Dibadbax kadhan ah Al-shabaab oo Garowe kadhacaya
February 24, 2013 // Warar SomaaliWaxaa maanta lagu wadaa inuu magaalada Garowe kadhaco dibadbax wayn oo lagu cambaaraynayo dilalka culimada lagu hayo iyo kooxda Al-shabaab oo dilkaasi la rumaysanyahay inay gaystaan.
Dibadbaxa ayaa sidoo kale lagu muujinayaa sida looga xumaaday dilkii Sheekh C/qaadir Nuur Faarax ee horay loogu gaystay magaalada Garowe.
Amaanka ayaa aad loo adkeeyey waxaana xiran wada laamiga ee magaalada Garowe oo loo diiday gaadiidku inay isticmaalaan, ayadoo la qorsheeyey banaabaxayaashu inay isugu yimaadaan barxadda Garowe oo ay ka hadli doonaan culimaa’udiinka magaalada.
Dibadbaxa ayaa waxaa ku dhawaaqay culimaa’udiinka Al-ictisaam
Puntland-News24



kulmis ayaan ka wadaa car is cadee gaal yahaw waynaaday
To:Muse guleed jarato Adeer ninkii hooyadaa qaba waa adeerkaa kaad faaninayso iyo kaad caaynayso waa kuu siman yihiin,waxaad baarikartid iyo waxaad tahay midna ma jiraan. Caruurtii kacaanku naagaha ciise maxamuud ka dhalay ayaa tahay ee dadka sharafta leh ha caayin adaan aabe la haayne kuna dhashay,Adkayso kacanaa lagaa dhalaa,Sheekh Cabdulqaadir waxaa dilay Faroole kulmisna been ma sheegin ee edeb yeelo san-kadhuudhi
Al shaydaan dibet bax lagaga qaadi maayo ee waa in xabad loola tagaa, eeyda eeydu dhashay.
kulmis waxaad tahay dulli dulii dhalay qabiil iyo qurun kujiro laan gaab baadt ahay ina gumeed ah waxa mesha yaala adeer dib u raaac .. waa kaa muuqata waxad tahay ina gumeed cuqdad qaba allah haku caafiyo … ado okale wan aqaan anigu wuxuu yahay iyo reer kuu yahay intaba magacagana kusoo qoro mesha wan baaray mesha joogtid IP ga aad wax kasoo qortay waana ku gartay ee orod dadka kala tag cuqdada
War kan wajirantay kulmis labax dilka shikha hadad ku faraxsantahay allah kula xisab tamaya wana jirantahay qabila kugu jira allah ku daweye
Reer garowe been ayaay banaan baxeen haddaay run sheegayaan Sheekh Cabdulqaadir,Faroole ayaa dilay Raali ayayna ka yihiin maxaa islaanka beenta loogu khaldayaa,waa reer Burcadnimo ku heshiiyey iyo caddaalad daro,Alle haaw naxariisto sheekha,maxaa runta u dhinac marayaan