Doorashada Xamar oo Waji Kale Yeelatay & Puntland oo ka Walaacsan [Warbixin]
September 9, 2012 // Warar SomaaliHal-maalin oo qura ayaa ka harsan doorashada lagu loolamayo awooda ugu sareysa ee dalka Somalia, iyadoo tartanka doorashada madaxweynaha loogu jiro uu kusii hoobanayo dariiqii ugu dambeeyey ee kala baxa.
Khudbado si wanaagsan loo soo wada diyaarsaday iyo erayo xod-xodasho ah ayaa qof walba oo musharax ah uu soo bandhigay, inkastoo malaayiin qof oo Soomaali ah ay si weyn ula dhaceen khudbad loo baxshay khudbadii qarniga oo uu madasha shirka ka jeediyey maalinimadii jimacaha Raiuslul-wasaarihii xilkiisu idlaaday Mudane C/wali Maxamed Cali Gaas.
Waa sidee xaaladihii u dambeeyey ee doorashada la qorsheynayo inay dhacdo maalinimada Isniinta ee tobanka bisha September.
Shariif Axmed iyo Shariif Xasan:
Labada nin waa saaxiibo coloobay hadana dib isgu soo hiloobay, iyagoo maleegaya qorshe xeeladaysan oo rag badan looga taqalusayo.
Madaxwaynaha xilkiisu dhamaaday Shariif Sheekh Axmed ayaa 48-saac ee ugu dambeeyay kulan kula lahaa xarunta madaxtooyada villa Somalia gudoomiyihii hore ee baarlamaanka Shariif Xasan Sheekh Aadan oo ah siyaasi saamayn way ku dhex leh siyaasadda Soomaliya ee waqtigaan.
Shariif xasan Sheekh Aadan ayaa ka mid ahaa musharixiinta u taagnaa doorashada madaxwayne ee dalka Soomaliya, waxaa uu geed dheer iyo mid gaaban uu u fuulay sidii uu u heli lahaa sidii uu madaxwayne Soomaaliyeed uu u noqon lahaa doorashada 10-ka Sep, hase ahaatee wixii ka dambeeyay markii doorashada baarlamaanka uu kusoo baxay gudoomiye Prof. Maxamed Sheekh Cismaan Jawaahiri oo ay isku beel kasoo wada jeedaan ayaa galisay raja beel maadaama dowladda ay ku dhisantahay nidaamka 4.5.
Shariif xasan oo lagu tilmaamo nin saamayn badan Soomaaliya ku dhex leh waqtigaan ayaa haysta taageerada badan xubnaha baarlamaanka ee ugu jira beeshiisa Digil & Mirifle.
Dowladda Kenya ayaa u yeertay Shariif Xasan Sheekh Aadan iyadoo ka dhaa-dhicnaysa inuu codadka uu heli karo ee baarlamaanka uu ku taageero musharaxa madaxwayne Cabdiweli Maxamed Cali Gaas.
Kulan dhexmaray Shariif Xasan iyo masuuliyiinta dowladda Kenya ayaa kusoo gabagabowday isafgaran waa , kadib markii Shariif Xasan uu ka biyo diiday inuu xildhibaanada uu haysto codadkooda uu ugu shubo Dr C/weli Maxamed Cali Gaas oo dowladda Kenya ay u aragto shaqsi ku haboon xiligaan bad-baadinta dalka Soomaaliya.
Madaxwaynaha xilkiisu dhamaaday Shariif Sheekh Axmed ayaa walaac xoogan ka muujiyay taageerada Kenya ee Soomaaliya, dhankiisa ayaa waxaa uu u yeeray Shariif Xasan isagoo u balan qaaday R/wasaare ku xigeen iyo wasiirka maaliyadda inuu u magacaabi doono doorashada maadxwayne ee soo socota hadii uu ku guulaysto.
Warar Xogogaal ah oo aanu ka helnay magaalada Muqdisho ayaa sheegay kadib kulamo muddo saacado ah qaatay in labada Shariif ay isku afgarteen inay samaystaan isbhaysi siyaasadeed, iyadoo codadka xildhibaanada beesha Digil iyo Mirifle uu Shariif Xasan balan qaaday inay ugu shubi doonaan Sheekh Shariif Sh. Axmed.
