Warar Somaali »

Daarul_Hudda_Qardho oo xaflad u qabtay ardayda Kaalmaha koowaad kagashay wax barashda sanad dugsiyeedka 2011-2012

Daarul_Hudda_Qardho (28) May 18, 2012   //   0 Comments

Munaasabad siheer sare loo soo agaasimay oo abaalmarin lagu siiyey ardaydii kaalmaha ka gashay Dugsiga [...]

Roobabkii guga oo soo saaraay baad cagaar badan(Sawiro)

cagar 008 May 18, 2012   //   0 Comments

Roobabkii guga ee ka da’ay nawaaxiga degmada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar ayaa waxa ay [...]

Wasiirka Amniga oo ku celiyey in Ciidamada AMISOM la keeni doono Puntland

Wasiirka-Amniga-Col.Khaliif-Ciise-Mudan May 18, 2012   //   1 Comment

Wasiirka Wasaaradda Amniga ee Dowladda Puntland ayaa mar kale sheegay in Ciidamo ka tirsan Midowga [...]

Dharoor: Ceelka Shabeel-1 oo shidaal laga helay

shabeele19_1 May 18, 2012   //   6 Comments

Shirkadda Horn Petroleum Corp oo wadda hawsha qoditaanka ceelka shidaalka Shabeel-1 ee dooxada Dharoor ee [...]

Islaan Bashiir oo Muqdisho si diiran loogu soo dhoweeyey [Sawiro]

IMG_4420 May 18, 2012   //   2 Comments

Islaan Bashiir Islaan Cabdulle ayaa goor dhoweyd gaaray caasimada Soomalia ee magaalada Muqdisho, si uu [...]

Islaan Bashiir islaan Cabdulle oo Muqdisho berito ku beegan

islaan-bashiir1-e1311017241913 May 17, 2012   //   1 Comment

Iyadoo magaalada Muqdisho caasimada dalka Somalia maalmahan shir ay ku lahaayeen duubabka soo jireenka ah [...]

Warsaxaafadaeed Shirkii Golaha Wasiiradda (Sawiro)

IMG_4323 May 17, 2012   //   0 Comments

Shir ay maanta yeesheen Golaha Wasiiradda oo uu shir-guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed [...]

Madaxweyne Faroole oo faah-faahiyey sababaha ay uga biya diideen dastuurka

Madaxweyne Faroole May 17, 2012   //   7 Comments

Madaxweynaha Dowladda Puntland C/raxmaan Maxamed Maxamuud (Faroole) ayaa ka hadlay sababta ay uga biyo diideen [...]

Ra’iisul Wasaaraha oo maanta ka qeyb galay shir looga hadlayay arrimaha Xuruyatul-qowlka

IMG_4301 May 17, 2012   //   0 Comments

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta ka qeybgalay kulan labo maalmood ka soconayay Xalane kaa [...]

Dr. Faroole oo isku shaandheynaya golahiisa xukuumadda [Xog Hoose]

Dr Faroole May 17, 2012   //   6 Comments

Madaxwaynaha dowladda Puntland Dr C/raxmaan Sheekh Maxamed Faroolle ayaa qorsheynaya isku shaansheyn uu ku sameeyo [...]

Maamulka Somaliland oo 17 qof dil ku xukumay

800px-Flag_of_Somaliland.svg[1] May 17, 2012   //   0 Comments

Maxkamad ku taalla  Magaalada Hargeisa ayaa waxa ay maanta dil ku xukuntay 17 qof  halka [...]

Wasiirka Dastuurka: shirka odayaasha dhaqan waa gabogebo, Dastuurkuna waa la soo bandhiggayaa

PM and Minister Hosh May 17, 2012   //   6 Comments

Wasaaradda Dastuurka, Arrimaha Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay in uu meel [...]

Hay’adda Cefa oo tababar kusaabsan ku dhiiri gelinta beeralayda waxsoo saarka timirka ugu soo xirtay Bosaso

8 May 17, 2012   //   0 Comments

Munaasbad lagu soo xirayay tababar kuusabsan tayaytana iyo hagaajinta beerashada timirta ayaa kadhacay magaalada Boosaaso [...]

SARACEN oo wali ku adkaysanaysa inay Iskushuban dul degaan

dyaradhargeysa May 16, 2012   //   15 Comments

Shirkada shisheeye ee ka howlgasha Puntland laguna magacaabo SARACEN ayaa todobaadyadii ugu dambeeyey xusul duub ugu [...]

Dharoor: Wararkii u dambeeyey ee Shidaalka Puntland

riig-shidaal May 16, 2012   //   13 Comments

Intii la socotay waxaa maalinimadii shalay [15-05-2012] soo daabacnay warbixin aan kasoo xiganay shirkada shidaalka [...]

15-May oo Qardho laga xusay [Sawiro]

15 May Qardho. (3) May 16, 2012   //   2 Comments

Munaasabad si heersare loo soo agaasimay oo lagu xusaayey 15 may oo ah maalinta dhalinyarada [...]

Next Page »