Somaliland iyo Puntland oo midba mar qabsaday Tukaraq oo Garowe u dhow
June 16, 2012 // Warar Somaali
Dagaal xoogan oo subaxii hore ee saaka ay ciidamada maamulka Somaliland kusoo qaadeen magaalada Tukaraq oo ay dhowaan ciidamo katirsan maamulka Khaatumo ay ka lawareegeen Puntland ayaa la sheegay dagalka inay kula wareegeen magaalada Tukaraq ciidamadii Somaliland ee magaalada soo weeraray.
Ciidamada Khaatumo State ee magaalada maamulayay ayaa wararku ay tilmaamayaan inay isaga baxeen magaalada Tukaraq iyagoona u jihaystay dhinaca gobolka Cayn,
Wararka kale oo goor dhow Puntland-News24 uu ka helay Tukaraq ayaa sheegaya in ciidamo katirsan daraawiishta Puntland inay weerareen magaalada Turkaraq xilli ay gudaha magaalada ku sugnaayeen ciidamadii Somaliland ee saaka soo weeraray magaalada.
Dagaal socday qadar saacad ah ayaa la sheegay inay ku qasabtay ciidamadii Somaliland ee Tukaraq saakay qabsaday inay magaalada ay isaga baxaan.
Gaashaanle sare Maxamuud Maxamed Axmed Gubadle oo hogaaminaya ciidamada daraawiishta Puntland ee la wareegay magaalada Tukaraq ayaa u xaqiiyay Puntland-News24 ciidamada Somaliland inay ka saareen magaalada, xiligaana Puntland ay maamulayso guud ahaanba magaalada.
Khasaaraha ka dhashay dagaalka sadex geessoodka ah ee ka dhacay magaalada Tukaraq ayaan weli la xaqiijin inta uu gaarsiisanyahay.
Wararkayna dambe ayaan idiinkugu soo gudbin doonaa faahfaahinada dagaalka.



Kkkkkkkkkkkkkkk
khaatumo far baa ku godan khaatumo puntlandka adag mahad cambaashe kooxdiisuna khaatumo ka adag markaa waxan anigu u maleyn kuwii u soo goostay khaatumo baa wada shaqayn ka dhaxaysa kooxda habraha u adeegta
mise dhulbahantaha harti nacaybku ku dhacay baa doonaya in la la gumoobo oo raba guri gubtay guri gubtay kama naxo
laascaanoodba waa la haysta deegamada kalena u baneynaya
axyabaha lala yabo wxa ka mida cadowgii oo leh puntland baan uga soo cararnay in libin la siiyo oo la dhaho awood kagama saarin ee lacag baa la siiyey lol khaatumo shaqada ay habraha u haysa wa yoocada inay u banayso illa puntland ka adage
tol ka yaan colaad la dhex dhigin meeshay khaatumo soo gasho hadii looga baxo iyado la bad baadinayo dhiiga harti haday markay arkan kooxda habraha u adeega soo dhoweyan markay dhulbahante iyo garabkooda arkaana cadow ka dhigtaan
mid baan ku talin dagalka ha laga bilaabo halka ku wanaagsan sool joogto iyo ceelashii dadka laga sumeyey beesha qurulud baa san tiri horta beesha qurilugud iyo beelahan magaalooyinka ama tuulooyinka ku abtirsnaya waa maxay
habruhu intay habarnimadii naceen waxay bilaben beesha galbeeka beesha waqooyiga beesha tuulo heblaayo
ilaahoow anan ka cara rin magacayaga managa suudaanta keenay hadaad habro noqoteen taariikh lawayaal ah hada doonaya inad dad laandheere ah ku xoqotaan kaar gubtay
cajiib bal siciid harti ama dhulbahante oo loogu yeerayo beesha buuhoodle habrihii magacoodii buufis ka qaadeen illaahoow adigaa mahadaas leh daarood ismaaciil iga dhaliyey
waxan la yaba dhaqanxumada beesha yar ee doonaysa inay caalmka horumaray u sheegto ama ka dhadhiciso laangaabnimo baan uga cara rayaa somaliweeyn 3 magaalo baan rabaa inaan laandheere isaga dhigo waa waxa aduunku iyo qofkii caqli lihi la yaabo
wallaal pl iyo khatuumo walaalo waxay wadagan difac iyo naf dadka jeceyl in dagalaman pl iyo khatuumo waaligood dagalimaayan waa walaal isla dhashay , ilahey iskuma diro pl iyo khaatumo inshalaha
WAAN IDIN SALAAMAY DHAMAAN AKHRISTAYAASHA ADEER WAXAAN IdIIN SHEEGAYAA LAGAMA OGOLA WADANKA QAS SOMALILAND IYO PUNTLAND IYO AFRICA IYO CAALAMKU TOONA MA YEELAYSO IN MALEESHIYO AY QAS KA SAMAYSO SOMALILAND IYO PUNTLAND DHEXDOODA HADAANU NAHAY SHACABKA PUNTLAND WAANU SOO DHAWAYANAYNAA ISKAASHIGAA FIICAN
asc dhamaantiin waan idin salaamayaaaa ?? walaalayaal aan ilaahay ka baqno oo aan iska deeno dadka aan wax ka sheegeeno muslim baan nahay hadana somali baan ka sii nahay intaa kadaban walaalayaaloow yaanan sii dhaafin . ala maxaan jeclaan lahaaaaa manta sidaan qabil amaba state yo ugu doodeeno inaa sas SOMALIA WYEN CADOWGEEDA unacno……………intaas waano bee iga aheed
