
Waxaan beegsanaayaa,
Inta baadilkoodiyo,
Beerkood fiyowyahay,
Bahaloobin weliyoo,
Aan cuninin boolida.
Bulshaweyn bahdaydooy,
Booyaaxaynu maqalniyo,
Baqalyahakan weli xiran,
Bal aan idin su’aalee,
Baabkood muxuu yahay?
Bulshaweyn bahdaydooy,
Burcad-badeedkii Booyaax,
Been been in loo xiray,
Baaritaanka awgii,
UN-ku ay bilaabeen,
Boor ku qarinta ma ogtahay?
Bulshaweyn bahdaydooy,
Baashaal inuu yahay,
Waxa ba’ayo qeyrkii,
Oo baraaray ma ogtahay?
Bulshaweyn bahdaydooy,
La jiifshaa banaantiyo,
Burcad maaha Booyaax,
Eexdaas bayaanka ah,
Baalkee ku dhigannaa?
Bulshaweyn bahdaydooy,
Beydadkaan hagaajoo,
Beentana ka baraxtiray,
Barabugaando maahoo,
Buunbuunin maayee,
Waxa igu billaahiyo,
Balantiyo heshiiskii,
Beeluhu lahaayeen,
Puntland-nna lagu helay,
Burbur inay ku dhowdahay,
Oo baadilkiina xoogsaday,
Banaankana usoo baxay,
Booraantaas ma aragtaan?
By- Abwaan: Cabdi Ahmed Nuur
saxaafaddu waa xor. fikirka qofkana isaga ayaa leh. maaha waxaad idinku gelisee. Booyaax waa lasiidaayey! ragna jeelashuu ku qurmay! hadde Booyaax waa nin Dawlad leh!
FAROOLE waxaa ku caddaatay BURCAD BADEED inuu yahay. oo weliba QABYAALADAYSTE ah! BOOYAAX OO BURCAD BADEEDDA U WEYN AYUU SIIDAAYEY. abwaanka tixdaas qoray baa ku sugay walle waxa uu yahay FAROOLE
Baqalye iyo Booyaax! Tixdani waxay tilmaan ka bixinaysaa arimo badan oo bulshada reer Puntland ay ka dheregsantahay.
Arimaas waxaa ka mid ah in Madaxweyne: Cabdiraxaam Maxamed Faroole bulshada reer Puntland kala dilay! Isaga oo ku caanbaxay eexda bulshada dhexdeeda ah, isla markaasna uu ku fashilmay maamulkii Puntland.
Feyde:
Baqalye iyo Booyaax,
barbaartii wacnaydiyo,
baarkii inoo baxay,
iyo baariyaashi duufsade,
oo beleey noo horseedeen!
Faroole:
Booyaaxa ninkaad tiri,
waa kii badweyntiyo,
badihiiba kala jaray!
Waa kii balaayiinta lacagtiyo,
banaadiikhda buuxshoo,
boqortooyo keenoo,
bilay beesha oo idil!
Waa kii Puntland-tiyo,
beledkeenna oo idil,
baashigeeda iga dhigay!
Burcad maaha Booyaax,
Ee boowe aan ku maqalnee,
Baqalyuhu muxuuyahay?
Feyde:
Baqalyaha laguu sheeg,
Booyaax buu la baabyahay,
Burcad-badeedna weeyaan,
Oo barqaa lawada xiray!
Baqalyaha laguu sheeg,
Bahnimaad wadaagtaan,
Iyo maaha beeshaa!
Baqalyaha laguu sheeg,
Boosaaso jeelkeed,
Buu ku yahay bukaan-jiif,
Oo darxumuu la baaba’ay.
Bulshaweyn bahdaydooy,
Waxaan beegsanaayaa,
Inta baadilkoodiyo,
Beerkood fiyowyahay,
Bahaloobin weliyoo,
Aan cuninin boolida.
Bulshaweyn bahdaydooy,
Booyaaxaynu maqalniyo,
Baqalyahakan weli xiran,
Bal aan idin su’aalee,
Baabkood muxuu yahay?
Bulshaweyn bahdaydooy,
Burcad-badeedkii Booyaax,
Been been in loo xiray,
Baaritaanka awgii,
UN-ku ay bilaabeen,
Boor ku qarinta ma ogtahay?
Bulshaweyn bahdaydooy,
Baashaal inuu yahay,
Waxa ba’ayo qeyrkii,
Oo baraaray ma ogtahay?
Bulshaweyn bahdaydooy,
La jiifshaa banaantiyo,
Burcad maaha Booyaax,
Eexdaas bayaanka ah,
Baalkee ku dhigannaa?
Bulshaweyn bahdaydooy,
Beydadkaan hagaajoo,
Beentana ka baraxtiray,
Barabugaando maahoo,
Buunbuunin maayee,
Waxa igu billaahiyo,
Balantiyo heshiiskii,
Beeluhu lahaayeen,
Puntland-nna lagu helay,
Burbur inay ku dhowdahay,
Oo baadilkiina xoogsaday,
Banaankana usoo baxay,
Booraantaas ma aragtaan?
By- Abwaan: Cabdi Ahmed Nuur
balcad aad ayaad umahadsa tahay qoraalkaaga aad ayaan ugu farxay wanaagiisa waadna mahadsantahay
Puntland peoples waxda tihin dad nabadooda iyo danahooda yaqan mudana in loogu hanbalyeeyo
Waxan kaxunahay hadanu nahay reer kuufur in lagu qarabto ama siyasad laga dhigtu cadowgina wa hawiye
Xaqiiqdu sida maha
Xasha lilah 22 sano majoogto wayna is bedeli insha allah
Plz haqadanina wax xunsheeflga
Sida PUNTLANDPOST,PUNTLANDI,SHACABKAMEDIA,GAROWEONLINE
Waxan huba mucaradka faroole in aysan wax xirira lalahayn VILLASOMALIA
Teeda kale dowlada cadowgina maha
Maxayelay masuliyiin wax ku ola aya ku ledihin kuwa o xaqina utagan xildhiban iyo waziraba marka kursi doon ah dadka somaliyeed yuu kala geyn meel kastu uu jogaba wa walaalo waxana huba biloyin kadi ninkasata o hanti ku leh kuufur in u helayo hadan ay bilabatay
Puntland faroole malaha
Somalina xasan sheikh malaha
Somali somali baleh
Burcad badeeedu. Soow. Ciidanka. Faroole. Maaha. Kkkkk. Ma. Filin. Baa. Laysu. Dhigayaa