Dad ku sumoobay G.Nugaal, Qof dhintay iyo kuwa kalle oo isbitaal la dhigay
August 16, 2012 // Warar SomaaliWaxaa maanta kusumoobay Tuulada lagumagacaabo Qalaan-qal Oo katirsan Gobalka Nugaal Shacab Iyagu kunool Tuuladaas Dadka ayaa Sumoobay Kadib Markii biyo ay ku shubteen mid ka mida jirkaamo horey loogu adeegsadey Kiimiko halkaasi oo ku geeryootey gabadh Iyadoona .Shan Ruux Imika lasoo Gaarsiyeey magaalada Garowe ee caasimada Puntland.
Dhakhaatirtka Gobalka Nugaal Oo Aan Xirirri Xaga Khadka Taleefanka lasamaynay ayaa nooshegay in Tuulada ay arintaas ka dhacday loo diray dhakhatiir si ay usoo xaqijiyeen sabaabta dhabta ah ee kadambaysay Arintan Agaasimaha guud ee wasaarada caafimaadka Puntland Dr.Cabdirisaaq Xirsi Xasan Ayaa Fah fahin Nagasiyey Say Wax u dhaceen wuxuna no sheegay In ay wali wadaan Baritaano ku Adan arintaan
Jirigaanada ay dadkani ay biyaha ku isticmaalayeen ayuu sheegay in Horay logu shubay Kimiko Taasna ay keentay inay sumaabaan Shacabkaas Oo Iyagu kunoola Tuulada Qalaan-qal Ee katirsan Gobalka Nugaal
Ugu Damabyntii 4 Ruux ayaa Lasoo Gaarsiyey Cisbitaalka Guud Ee Garowe Iyado Xaladooda Cafimaad Lala Tacaalayo Dadkaas.
Puntland News 24
Garoowe, Nugaal