Wax la yaab leh dhulkan wa dhul pumtland khatumo macy djimaca silicland u difaacan ladahay oo isaga saari wayday oo tuladan yar oo puntland ugu muqata, ma isku halyn ba maxay ka tahay tan kale wa inay go.aansadan in la xoreeyo ama idoor gumaysto walaltinmo ma raban dadkan dhigna in loo dadiyo ma istaahilaan marka dhinac isu raaca laga jecli lafta jecli weeye shekadooda, magacii harti ayaga ku ciyaaray mj bay meel walba la taagan yihin ayaga la xoreyn, dadkan leh sl iyo pl ba wax isla ogna aad bad u caqli yartihin idoor asaga ka qaxay meesh marki puntland soo gashay simple is that
Cajiib.
Adeer dhulku waa DHUL harti koombe hadii KHAATUMO JOOGTO AMA PUNTLAND WAA WALAALO. WAAYO WAA TWIN STATE OF HARTI STATES
Waxase la yaaba waxa soomaliland loogu eegayo dhulka daraawiishta.
wiixii u dhaxeeya mj and dhulbahate waa arin danbe.
waa in SOMALIDIIDKA burco iyo hargeysa state laga saaraa dhulka xalaasha ah ee HARTI KOOMBE
VIVA SOMALIA
ASC\ caku maxan nacey dhulbahante calaacalkiise maalayacniga ah.anigu malinti lalahaa khaatumaa qabsatey tuka raq wan iska garanayey ineyen ku daaheyn ileyn malahan awood ey kusiigogane.midakale maxay ugu soo qorayan malahan pl iyo sl baa kuheshiiyey tuka raq.hadey awood kaga qabsaden pl may sl isga difaacan awoodooda mase waxoodu waa aabow kanyer iga qabo kanweyn aan iska qabtee.aleylehe in ay yihiin magacii isaaqu u baxshen ee ahaa khaatuma seeg.
waxaa waajib muqadisa in dawladda puntland inaysan marna dhibaateen shacabkaa gobolada scc oo aad moodo taladii iyo toowfiiqdii alle kaqaaday alle hakusooduwee.waa in dawladda puntland aay qiimaysaa xaaladda nabadgalyo iyo mid dhaqaale ka imaankarta gobolada scc haddii dagaal dhaco taas oo uu kufashilmay siilaanyo ,siyaasadda soomaaliland aay dan uugu jirto in dagaal kadhaco dadkaa walaalahaa ee daga scc iyo puntland,dagaalkaas oo isubadali kara in qabiil la’isulaayo kaas oo aay cadaw badani kafaa’iidaysankara .haddaba waa in dawladda puntland marnaba aaysan dagaal dhiig kudaato labada dhanba uusan dhicin ,waa in uusan dhicin in la’isku diro beelahaa scc oo loo’adeegsado in lakala jabsho oo aay islaayaan dhexdooda ,waa inaan taasu marna dhicin ah dhiig daata sinnaba. waxaan dadka scc kulatalinayaa ineeysan dagaal galin oo dagaalku aafo khatara buu leeyahay inay cid haddii aay lamidoobayaan inay dawladda soomaaliya iyo puntland aay garabsadaan oo iska daayaan nimanka siyaasiintaa oo danta uhaynin —wasalaamu caleekum waraxmatullaahi
Ma inaga cagad iyo laba majood siista calaykaga qofkasta marku gabayga maqlayo wuxuu xasuusanaya in dulbahante anay u qalmin wax loo hiliyo maxa yelay sida lawa ogyahy 2asbuuc ka hor khatumo la waregtay tukaraq puntland oo ka talinaysa ayaha umada dhulbahante hadana waxay u baneeyen cadowga puntland marka maxa lo fasirankara waxay u egtayhy shekadii al shabaab maxa yelay shabaab hayday mesha jogaan cidamo soomaliaway weraraan haday ethopian arkaana way ka caraan marka hada khatumo waxay u egtahy sidaas maxa yelay markay somalind arkana wa cararan marky puntland arkana waa ku soo dagdagaan marka ma isku halayn baa fuck off khatumo geesiyasha puntland ha holadeen waliba dagaal waxa imaan doona helipkotarada miriniska iyo waliba ciidanka dhulka sida comandosta iyo pista guuuul puntland
Waar dhulbahantoow runta maynu isusheegno maxaynu dadka ku haysanaa godka dheer ee aynu ku jiro inagaa isku ridnay S/L waa cadawgeena oo waa cadwga daarood oo dhan laakiin nimanka aynu isku abtirsiimada naha ee Mj aynaan iska maagin oo canbaarayn u gaysan Faroole iyo cadi-Neef baa waxan wada kolay waana lagu raacsan yahay waxay wataana mid waliba waa reerkiisa. Laakiin waxaan la yaabay S/L baa Tukaraq ku wareejisay P/L sheekadu waa waayeel hortiisaa caano loogu biyeeyaye waxaa ina la gudboon halgan qadhaadh oo naf iyo maalba ah ha loo diyaar garoobo sheekadana hala yareeyo.