Shariif Xasan ma cadda inuu ka tanaasulay doorashada madaxwaynaha dalka Soomaaliya, balse waa uu ka qaybgali karaa doorashada madaxwayne isagoo codkiisa ku biirin kara hadba cidda uu doono, maadaama beesha uu kasoo jeedo ay heshay kursiga gudoonka baarlamaanka xaq uma yeelan karo inuu kursiga madaxwaynaha dalka uu ku fariisto maadaama dowladda lagu soo dhisi doono 4.5, guddiga doorashada oo soo saaray musharixiinta doorashada madaxwayne ayaa kusoo darin liiska musharixiinta ay hayaan Shariif Xasan, taasi oo daliil u noqon karto doorashada inuu si toos ah uga qayb gali doonin,
Loolanka Shariif Axmed ee baarlamaanka.
Madaxwayne Shariif oo mar kalle loolan ugu jira sidii uu kursiga madaxwaynaha dalka Soomaaliya uu qaban lahaa 4-ta sano ee soo socoto ayaa wada dagaal feer iyo fara laab ah, waxaa uu ku guulaystay maanta oo doorashada madaxwayne ay ka harsantahay hal maalin oo qura inuu baarlamaanka kusoo darsado 8-xubnood oo isaga uu si gaar ah u wato,uuna ku jiro Mr Tarsan gudoomiyaha gobolka Banaadir oo ay yihiin saaxiibo isku beelna ay kasoo wada jeedaan.
Dr Cabdi Weli Maxmaed Cali Gaas & Maxamed Cabdilaahi Farmaajo.
Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo Maxamed Cabdilaahi Farmaajo oo labaduba ka mid ah musharaxiinta u taagan doorashada madaxwaynaha Soomaaliya ayaa labaduba waxaa horyaallo loolan adag oo dhanka doorashada ah.
Dr Gaas iyo Mr Farmaajo labadu ma ahayn waqtiyadii ugu dambeeyay dad xiriir leh, waxaana khilaafkoodu uu sii xoogaystay markii gudiga dabagalka QM ee u qabilsaan cuna qabataynta hubka ee saaran Somaliya iyo Eriteria oo ku ‘eedeeyey musuqmaasuq, mid kasta oo labada musharax ka mid ah ayaa iska fogeeyay eedeeymaha isaggoona uuna midbka mid kalle ku eedeeyey inuu wax ka ogaa lacago la sheegay in la musuqmaasuqay.
Rajada labada musharax ee hogaanka dalka inay kusoo baxaan la qabay ayaa ahayd 70%, hase ahaatee xiligaan ma muuqato rajo sidaa u buuran oo ay qabaan, sida ay sheegayaan dadka arimaha siyaasadda u dhun dalloola, waxaana loogu sababaynayaan arimahan soo socdo.
1- Ma jirto labada musharax xiriir fiican oo kala dhexeeysa musharixiinta kale ee u sharaxan jagada madaxwayne ee Soomaaliya.
2-Faragalin xoogan oo uu Shariif Sheekh Axmed uu ku hayo arimaha soo xulidda baarlamaanka, iyadoona todobaadkan uu ku guulaystay mudanayaal badan inuu baarlamaanka keeno, kuwaasi oo la sheegayo inay u badan yihiin rag siyaasadda ay aad isugu dhowyihiin, codadkoodana ku taageri doona.
3-In laga yaabo in dib loo soo celiyo xildhibaanadii hogaamiye kooxeedyada ahaa ee guddiga uu celiyay.
Maxaa u baxay Puntland?
Maamulka Puntland waxaa uu ka mid yahay maamulada ogol nidaamka faderaalka in lagu dhaqo dalka Soomaaliya, waa maamulka ugu wayn ee taageersan dowladda KMG.
