Comments on: Dilaaga aamusan (Stroke) Qalinkii Liibaan

By: mansha allah
asalamucaleykum

By: cabdulaahi caliyow
salaama calaykum walaal waxaad kuu sheegaayaa guul iyo qayr  iyo qayraad walaal  hambalyo guul

By: Abdirizak Omar
maashaa allahu liibaan allaha kaa abaalmariyo dadaalka aad ku bixisay warbixintaan dadkeena aad muhiimka ugu ah

By: suuraj
Masha’allah Aad iyo aad ayaa ugu mahad celinayaa qoraalaga soo diyaariyay maqaalkaan wax tarka uleh umada wax aqrisa.

Umada soomaaliyeed way ubaahantahay maqaalo kahadlaya arimaha bulshada sida caafimaadka, waxbarashada, ilaalinta deegaanka, ilaalinta biyaha iyo dhaman wixii laxiriira.

Su’aal. waxa waydiinayaa qoraaga sida ugu wanagsan ee xanuunkan lagaga hortago?
hadii uu qof ku dhacana sida ugu haboon ee laysaga daweeyo ?
Mahadsanid.

By: ini cali yusuf
WAR NINYOHOW KHYR ALLE HAKU SIIYO WALAHAY ADIGO KALE INTA NAGU DHEX JIRTO RAJO AYAANU LEENAHAY ILAAHEY HAKU SHARFO O HAKU KARAAMEEYO O CILMIGAAGA HANAGU ANFACO WAANU KAA FAAIDI DOONAA WALAAL NASTEEXO WADA AYA TAHAY ADNA WAXA KUGULA DARDAARMAYAA INAADAN KA DAALIN O HAWSHAA O HORAY USII WADO SOMALIDA WAXA LAGU YAQAAN INAY WAX LAAB LA KAC INTAY KU BILAABAAN HADHOW ISKA JOOJIYAAN SABAB LA AAN KHYR ALLE HAKU SIIYO FAALISKAAS XISAAB MALEH INTA QOF U KU DHACAY AMA KUSO BODEY O AAN SHAAHID KA AHAA ANGU

By: abdirizak jokar
asc sxb liiban aad baad u mahadsantahay sida habeysan ee habsamida ah nooqu soo gubisey barnamijkan caafimaad ee cudurada maskaxda  ku dhaca fikir ahaan waxan soo jeedin sxb dalkii ayaa u baahan dhakhatiir cudurkan ku xeel dheer dalki ayaaa u baahan ee hadii uu joogna bulshada  ha u faa iideeyo hadii kalena  hatago waana mahadsan tahay bro

By: hillaal yare
aad baan usoo dhowaynayaa qoraaga coppy ayaan ka samaystay waa qoraal aad muhiim u ah bulshadana u faa,iidaynaaya marka adiga iyo Puntlandnews24 aad baan idiinka mahad celinayaa

mahadsanidiin

By: Basaar mahamed
wow mashalh barnaamijkaan aad ayaan uga faa iidey waliba cudurkaan stroke imtixaan ayaan ku lahaa inaan waxban kaqoro ayaan iga saacidey.aan ayaan ugu mahad celiyaa qoraaqa

By: Mukhtar
liibaan shaqo wanaagsan ayaad qabatay waana wax loo baahan yahay dad badana way kaa faa.iidaysan doonaan

aad baana ugu mahadsan tahay

By: somali boy
runtii waa arin aad ufiican oo bulshada baraya wax yaalo badan oo ay jahli ka qabeen ama aqoondaro marka waa in la balaariyaa cilmiga noocaan oo kale oo bulshada labaraa wax yaalaha noocaan oo kale inta maalin ale keeno laga hadli lahaa reer hebel baa reer hebel kuduulay ama wax un xasaasiyada laga hadlo.