meeshaan waxaa jirta mashaariic 22sanaba aan iraahdee ay waday qolooyinka ay puntland iyo slnd ay ku sheegaan dowlad walaalo an ama jiiraana oo ethopia layiraahdo ayaa wadata mashruucan marka dadkiina wey garan la yihiin ilaa iyo hada waxa ula jeedka dhabta ah ee meesha kataagan war meesha waa in ay hurdada ka kacaan shicibka loogu soo gambada markastaa qabiilka oo wax kaweyn ayaa ay wadataa dowlada ethopia ee caro alle iyo ceeb aduunba idiinma yaree somaalaay maad sidaann isku dhaantaan.
Waxa noo cadaatay in ay dhab tahay xidhiidhka ka dhexeeya bulaan iyo somalilan maxaa yeelay wax dagaala oo dhex maray majiro labadooda warka aan runta ahayn oo laqorayo ha la iska daayo saaka cid kasta way ogayd siday bulaan ku soo gashay tukaraq
asc wax yar baan idiin iftiminaya oo ay ku kla duwanyihin khaatumo iyo ssc dii hore . marka hore dhaman qoraalkaygu cidii dhibsata ilaahay darti ha ii cafiyen khaatumo waa walalahay waana jeclahay wanaagoda dhibtodana waan necbahay oo walahay lakin somalidu waxay ku maah maaahda nin kabihiisa aad tolayso kafantaada tolayaa jira waxay kaloo ku maah mahda nimaan kuu furi doonin yuusan kuu rarin hadan in yar ka iftiinsho siyaasada khaatumo ader galaydh khayr alaha siiye dadku waxay ku xantan inuu yahay nin s/ander ah wax badana uu ka duwanyahay xagla toosiye oo runtii ahaa nin ay ka go antahay xoreynta dhulka ssc lakin wakhtigu usamixi waayey lakin galaydh waan aqaan qaabka hada khaatumo u shaqayneysana waa wax waadax ah inuusan ahayn qorshihi shacabka dhulbahante ayraben lakin waa ku qanacsan yihin oo wali waranku ma gaarin galaydh waxuu khaatumo u asaasay walahay maahan aad laska soo celisid iyo aad maamul dhul bahante u dhistide waa aad marka u horeysa aad shacabka dhulbahante oo iyo walaalahooda rer pl horta aad is nacsiisid marka xigtana aad heer dagaal dhex dhigtid meeyey ajandihii khaatumo loo asaasay meeyey dagaalki la iclaamiyey maxaa tukaraq oo 10 wiil oo police oo nuur axmed joogto suudadka iyo pam ka loogu weeraray maa lagu weeraro lascanod iyo 20 ciidanka sl joogan meesha idin jidha dagaalki ma buu noqday intaas kaidb pl waa kabaxday tukaraq faleyrale baa meeley joogtay u sakeeysay maxaa looga baxay markay sl idinku soo weraren meshad shalay pl u didaneyden ma sl baad gacanlisen filmku waa cadyahay khaatumo waa qeyb ka midasl shacabku waan ogahay inaysan taagersanayn sl lakin siyaasiyinta baa sl ah baa na dhabar jabisay miyaad mar mrsiyo higanas iyo pl sl baa ku shiraya tukaraq waxas maa han qiil ee walaowihaliif ka hara a fakarkiina cadeeya waxba ha ku haynina jm baa is nala laaya
dhulbahantoow illaahay idinma duleyn laakiin idinkaa is duleeyey majin qaada ayaad isku dilaysaan oo faroole iyo siilaanyo idiin kala qaadeen jaamac kediye baa idin sheegay sagaashameeyadii waar sida isu dhaama maantay qabiil ididnka liitaa majiro soomaaliya hartina waad ceebayseen