Waxaa Puntland ay doorwayn kasoo qaaday siyaasadda dalka gaar ahaan isbadaladii ugu dambeeyay ee dalka ka dhacay, kaasi oo dhabaha u xaaraya in laga baxo nidaammka KMG ee dalku kusoo jiray muddo badan.
Puntland waxaa ay horay uga mid ahayd saxiixayaasha lixda ah ee Road Mapka, waxaa ay martigalisay shirarkii Road Mapka ee laga soo saaray qodobada ugu waawayn ee dalka lagu dhaqayo sida shirkii Garowe Principles,Garowe-2 iyo shirkii Gaalkacyo.
Warsaxaafadeed uu soo saaray maamulka Puntland maanta 8-da September waxaa lagu sheegay Puntland inay ka digayso isbahaysi siyaasadeed oo xiligaan ka socda magaalada Muqdisho, gaar ahaan hogaanka dalka in loo dhiibo dad ku fashilmay siyaasadda dalka baarlamaankana la siiyo lacago laaluush ah.
“Dowladda Puntland waxay siweyn uga digaysaa doorashada siyaasiyiin horay loo tijaabiyay kuna fashilmay xilkii qaran ee loo igmaday iyagoo ka door biday danahooda gaarka ah isku dirka iyo soo noolaynta colaad bulshada dhexdeeda ah, taasoo soo celin karta burburkii Soomaaliya horay uga jiray hadii shaqsiyaadkaasi tilmaantaasi leh xukunka dalka ku yimaadaan si aan cadaalad ahayn dowladda Puntland waxa ay xaq uleedahay inay ka tashato aayaheeda, iyadoo raacaysa dastuurka Puntland”
Dad badan ayaa u arka hadalka dowladda Puntland inuu yahay mid ka tarjumaya aragti siyaasadeed oo sax ah, maadaama Puntland aysan marnaba doonayn in dib loogu doorto hogaanka dalka Shariif Sheekh Axmed oo ah masuul la tijaabiyey mudadii uu xilka hogaanka dalka ku soo fadhiyey.
Puntland-News24
Muqdisho.



What a bunch of low life creatures like jilib iyo jamaame boy here today, KKKKKKK!
Ninka kismayo wato manta lagarana cidi langan ah. Dorashada marki lagu dhawaqo cidi raysa raandheer ah cidi lagaraya langaaab taas ogow darood wa 4 xabo hawiye wa cidaas. Marka irirsamale hadu hadu jirin. Harti iyo kablalax wax la yirahdo majiraaan iyadana lkn waxa kushega marki awowgiin darood uu donta ku imanayay ninki doonta kaso dajiyay inu ahaa dir iyo hawiye oo wada dhashay irisamaale. South somalia north somalia. Djibouti kenya. Ethiopia intaas aye dadsanyihiiin qasataan 3 da casimad oo somalida ku abtursato wa dir iyo hawiye 1 muqdisho 2 hargaysa 3 djibouti kuwaas ma hayada ba kuleh bal iswedi hada muqdisho wa casimad hargaysa wa cadimada 2 baydhabo wa casimada 3 maxa dhulkina logaga dhigiwayay casimado heee afweye iyo hebel sharmake we arkeen inina dhuul uqalma casimad haysan marka tuloyinka togtaaaaaa eee tulada jooog adeeer anaku casimadaha haysanaa iyo dhamaan inta idacad af somali kuhadasho wa hawiye. Idacad mahaysataan tv qaran mahaysataaan war wax ad tihiin majirto abar ba tihiiiin
Kkk dadkan majerrtenku madaxa ka galay dee wa cudur cun oo haya marka daawo malaha mj melaha la taagnada ila aad cudurkas u dhimatan dawo ma lihidin. Ilaah ba badiyay dad inay u taliyaan bayna somaliya u joogaan waligiod bayna madac idinka garacayeen hadana c/wali ba madax wayne noqonaya faroole puntland marka camasirta cabadaysa war.wa idin so sicda mj ka ducaysta ama iska dayaa in la idin ma mulo ba la idin abuuray hadba gacan daarood bad ku jiraysan inta qiyamuhu ka dhicin, umada irirka shegaysama maba jiraan irir wax la yiraahdo hadayse darood balarane aan gaarno tahay daarood ilaah ba badiyay dhulka somalia siyay umadan irirka shegaysa langabnimadan iyo cabaadkan mahadad baraarug teeen too late tan kale irirka la shegayo xagad uga tagaysaan walalihiin madhibaan iyo reer shabeele jareer wayn ileyn wa irir iyaguba ee
