Aabe Xassan Cabdi gooni iyo Hooyo Fartuun maxamed garaase oo wiil ugu dhashay magaalada Qardho

September 3, 2012   //   Announcement

Bahda Puntandnews24 waxa ay halkaan Tahniyad dhalasho uga dirayaan Xasan Cabdi Gooni iyo Xaaskiisa Faruun Maxamed Garaase oo wiil ugu dhashay Magaaladda Qardho, 01-september-2012 wiilkaas oo loo bixiyey Cabdulaahi Xasan Cabdi Gooni waxaanu leenahay soo bar baar noqo kii dalkiisa iyo dadkiisa anfaca.aamiim aamiim aamiin

COMMENTS

RSSComments (3)

Leave a Reply | Trackback URL

  1. Maxamuud dheere says:

    Hambalyo Cabdulaahi xasan Cabdi Gooni

  2. Ahmed Mahamed Barre says:

    Hambalyo cabdiweli gooni oo 50 jir ah oo walaalkiis qardho ku dhasay shalay (kaftan).

    Inankaas yar ilaahay haka dhigo kii diintiisa iyo dadkiisaba anfaca, Aamiin

  3. Reer Garoowe says:

    Hambalyo ayaanu leenahay Aabbe Xasan Cabdi Gooni iyo Hooyo Fartuun Maxamed Garaase, wiilka yar ee ugu dhashay Qardho.

    Cabdilaahi yare soo bar baar habayar

Leave a Reply