Dad badan oo lagu soo qabqabtay howlgallo laga sameeyey Gaalkacyo

February 12, 2013   //   Warar Somaali

Ciidamada amaanka Puntland ee magaalada Gaalkacy ayaa gacanta kusoo dhigay inka badan laba boqol oo qof, kadib qaraxii ismiidaaminta ee shalay kadhacay magaalada Gaalkacyo.

Howlagalada ayaa ciidamadu ka fuliyeen xaafadaha Garsoor, Israac iyo qaybo ka mid ah magaalada Gaalkacyo.

Saraakiisha amaanka ee magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya inay baaritaano ku wadaan ciidamada dadka looga shakiyaya inay xiriir la leeyihiin Al-Shabaab.

Ciidamada amaanka ayaa qaraxii shalay ee uu ku dhaawacmay taliye kuxigeenka booliska waxaa ay ku guulaysteen inay helaan taargada gaarica qaraxa fuliyay oo ahaa nooca raaxada, gudoomiyaha gobolka Mudug ayaa sheegay helidda taaragada inay fududayn doonto ogaanshaha halkii laga soo maleegay qaraxii magaalada Gaalkacyo.

Puntland-News24

COMMENTS

RSSComments (2)

Leave a Reply | Trackback URL

  1. kulmis 1 M.Vic Australia says:

    Faroole iyo maleeshiyada SARACEN, ee wiilkiisu madaxda u yahay waa in layska celiyaa,ma waxaay doonayaa inaay mar labaad iska horkeenaan Leelkase iyo cumar maxamuud. Faroole markaay u hirgeli waayey,shirqooladu ku laayn jiray Aqoon yahanka reer puntlanad lalana fahmay ninka ka danbeeya laynta dadka wax garadka ah.inuu saga yahay,wuxuu soo qaaday dulaan hagoogan oo u muuqda faayskii 2aad ee xaafadda garsoor ka dhaca dhaliyana iska hor imaad beelaha walaalaha ah,ayna haboon tahay in laga hortago intusan faroole gaysan khasaara,kala fogeeya shicibka walaalaha ah ee reer galkacayo,waxaan og-nahay inuu boosaaso ku dilay Suldaan isagoo ku gabanaaya galaan,waxaana suldaanka lagu dilay meel fagaaro ah,waxaana dilay waardiyaha galaan,waxaadna ku ogaan doontaan markaa samay saan Baaritaan barayfad idiin ah.soomaalidu waxaay dhahdaa qofkaan garan waxa jooga waxa soo socdana ma garto tan danbaa daran oo ay soo wadaan Faroole iyo caloshood u shaqaystayaasha SARACEN!!!!!!!

  2. Puntlands 1 M.Vic Australia says:

Leave a Reply