Toban Nin oo Chelsea Ah oo Oohin iyo Ciil Baday Kooxdii Ugu Khatarsanayd Caalamka ee Barcelona [sawiro]
April 25, 2012 // Sports, Warar SomaaliKooxda Chelsea ayaa habeenii xalay ahayd u gudubtay ciyaarta kama dambaysta ah ee Finalka, iyadoo garoonka Cam Nou ee ay leedahay kooxda Barcelona ku dabaal degtay, mid kamida Guulihii ugu caansanaa ee abid soo mara kooxda Chelsea iyo waliba ciyaaraha Champoinka.
Tartanka kooxaha ka dhisan qaarada Yurub ee loo yaqaan Champoinka ayaa maraya meel aad xasaasi u ah, islamarkaana geba-geba ah.
Laacibiinta Chelsea waxay ku ciyaarayeen in kadab 50 daqiiqo toban ciyaar yahan, kadib markii kaarka Roozaha loo taagay difaaca John Terri oo si ka baxsan anshaxa ciyaaraha jilib u duugay weeraryahanka reer Barcelona ee Alex.
Kooxda Barcelona ayaa Gool waxaa u dhaliyey laacibka lagu magacaabo Busquet, muddo yar kadibna waxaa labeeyey laacibka lagu macgaabo Inesta.
Kooxda Chelsea ayaa keensatay iyagana gool faraha looga gudbtay si wanaagsana looga soo shaqeeyey waxaa shabaqa Barcelona dhex dhigay laacibka lagu magacaabo Remires.
Xiddiga mucjisada banooniga ee lagu magacaabo Messi ayaa fursad rigoore ah oo loo dhigay wuxuu ku dhuftay birta, taas oo ay liqi waayeen boqol kun oo taageere oo garoonka ku dhex jiray.
Goor dambe oo ciyaarta ka harsan tahay 2-daqiiqo oo qura, ayaa banooni la la cajabay si farsamo lehna u dajistay waxaa si qurux badan u dhaliyey weerar yahanka lagu magacaabo Frenando Torres oo reer Spain ah una ciyaara kooxda Chelsea.
Torres wuxuu kooxda Chelsea ugu fadhiyaa Adduun lacageed oo gaaraya 50 Milyan oo lacagta ingiriiska ah. Waa nin farsamo badan oo aad u dheereeya, waxaase muddooyinkii u dambeeyey la soo deristay niyad xumo iyo isku kalsooni la,aan, hase yeeshee caawa ayuu boorka iska jafay, isagoo dhaliyey goolkii ugu famous-sanaa inta la xasuusan yahay tartanka Championka.
Sidaas waxaa finalka ku joogta kooxda Chelsea maadaama ay gool hore lugtii hore ugu soo dhashteen garoonkooda Stamford Bridge ee westiga magaalada London. 3-2
Xiddiga Messi oo ah ninka ugu laacbisan aduunyada, ayaa caawa waxaa la arkayey isagoo wajigiisa fannaanada ku qarinaya, aamini waayeyna guul darrada iyo bah-dilka foosha xun ee kooxdiisa loogu geystay garoonkooda Cam Nou.
Kooxda Chelsea waa markii 2aad oo ay tagayso fanalka, waxayna ciyaarta finalka ee Koobka wada ciyaari doonaan hadba kooxdii soo baxda R.Madrid ama Bayer Munich oo caawa balansan.
Bashiir Yusuf Shire [Farsamo]
Puntland News-24



good news
asc wr wb
walalka muslimka ah iyo walalsha muslimada ah
maantay xasanadka aad shaqenkarto beeri mark aad safarkaa dheer gasho ma shaqenkartid ileen mesha aad ka safri donta aya la ga shaqeya oo mesha aad uu safreyso waxad la tagi waxa aad shaqesatay oo kali
marka hada waxa halkan idinkaga mujinaya
xadiski nabi maxamed S.c.w oo ahay
hadi aad xaraf ka aqtido quran waxad heleys 10 xasano oo mithala ahan
alif waa 10 xasano laam waa toban xasano mim waaa toban xasano ,
jazakallah walalyasha ila aqrinayo qoralka allah naga dhigo kuwa aay anfacdo amiin amiin amiin
walalkey muslimka ah iyo walashey muslimada ah
1.goorma kugu danbeysay geerida aad xusuusato
2. goorma kugu danbeysay danbiyadad oo aad adiga isku qirato in aad danbile ka tahay xaga allah .SWT kadib aad ka tobadkento inta aad is xisabtay .
3.goorma kugu danbeysay carabkago aad ka dhowrto beent .xanta .cayda .ceebeenta.cabsinta.casiwalnimda oo lagu afceliyo . kadib aad afka bartay in uu allah XUSO .
subxanallah . walxamdulilah . wala.ilaha ila allah .walahu akbar .