Xadgudub iyo galdaro somaliland ayaa loogu yimaadaa laakiin ani waxaan ka cabsanaa somaliland oo garowe qabsato maxaa yeelay ayagu weey isu tanaasulaan siilanyo labo sano buu xil lagu darsaday sugaayay si quwadooda eey dadka ku gumeeystaan u lahaado marka anagane c/llaahi siciid samatar baa dagaal sokeeye hala sugo dhahay bisha january ileen faroole xil maka dagaayo janaaye dhinaca kalane waxaa na sugaa in aan isku mashquulno somaliland oo ciidan xoogan leh iyo alshabaab marka allow sahal umuuraha
Meesha waxaa ka dhaxay shirqool loo maleegey maamulka khaatumo state of somalia taas oo labada maamul ee taagta daran e snm iyo ssdf weerarkaan isla ogaayeen, khaatumo will back wakhti yar ka bacdi waxaad arkaysaa ciidamada ssdf oo afka kabaha ku sida
WAA TAAS MARYOOLEY WAA UMMAD WADA WAA LATEY SAQIIR IYO KABIIR. ADIGU KA SHEEKEE MIDKA HALYEEY MUDUG WATA OO KU WAASHEY KEYBOARD IYO COMMENTSKA. MEEL UU. U SOCDO WAAN GARAN WAAYEY MUDAAN EEGAYEY. DHIBSE MALAHA OO RAGAAGA DHINACA RAACA. DADKAAS WADA WAASHEY BAAD KA MID TAHAY EE XAMAALO OO HAWSHA SII LABOLAAB. KKKKKKKKKK
Marwalba dhulbahante wuxuu ka wada siman yahay inay sland iyo puntland isku dhuftaan marna u suurto gelmayso oo labada waa ogyihiin arinkaas. waana la wada ogyahay ineyan ciidamada sland u socon pland ay marwalba cayrsadaan khaatumo seeg. warnimanku may wax iska dhacshaan oo dagaalamaan ama dooxa iska daayaan oo meel fadhiistaan. waranagaa balaayo aragnay iyo baasaguuraaya.
waxay xaqiiqdutahay sl iyo pl oo isgarabsanaya in u qorsahahoodu ahaa inay ku sameyan labo abudh lakiin cidanka khatumo way ka war helen sida la xaqiijiyey way ka baxeen .somaliland aya soo hor gashay puntland way soo gashey si nabad ah ayey labaduba u soo galeen shacabka magalada ayad ka xaqiijin karta tasina waxay u egtahay baas dagal oo loo dhigay beelaha majerten iyo dhulbahante waayo waxa tukaraq logategay waa majeerten ciidanka dul fadhiyana waa khatumo .waxayna u muqata in ay jidhey war shegaya in pl iyo sl heshiis ku yihin kala qaybinta beesha dhuloos .hadaba waa la og yahay dhulbahante waa khaatumo cidii degankooda ugutagtana iyadaa ka gar daran xaqiiqda jidha waxa sugana waa dhowrka tignikada ah iyo wiilasha saran oo cawa lala warego iyo garoowe waa wa la wada dega in an haydi iman donin
KKKKKK. WAAALI WAA TAAS MARYOOLEY. WAR DAGAALKA SEX GEESOODKA SIDEE DHACEY. SIDEE LOO DAGAALAMEY FAAHFAAHIN NA SOO SIIYA WAA CAJIIB. WAA RUWAAYAD. KKKKK
angu waxaan u arkaa sl inay pl ka caawisay
inay tukaraq dib u qabsadaan waa dhako cusub
sl soo gala tuka raq khaatumo haka cararteee
ka bacd anagoo pl ah soo weerarayna tuka raq
marka sl skaga baxa magaalada tuka raq
meeshaana khaatumo uun ba loo dan laha in laga saaro
vive le djiboutie
meesha dagaal kama dhicin ee xabadaa la isku tuurtuuray, sababtoo ah dagaal khasaare ayaa ka dhasha, websido badan baan eegay, midna wax khasaara ah ma sheegin,, marka wuxu dagaal ma aha ee waa xabado tuurtuur.
Waa khalad in ciidamada puntland ay ka gudbaan xuduudoda. Maxa ka galay tukaraq.wixi isku dagaalaya . Waa garo cad in khaatumo dhulkoda la doonto
ilahey iskuma diro pl iyo khaatumo lkin waa in silicland dhagaha lagu dhufto putland hanolaato alahaa wanaag hagu badalo khaatumo iyo pl dagaalka ka dhex abuuran waana ka xumahay