Dowlada Britain oo ugu deeqday Dowlada Soomaaliya £38 milyan

October 3, 2012   //   Warar Somaali

Dowlada Britain ayaa ku dhawaaqay inay 38-milyan oo Pound oo lacagta Ingiriiska ah ku caawinayso saddexda sano ee soo socota  dowladda cusub ee Somalia si wax looga qabato dhinacyada ammaanka, horumarinta adeegyada bulshada iyo cadaaladda, kaddib markii wafdi ka socda dowladda Birtain ay Muqdisho kula kulmay madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud.

 

 

http://www.voasomali.com/audio/audio/218205.html

 

COMMENTS

RSSComments (2)

Leave a Reply | Trackback URL

  1. xabaal reer says:

    Jilifle waa runtii waa fikir wanaagsan oo bulshada u noqonkareysa daawo laakiin aaway wixii sameyn lahaa weebabka somalida oo dhan mid kastaa reer hebel ayaa iskaleh oo uu udoodaa oo uu intakalena ku lacnadaa sida weeb kaan oo kale deegaankii uu kasoo jeeday ayuu mudooyinkan dambe bilaabay in uu dab kashido iskadaa somali weyn isku keenaan ama ka shaqeeyaan wanaage.

  2. Jilifle says:

    I think something wrong this website. Dilute and freak idea
    Waxaan idinka codsanayaa bulshada wanaaga u horseeda
    Qorshaha qarsoon oo Britain ma qiyaasi kartaan waxay
    Rabtaa Somalia in sida South Africa loo maamulo
    Hindiya oo. Ah SHACABKA. Aduunka UGU fara badana Laguna
    Soo fasaxo iyo BAANTUUGA. Walaalayaalow SHACABKA ha jaah wareerina. Somali waa umad yaable aduunkiina waa nacey iyadiina
    Waa. Isnacdey. Walaalayaalow warkiina. Faaf reeb ku sameeya
    Oo SHACABKA. Taariikhdooda iyo dhaqankooda ku guubaabiua
    Iyo WADANIYADa. SUBXAAN Somali. Is freak. Walaahi

Leave a Reply