Allah yaxfadak Boqor Hersi waxaan u hambalyeenayaa sida geesinimada ku jirta uu u sharaxay Hersi waxaana kaloo la yaabay sida waalan ee brobaganda idaacadaha VOA iyo BBC ay uga beensheegeen hadii Puntland ay xaqeedo ka hadasho ma dadbeey qayaaneesaa waa wax lagu qoslo waxa ay ka dhaadhaciyeen dadka masaakiinta ah. Waxaan leeyahay dadkeena iyo cuqaasheena , waxgaradka raboow noo xifdi waa in dadka shacabka Puntland indhaha kala furaan oo xaqiina aan lagu tuman oo aad isdhexgalka iyo walaaltanimadana aan lagu xadgudbeen
PN24 Mahadsanidin walaaleyaal, Waad doodii iigu xiisaha badnayd ee aan ka daawado Universal Tv runtii waa dood aqoon iyo xigmad ku dhisneyd gaar ahaan Prof, Xirsi oo isku dayey inuu difaaco dowlada Puntland, runtii xirsi aqoon iyo tusaalooyin muhiima ayuu soo bandhigay, waxaan ka codsan lahaa umadda reer Puntland inay aqoonyahankan oo kale doodaha u dirsadaan, maxaa yeelay aqoon ayuu meesha la yimid xataa waxaa u qiray kii la doodayey ee muduloodka ahaa. reer Puntland aflagaado laguma aqoon, xirsina waa ninkii iigu horeeyey isagoo aan xad gudbeyn qadiyada u difaacay. BOQORTOOYADU HA NOOLAATO.. Gen. CADE MUUSE waxaa igala aftahamad badan Xirsi. kkk INTAASI WAAKAFTAN looool
asc. mansh allaha waa wax lagu faraxo qabkii wood ismail boqor iyo o ah nin aqoon yahan somaliyeed iyo aqoon yahaankii kale u wado hadalen wax la oron karaa waa dood hufan oo ka turjumaysaa runtaa iyo qiyaanada lagu samaye somalia new constitutionkii. waxana soctaa wax lagu
dhaho afka galaadka (Conspiracy) hadii aan la defeat garan dhibtaa soctaa wax dhici doontaa guul daro la so deerista dastruuka cusub, bye somalia former Diplmat, mahad said isse
waa hadalo qiime badan si fiican ayu boqorku barnaamijka uga hadley una cadeeyey xaqiiqda dastuurka una sheegey waxyaabaha ay tuhmeyso dawlada p/land, dooduna waa mid hufan oo qiime badan meelo badan taabaneysa si xaqiiq ahna uga turjumeysa waxyaabo saxitaaan mudan.
Ilaah ayaa mahadleh mid guud iyo mid agaar ahaaneed
Markaan kala qayb qaatay maqal iyo muuqaal doodaan dhex martay Xirsi iyo Maroco
Waa debate aad iyo aad uqiimo badan oo ku wajahan ama ku saabsan aqoon heer sare ah qof walba oo soomaali ahi hadii ay sidaan figradooda udhiibtaan wax walba waala soo afjarilahaa marka waxaan kula talinayaa dadka qabiilku weeraray waa in ay aftidooda sidaa udhiibtaan dadka reer puntland waa dad lagu dayan karo maxaa yeelay waa dad hadii ay wax diidayaan waxay tabanayaa point saxda ah oo ay qoonsatay
Xaqiiqdii waa doodku dayasho mudan
mansha allah mansha allah hirsi afkaaga caano lagu qabay noloow walahy waa wadani aqoon iyo caqli ilahy kumanaystay mansha allah doodaha puntland xirsi oo kalaa loo dirsadaa waa runtiis wallaky mustafe dheere waa ku racay taas mida kale puntland waxaan danteeda ahyn inay kaso horjeesato waa wax waajib ku ah rer puntland waxan usheegaya dal iyo debad inay mujiyaan isku xirnan iyo horumar wixi cadow ah allaha naga qabto viva puntland
Allah yaxfadak Boqor Hersi waxaan u hambalyeenayaa sida geesinimada ku jirta uu u sharaxay Hersi waxaana kaloo la yaabay sida waalan ee brobaganda idaacadaha VOA iyo BBC ay uga beensheegeen hadii Puntland ay xaqeedo ka hadasho ma dadbeey qayaaneesaa waa wax lagu qoslo waxa ay ka dhaadhaciyeen dadka masaakiinta ah. Waxaan leeyahay dadkeena iyo cuqaasheena , waxgaradka raboow noo xifdi waa in dadka shacabka Puntland indhaha kala furaan oo xaqiina aan lagu tuman oo aad isdhexgalka iyo walaaltanimadana aan lagu xadgudbeen
PN24 Mahadsanidin walaaleyaal,
Waad doodii iigu xiisaha badnayd ee aan ka daawado Universal Tv runtii waa dood aqoon iyo xigmad ku dhisneyd gaar ahaan Prof, Xirsi oo isku dayey inuu difaaco dowlada Puntland, runtii xirsi aqoon iyo tusaalooyin muhiima ayuu soo bandhigay, waxaan ka codsan lahaa umadda reer Puntland inay aqoonyahankan oo kale doodaha u dirsadaan, maxaa yeelay aqoon ayuu meesha la yimid xataa waxaa u qiray kii la doodayey ee muduloodka ahaa. reer Puntland aflagaado laguma aqoon, xirsina waa ninkii iigu horeeyey isagoo aan xad gudbeyn qadiyada u difaacay. BOQORTOOYADU HA NOOLAATO.. Gen. CADE MUUSE waxaa igala aftahamad badan Xirsi. kkk INTAASI WAAKAFTAN looool
absulte xirsi wuu madsan tahay iyo raga kaleba dooduna waa mid aad uhufan oo muhiima puntland waa sax qodobada ay ka cabteen kuwa kalena waa in laga eegaa waa sax su aasha wariyaha ee hanjabaada beesha calamkana ma qabanayso waayo puntland waaba aasaska road mapka kn waxy rabaan waa sixid.
xirsi aqoonyahan ayaa tahay mashalah waxa aad ishegtay maanta federal waxa uu yahay iyo macnihisa waana ku taagersanahay lkn muqdisho dadka ku nool ma faahansana
asc. mansh allaha waa wax lagu faraxo qabkii wood ismail boqor iyo o ah nin aqoon yahan somaliyeed iyo aqoon yahaankii kale u wado hadalen wax la oron karaa waa dood hufan oo ka turjumaysaa runtaa iyo qiyaanada lagu samaye somalia new constitutionkii. waxana soctaa wax lagu
dhaho afka galaadka (Conspiracy)
hadii aan la defeat garan dhibtaa soctaa wax dhici doontaa guul daro la so deerista dastruuka cusub,
bye somalia former Diplmat,
mahad said isse