Ciidamada Puntland oo howlgal burcadbadeeda kadhan ah ka fuliyay Gaalkayo

July 23, 2012   //   Warar Somaali

Hal qof ayaa geeriyooday inta la hubo halka mid kallena uu dhaawacmay kadib markii xalay saqdhexe uu magaalada Gaalkacyo iska horimaad ku dhexmaray ciidamo katirsan kuwa amaanka ee dowladda Puntland iyo qof la rumaysanyahay inuu ka mid ahaa kooxaha burcadbadeeda Soomaaliya.

Qofka dhintay ayaa wararku sheegayaan inuu ka mid ahaa kooxaha burcadbadeeda isagoona xilliga la dilayay watay gaari nooca Surfta, goob joogayaal ayaa ku waramaya ninka ay dileen ciidanka inuu rasaas uu kusoo furay ciidamada taasi oo gaystay khasaare dhaawac ah oo soo gaaray mid ka mid ah ciidamada amniga ee howlgalkan fuliyay.

Wasiir kuxigeenka amniga Cabdijamaal Cismaan iyo saraakiisha booliska Puntland oo watay gaadiidka dagaalka iyo ciidamo tirro badan ayaa xiligaan jooga magaalada Gaalkacyo, waxaa ayna ka gaabsadeen inay ka hadlaan arintan.

Magaalada Gaalkacyo ayaa lagu tiriyaa goob ay burcadbadeedu ku dhex mushaaxaan, waana markii ugu horaysay ee Puntland qaaddo talaabooyin wax looga qabanayo burcadbadeeda oo la rumaysanyahay inay ka howlagalaan magaalada Gaalkacyo.

Ahmed Mohamoud Hasan (Naasir)

Puntland-news24.

 

 

 

COMMENTS

RSSComments (9)

Leave a Reply | Trackback URL

  1. Garsoor says:

    ciidama kasta aad keentaan
    waxba ku tari meesaan waxaad u socotan oo dahna waa la ogyhay nin kaa ad dishena waa Cabdii ciise habnka ninkaa aadishen odaga ciidanka wate ee cise maxud ma waxu u maleeyay meesha Garooowe ogow mar dhow galkacyo orod baa looga saari sidiiiiiii sep 3 2011

  2. Faroole asaga burcada la shaqeya oo tuug ah qaramada midobay ba liis sosartay oo faroole kakow ah dadka burcada la shaqeyaaan marka rer dhabayaco waxba yu faroole in marin hababiin eee burcad adinka kuwada nool oo qutul yomkina ku ciraan badas ee bada ka xamasha ileen wax kale malihidineee mahbariin yahay madowga badan oo ilkaha dhadheer majerten ilko yar leh wan wayay kuli wa ilko dhahdeeryihiin ma aqan ma awowogod ba gano dheraa wuxu shit mj

  3. Gacaliye says:

    1.
    dhabayaco mahbariin. wase,
    matagaaga gees baa MJ isaga dhigeen, KKKKKKK!

  4. Burcad baded rer dhabayaco oo dhana biil koda iyo noloshoda ku xirantahay burcadnime maxa lo qqaqabana faroole iyo mamulka waxa mesha kuhaya ooo bilka siyee faroole wa tuug la shaqaysa burcada iyo. Majaertenka oo dhaan ba burcada kunool adeer waxba dadka benta ha shegina eee runta kahadla rer dhabayaco beenta shegtaan. Badas kaliya noloshina kuxirantahay wax kalo qayrad ah malihidiin ee marakibta qafasha xaraanta cunaa rer xaran cunayaaal. I hate. Majaertenka loyaqan dhabayacada rero fooolxumo

  5. San says:

    Ciidamo runa ayaad ubaahantihiin, sidii siyaad Barre uu sameeyey.
    Karti iyo ku daqaaq ayaan idinkarabaa.

    San.

  6. Gacaliye says:

    liii gaaas Siliguy from Siliclander
    waar dee maxaad ugu mereeysataa website’yada aadan jeclayn dadka leh, kuwa qora iyo kuwa booqda?
    KKKKKK waxaad la mid tahay naagti furiinka rabtay oo hadana sariirta ninkeeda u soo dhuuma’naysey, KKKKKKKKKKKK!

  7. imran says:

    Burcad badeed kaliya mahanee magalafa.amaan keeda hala sugo dadka bila macnaha loo laaya iyo sabaha keenana hala baaro security adag na halo sameeyo, cidama militery qayb ka mid ah joogan oo ka hawl galan wa halbawlaha puntland waayo hadaysan xasilonayn hade meel nabad ah baba iska yar mahan garoe oo kaliya puntland, magalooyinka wawayn ayaba u bahan more taxadar wayo cid walba aya ku so dhuman karta sida bosaaso iyo galkacyo, gaalkacyo wacaba u sii dheer umad kale ayaba dhinac ka dagan dhib kodana u san dhamanayn o umadana ku dhex jirta

  8. liii gaaas somalilander says:

    maxay lashaqayn iyagaa budhcad badeeda

  9. Qaasim says:

    Reer mudug burcadbadeeda iska celiya faaidadeeda iyo khasaaraheeda khasaaraheedaa badane cabdi jamaalne lashaqeeya

Leave a Reply