Daawo Xafladii lagu taageerey Ururka Midnimo oo ka dhacdey London

January 2, 2013   //   Warar Somaali

Xaflad si weyn looga soo qayb galay ayaa ka dhacday magaalada London taas oo lagu taageerayey ururka Midnimo oo ka mid noqday ururada u tartami doona talada maamulka Puntland. 

Xaflada oo si qurux badan loo soo agaasimay ayaa lagu qabtay Savana Restaurant oo ku taala xaafada Shepherd bush ee magaalada London.

DAAWASHO WACAN

COMMENTS

RSSComments (0)

Leave a Reply