asc dhaman umada islamka walalayal marka hore alle halaga boqo raga leh hargaysa iyo xamar aya somalia utalinaya hal ban ku dhahaya .tarikhda dib urac labada horta degan ahan dorod madagana hadana asaga kataliya. Kuwa rer puntland waxan leyahay farole waa madaxwaynhi pnt asgana kenay gas kan aad la qaylinaysan hadana hadan danta pnt ku jirin waa ridaya
Irirsamaaaale iyo lander girl adeer irirsaale wax layiraho majiro ee meesha ka fadhiista, waa gorofad lagu dawarsado, kuwiinan isaaqna marna binu Hashim baashgataan marna irir. Hawiyunu waa bilaa caqli they let you play them over and over again. dhibkii aad galiseen 1988 ayaad kasoo kaban la’yihiin.
heshiiskii shariif and warlord siilanyo anaka ayaa suuro galinay oo dhulbahante ah. sheikh shariif ayaa marlabaad madaxwayne loo dooray,harti, especially Dhulbante ayaa PM noqonaya maamulka Somalidiidka ahna halkaa ayaa ku soo afjarmayaa, puntlanders should be patient.
midakale Cabdiwali Gaas waa nin aqoonyahan ah wadankana hogaamin kara laakin faroole ayaa sumcadii kaga ciyaaray.
waa waray waa war oo maxaa dhacay faroole ayaa qayliyay oo muxuu yiri war laynoo tahsay oo yaa inoo tashaday laba eelay iyo yam yam iyo qadaad wayn,oo maxaa xal ah oo aad adigu haysaa maadama aad tahay leader ka maanta faroole waxaan hayaa inaynu goosano oo maxaynu goosanaa oo gacan kuugu jira punland sow growe oo qura kama aadan dhigi oo harti makala dilin faroole talo keena marka reer puntland taladu waa hana xasaradayn xafiiskana iska wareeji sida ugu dhakhsaha badan rag iyo rabiba waanu leenahaye adigu dhinac noo dhaaf, halkaas ayaa xaal marayaa puntland.
ILLAAHAYOOW Kuwan naga qabo waa 3dii Tuug ee wixii umada loogu tamarucay dhacay KKKKKKKKKKKKKKKKK Waa iimaan laawayaashii dhiiga shacabka ku noola dalkana doonaya in ay saxeexaan.
Thnx to landher girl. Waku mahadsantahay sida xaraakada leh. Ad ugujawabtay cadowga irirsamalaae qayladhanta faroole. Shala kaso yerat wexe marag utahay jabka sogaray. Majerteen iyo faqash oo dhaan marka wa jabeen wa udhamatay hadalkoda dambe lamaqlimayo isha allaah waisku dhamatay somalia wa muqdisho oo konfur xukumeso iyo hargaysa oo waqoyi xukumeso sas aye arinku ahanesa wixi tuloyinka dagan. Amankoda wala sugaaaa. Nin tulo kunool nin casimad kunool lama tartarmikaro wa kaaf iyo kala dheeero viva besha barakesan e. Irirsamaaaale guuuul melwalbe jogaan ila jabuuti
daarood war la’aawaar goaan waxay siilaanyo iyo shikh shariif shikh axmed ku gaadheen meeting koodii dubai inaan dib dambe villa muqdisho/somalia daarood specially majeerteen uga talin guriga irirsamaale bun haashim waar somalinimo iyo wadaninimo ayaanu idiinku ogolaanay inaad gurigayaga u maamushaan wadaninimadiina idinkaa ku xaaray oo la dagaalamay xaquuqdii mudaadinimo ku ekaada villa garoowe walaalayaal inaad dib uga talisaan villa mugdisho iyo villa hargeysa waa habeen xalay tegay eh gurigiina aamin sada daaroodoow
