Ciidamada Amaanka Puntland Oo Caawa Dad Faro Badan ku Xir-Xiray Gaalkacyo
February 12, 2013 // Warar SomaaliCiidamada booliska ee magaalada Gaalkacyo ayaa caawa wada howlgallo ay ka sameynayaan xaafadaha ku yaalla waqooyiga magaalada, kaas oo ay ku xaqiijinayaan ammaanka, kaddib markii uu maanta halkaas ka dhacay qarax loo adeegsaday gaari laga soo buuxiyay walxaha qaraxa.
Taliyaha qeybta booliska gobolka Mudug ee maamulka Puntland Jaamac Maxamed Axmed ayaa sheegay inay ciidanku xireen 50 qof oo looga shakiyay inay ku lug leeyihiin falal amni-darro.
Wararku waxay sheegayaan in la xiray goobihii ganacsiga, isla markaana ay joogsadeen isku socodkii dadka.
Maanta waxaa waqooyiga Gaalkacyo ka dhacay qarax loo adeegsaday gaari laga soo buuxiyay walxaha qarxa, kaas oo lala eegtay taliye ku-xigeenka booliska Puntland jeneraal Muxyaddiin Axmed Muuse, waxaana soo gaaray dhaawac fudud.



waar islayaaba faroole waa madaxwaynihii dalka qabyaalad ayaa idinka qaylisiinaysa ninkaan hadalkiina jaajida ah ujoojinmaayo anagii idinka laandheeraysan oo reer mudug ah ayaa gacan utaagnay marka nacnacda iskadaaya oo meelfariista tani way idinmartaye ee uditaargaooba shansano oo horleh masaakiinbaatihiine
waar islayaaba faroole waa madaxwaynihii dalka qabyaalad ayaa idinka qaylisiinaysa ninkaan hadalkiina jaajida ah ujoojinmaayo anagii idinka laandheeraysan oo reer mudug ah ayaa gacan utaagnay marka nacnacda iskadaaya oo meelfariista tani way idinmartaye ee uditaargaooba shansano oo horleh masaakiinbaatihiine
Walaal kulmis waxaan idiinku hanbalyay jahaadka aad kula jirtaan faroole,waa inaad Baasaboorka ka kansashaan,hadda weliba aa jiran yahay si uu garowe u bakhtiyo,tankaleto faroole waa nin qabiliste ah Maleshiyada SARACEN dhamaan waa reer jalaf waxaana madax u ah wilkiisa maxamed Sef.marka faroole ku dadaala inaad sharci hor gaysaan waa burcad badeed hadda ka horna U.N ayaaba shaacisay isaga iyo Maleshiyada SARACEN,hadday boosaaso xabad ka bilabaan yaa uga fatu xun reer jalaf ayaay noqanayaa 1o cunug oo faarax cali shire ilmo adeer yihiin ayaa barxa waana iska celinaynaa idinkuna sharci horgeeya.
waxaan ugu baaqayaa shacabka Puntland in layska celiyo Faroole iyo maleshiyad beeleedyada uu ku soo daabulaayo,Boosaaso iyo galkacayo gacan birana lagala hortago,Faroole iyo Maleeshiyada SARACEN ayagaa mas’uul ka ah qaraxyada iyo surgooyada puntland ka socata,waana xaalad abuur arintaan galkacayo ku soo cusboonaatay Horaayna uga jirin galkacayo ,Maryacalaska boosaaso uu geeyeyna waa qabiilkiisa reer jalaf waana in layska celiyaa,meel aan joognana u diyaar garayno sidii faroole iyo wiilkiisa afka biraha carurta ku wata dalka looga xoraayn lahaa,haddaanu jaaliyadda Puntlanad nahay ee dalka Australia waxaan xooga saaraynaa wasaaradda arimaha debedda ee Australia,sidii sharciga dalku u qabto Abdiraxman faroole,maxamed faroole,Cismaan Faroole,Maxamuud faroole,Farax Cali shire,Siciid abdi makhayad dhammaan dadkaan waa isku kiis sharciguna waa qabanayaa shaqo wacan Puntland 24?