4.gorma kugu danbeysay quranka karimka oo aad dhagah ugu raxeyso , badalka , dhageysiga Heesaha ama waxa la mid
dhagah waa nimco aad uu weyn aan xafidno oo ana ku dhageysano Hadalka allah quranka karimka oo aan iska reebno dhageysiga xuun ee iblis na amray in an ku mashqulno heswaliba so baxdo in aan ogano micnaheda iyo sheedanbulee qadaha . allah aan ka baqno waqtiga waa dahab oo cilmiga islamka aan barano o aan dadka ku anfacno inshalah
……………………………………
waa ino waqti fican oo sidan aan isku wanino kalee inshallah
4.
asc wr wb
waxan halkaan isku xususinaya am inugu xususinaya sida aad ola jirtin
labada fariiq ee kala ah CHelsea iyo bercelona
labo u shaqeeya cadowga allah oo ah IBLISS
oo marwaliba donayo in ibn adanka xirirka ka dhaxeya allah uu go.yoo
mithaal marka aan so qaato
qofwaliba o islam ah rag iyo dumar waxa saran masuliyad oo aan wada ognahay dhamnteen oo fardi fardi na ilo wareysandono masuuliyada nala saray , allah qurunka wa inoogu digay oo inoga digay cadowgeyna oo ah ( iblis) wuxu mar waliba jecel yahay sida u kaga jeedin laha 90daqiqo igu yaran ciyaar socoto , ogsonow walalka muslimka ah allah kuma abuurin ciyaar ,
ka feey jignow cadowga aad ku leedahay dunida oo ogsonow in aad cadow kale la heeyn , walalkey muslimka ah hadi aad , ciyaar oga hartay saladi lagu faray in aad waqtigeda tukato . fadlan la xirir allahi ku abuuray oo noqo mid mahad celiya nimcoyinka allah ku siyay oo ka mid ah mida ugu weyn ( ISLAMNIMADAD) waxad isku firisa mirayad mesha aad ka so jedid . waxan ka wada CAQIDADA iyo raga uu ciyara CHELSEA ma isku mid baa tihin . JAWABTA waa maya . adiga waxad wadata magaca ( magaca maxamed ) ayeganah waxey watan JOHN ama BUSH oo aad isku din iyo caqida wadagin , rasuulka allah waxa laga so wariyay (s.c.w.) in uu yiri qofwaliba sida uu yahay aya qayamah lagu so saraya , ka waran adigo tageerayo ragaas oo ku timado AJASHADA . saladi aad qalen jirty oo aad dhihi jirtay marka aay ciyarta dhamato aya qaleenaya SALADA ama adigo waxyabo ka lexiyay (DIKRIGA ALLAH ) walalkeyga muslimka ah iyo walasheda muslimada ah . malinwaliba waxan ku si socona guriga runta ah maxan hormarsanay oo inoga horeya ma koxda la yirahdo Chelsea ay iso dhaweyn donta mise camalkeyga ma is weydisay , fadlan waxan is weydisa maxaad u qabatay dinta islamka ma isweydisa madam aad tahay qof islam ah maxan uu qabtay umada NABI maxamed S.C.W sida aan oga digi laha NARTA loo sameyay IBLISS , ma is weydisa meqa malin waliba ka si tagta adunka oo galnimo ku baqtiya yaa masuul ka ah , waxa ka masuul ah dhamantena musliminta oo dhan oo ka gabshay nuurki allah noga saray mugdiga in aan garsino , ka waran haddi allah nagama dhigo oo boskoda joogi laheen oo aan sidooda oo kale u baqtino (allah ka magangalnay miyeenan ku warneen naarta allah naga na jeyo, walalkey muslimka ah iyo walashey muslimada ah ku fakir waqti kasta in aad kheer ka dadka fartid oo munkarka aad ka rebtaan dadka , dhamantena waxan allah ino weydinaya in allah ino naxristo aduun iyo akhiro oo ino danbi dhafo oo naga dhigo kuwa dinta uu qidmeyo , amiin amiin amiin ,
waxa mahad leeh allah caza wajal ,
waxan halkaan ka salamaya bahda saxafada re (Puntlandnews24)
iyo dhaman dhalinta somaliyeed melwaliba ee joogan allah naga dhigo caruurta akhiro amiin amiin
Hi Somali kids, as a ex-football’s leader in a European country, may I remind you that the ball is round and can definetely go to different directions, giving at lot of surprises, KKKKK!
Matadores (Spanish bull-fighters) have learned something to think about in future, KKKKKKKKK!!
chelsea oo ilka kasiibtey libaaxyadii qarada yurub ee bercelona kadib markii arag lagu soosarey iyadoo weliba joogta gurigeed
KKKKKK oo maxaa koobka cida qaada Maryooley (Somali) uga 15 ah, KKKKKKK?
Mar hadaan somaliyi qaadeen dadka kale oo dhani waa isugu keen’mid, miyayan sidaas ahayn?
Wow Chelsea will be champion next game