asc all shacabka reer puntland salan kadib waxan idin sheegin puntlan siyaasada waa kali laakin hawiye wuxu wataa digil iyo mirif iyo cadcad iyo jareer wayne iyo mareexana inooka dhow marka waxaynu ku tagnaa madaxwyane somalia waa lacag waxaan u malayn madaxwayne iyo raysal wasare way inooka dhamatay mardame somalia waxay inoo ku dhow dahay in aan goosano hadi ayn goosan puntland waxay ku noqon 1980 iyo cidla tankale wanka mudugow gaas wuxuu saarnaa faroole gaas kuma imaan doorasho xilki hore ee faroole ayuu ku yimi waxaan u sheegin reer mudug puntland hadii aydiidan gaybdiid ban udayn ogow puntland way goosan wa bilaah tow fiiq
walal waxaa rabaa inan ogaano shariifk ahmed inuu nacebyahay puntland marka haduu madxweyne oqdo puntland waa inaytashataa ayahooda iyo mustaqbalka puntland ogadana inuu sharii kashaqaynayn wanagiina ee kashaqaynayo xumantiina marka maxaa nalakarabaa inaan gosano dadaana labadalin shafiif somaliland siino xoriyadeeda ilee anakaa awalba kahortaagnan shidalkenana lasobaxno konfurna vise kusorogna inaybixiyaa markay puntland usoshaqa tagayan shidalkuna sobaxo sida ugu dhaqsaha badan muqdisho uma bahni ayagaa ibahan ayadoo xafad xafad ukalaxiran ayaan iskufuray waxaana iga dhimatay 15000 oo cidana marka madonayo cunug danbe inuu iga dhinto xamar iyo suuluuga kunoolyihiin
kkkkkkk jamaal iyo shire maa dadka u warantan idinkaa ba war hayee mise afkaa qoyan baa u hadlaysaan kolba saas ayey u egtahaye oo nacayb baa meesha idin la galay kkkk war dadkii waa wareeray
Faroole hadaliksa wexe dhawacesa mr gaas waxa lo arkikara hadalkas mid ah qof an puntland kasojedin hadu xilka kugulesto ine punt. Goeso lkn. Taas wexe dhawace mr gas o barlamanka ineysan u coden aya dhicikarto waqtigan inu faroole hadlo may aheeen wayo mesha qabiil aya ka muqdo marka faroole canjufta dib hauliqo. Wana iska cadahay shariif inu kugulesanayo mesha tas qof walba oo somali ah daah kama sarno marka mesha. Sakiin. Wa digil iyo mirifle wuxuna qaba. Nag. Ah rer muqdisha marka dadkas way is bahesteen e maxa ino diday besha darood ine isbahestaan wa faroole fidno dhaan mr gas iyo. Farmajo xiri kama dhaxeyo mana isku wanagsano marka besha darood mesha kama muqaneso. Wana arin uuu faroole masul kayahay mesha darood walaga. Weynyahay waxnana nomayalaaan ogada anaka is rebnay anaka cadow isku ah lkn rer muqdisha wa israceen ila bay iyo bakool maxa ino diday ina isracno. Darodow
Faroooole waa shidanyahay
Arrimtan faroole ayaa laga yaabaa inuu ka dambeeyeo oo double stander ah… sababtoo ah faroole iyo juurile saaxiib waa la yihiin sakiin, teeda kale ragan howsha wada waa sarcenta puntland joogta
puntland khaas ahaan faroole inay heshiiyaan laba shariif isagaa ka danbeeyey oo heshiisiiyey yaanu boor isku qarin kuwa tababara ciidamada badda puntland ayaa heshiisiiyey laba shariif waxayna ka socdeen dhanka faroole
Wan tageersanahy dignintan puntland ay so saartay mana aqbalayno inay hogaanka markale ku so noqdaan dad ku fashilmay.